Wasiiradda Arrimaha Dibadda Dawladda Federaalka Oo Dib Ugu Soo Laabatay Muqdisho
Moqdisho: Arbaco Feb 20, 2013 (GT): Wasiiradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya Fowziyo Yuusuf Xaaji Aadan oo maanta dib ugu soo laabatay Magaalada Muqdisho ayaa waxa ay saxaafadda faahfaahin uga bixisay kulunkii golaha Amaanka Q/M ay ku yeesheen Magaalada New York kaasi oo looga hadlayay Arrimaha Soomaaliya. Mudane Fowziyo Yuusuf Aadan, ayaa waxa ay sheegtay in golaha ay kala hadashay sidii Soomaaliya looga qaadi lahaa xayiraada hubka ee saaran, waxaana ay intaasi ku dartay in goluhu uu soo dhaweeyay arrintaasi laakiin aan wali go’aan laga gaarin balse lagu rajaweyn yahay in la qaadi doono xayiraadaasi. Wasiiradda ayaa sidoo kale soo hadal qaaday go’aankii Soomaaliya ay isku hortaagtay in Ciidamo badeed oo AMISOM ah kana socda Kenya la sameeyo waxana ay tilmaamtay taasi in ay san waxba u dhimeynin xiriirka Soomaaliya iyo Kenya . Mudane Fowziyo Yuusuf ayaa carabka ku dhufatay in Kenya ay kala hadeen sidii ay uga qeyb qaadan lahaayeen dib u diska Ciidamada badda Soomaaliya si ay awood ugu yeeshaan Ilaalinta biyaha Soomaaliya. Wasiirada Arrimaha Dibadda Soomaaliya Fowziyo Yuusuf Xaaji Aadan oo Soomaaliya uga qeyb gashay Kulankii golaha Ammaanka Q/M ee looga hadlayay arrimaha Soomaaliya oo ka dhacay Magaalada New York ee Xarunta Qaramada Midoobay.
GT Newsdesk
- Somaliland Minister Rejects Control of Airspace By Somalia Govt
- Somali Government gives green light to the New Deal process launched in Mogadishu today
- Al_Ameriki's Battle: Al-Shabaab Fighters Loyal to Godane Reportedly Kill Al-Amriki
- Rebuilding Somalia: Giving Extremists a Second Chance
- Defense Minister: Nation Can't Afford Weapons
- Rebuilding Somalia: David Cameron Pledges Support Somalia (Video)
- The London Meeting: OPENING ADDRESS BY THE PRESIDENT OF THE FEDERAL REPUBLIC OF SOMALIA
- Rebuilding Somalia: Somali Government adopts new public finance management policy
- IN Somalia: Hospitals See Fewer War Victims
- Somali Government concerned by the worsening situation of Somali refugees in Yemen
- Controversy Over Dismissal of Motion On Somalia-Somaliland Agreement
- Al Amriki Tweets About Al Shabaab Assassination Attempt
- Somali and Kenyan Presidents in bilateral meeting ahead of London Conference
- Prime Minister galvanizes security forces as reforms take hold
- The world will see that Somalia has turned the corner, Prime Minister tells UK Foreign Secretary
- Government Will Not Recognise Jubbaland Conference, Guled Says
- Somalia: Wind Brings Light to Somaliland
- Somalia targets Shell, Eni for oil, gas output-sharing contracts
- Prime Minister calls on security forces and police to bring journalist killer to justice
- Somalia's young army recruits face uphill battle for credibility
- Somalia the yardstick in new deal for conflict-affected countries
- 9 killed by gunman in Kenyan city near Somali border; police blame al-Qaida-allied militants
- STATEMENT BY HASSAN SHEIKH MOHAMOUD, ON BAHAR DAR FORUM FOR SECURITY AND ORGANIZED CRIMES
- Somalia takes major step forward on counter-terrorism
- In Rebuilding Armed Forces, Somalia Faces Challanges
- Iskumilanka Madaxtooyada iyo Baarlamaanka waa Lug iyo Luqun Isi Suran
- Faallo: Nina Hooskiisa Ma Harsado
- Faalo: Wajigabaxii Labaad Ee Dawladu Kala Kulantay Kismaayo Raaskaamboodiyeenteeda! (2)
- Somaliyeey, furrsad weyn ayaa jirto maanta by Ahmed-haadi Muhumad
- Madaxweyne Sh Shariif ma la tabay mise anaa mooday by Farah Warsame
- Hantidii Ummada Laheed Goormaa loo Celin? by Faysal Ahmed
- Somaliarising after two decades of civil war and unrest by Muddassar Ahmed
- What’s the Future forSomalia after August 20 by Axmed Farax
- Adeegsiga Af Qalaad Qiil ma loo Hayaa? by M Aden
- Ninba Dahab Lumay Si u Doondoon-by Kaafi Farey













11:00-11:30





































