Congresman Keith Ellison Oo Xamar Gaaray
(Muqdisho,Soomaaliya,Febraayo,
Madaxweynaha ayaa uga mahad celiyay dowladda Maraykanka taagerada dheer ay dowladda Soomaaliya taagertay. Wuxuna sheegay in gobolka Minnesota ay degan yihiin Soomaalida ugu badan marka laga rebo qaaradda Afrika. Sidaas darteedna waxaa farxad noo ah in Xildhibaanka uu ogaado xaaladda dhabta ah ee ka jirto Soomaaliya. Waxaana rajeynayaa in uu farintaas oo ka warbixineysa horumarka ka jira halkaan u gudbiyo.
Kulankan oo qaatay muddo 45daqiiqo ah ayuu Madaxweynaha wuxuu ku wargeliyay Xildhibaanka muhiimadda uu leeyahay xiriirka u dhaxeeya Soomaaliya iyo Mareykanka. Sidoo kale Madaxweynaha ayaa uga waramay Xildhibaanka horumarka ay Soomaaliya gaartay, iyo in Soomaaliya ay hadda ku jirto xaalad ay kasoo kabsaneyso dhibkii ku dhacay. Madaxeyne Xassan ayaa ka hadlay cadaaldda iyo muhiimadda ay u leedahay dowladda uu Madaxweynaha ka yahay. Wuxuuna sheegay in ay ka mid tahay tiirarka ugu muhiimsan lixda Tiir Siyaasadeed ee dowladda, kaas oo lagu doonayo in Soomaaliya nabada dib loogu soo celiyo.
Bishii lasoo dhaafay ayuu Madaxweynaha booqasho muhiim ah ku aaday caasimada dalka Maraykanka ee Washington waxaana halkaas ku soo dhaweeyay Xildhibaano ka tirsan labada aqal ee Maraykanka, kuwaas uu horkacayay Xildhibaan Keith Ellison. Sidoo kale Xildhibaanka ayaa Madaxeynaha ku casuumay gobolka Minessota waqtigii uu ku sugnaa Maraykanaka..
GT newsdesk
- Somaliland Minister Rejects Control of Airspace By Somalia Govt
- Somali Government gives green light to the New Deal process launched in Mogadishu today
- Al_Ameriki's Battle: Al-Shabaab Fighters Loyal to Godane Reportedly Kill Al-Amriki
- Rebuilding Somalia: Giving Extremists a Second Chance
- Defense Minister: Nation Can't Afford Weapons
- Rebuilding Somalia: David Cameron Pledges Support Somalia (Video)
- The London Meeting: OPENING ADDRESS BY THE PRESIDENT OF THE FEDERAL REPUBLIC OF SOMALIA
- Rebuilding Somalia: Somali Government adopts new public finance management policy
- IN Somalia: Hospitals See Fewer War Victims
- Somali Government concerned by the worsening situation of Somali refugees in Yemen
- Controversy Over Dismissal of Motion On Somalia-Somaliland Agreement
- Al Amriki Tweets About Al Shabaab Assassination Attempt
- Somali and Kenyan Presidents in bilateral meeting ahead of London Conference
- Prime Minister galvanizes security forces as reforms take hold
- The world will see that Somalia has turned the corner, Prime Minister tells UK Foreign Secretary
- Government Will Not Recognise Jubbaland Conference, Guled Says
- Somalia: Wind Brings Light to Somaliland
- Somalia targets Shell, Eni for oil, gas output-sharing contracts
- Prime Minister calls on security forces and police to bring journalist killer to justice
- Somalia's young army recruits face uphill battle for credibility
- Somalia the yardstick in new deal for conflict-affected countries
- 9 killed by gunman in Kenyan city near Somali border; police blame al-Qaida-allied militants
- STATEMENT BY HASSAN SHEIKH MOHAMOUD, ON BAHAR DAR FORUM FOR SECURITY AND ORGANIZED CRIMES
- Somalia takes major step forward on counter-terrorism
- In Rebuilding Armed Forces, Somalia Faces Challanges
- Iskumilanka Madaxtooyada iyo Baarlamaanka waa Lug iyo Luqun Isi Suran
- Faallo: Nina Hooskiisa Ma Harsado
- Faalo: Wajigabaxii Labaad Ee Dawladu Kala Kulantay Kismaayo Raaskaamboodiyeenteeda! (2)
- Somaliyeey, furrsad weyn ayaa jirto maanta by Ahmed-haadi Muhumad
- Madaxweyne Sh Shariif ma la tabay mise anaa mooday by Farah Warsame
- Hantidii Ummada Laheed Goormaa loo Celin? by Faysal Ahmed
- Somaliarising after two decades of civil war and unrest by Muddassar Ahmed
- What’s the Future forSomalia after August 20 by Axmed Farax
- Adeegsiga Af Qalaad Qiil ma loo Hayaa? by M Aden
- Ninba Dahab Lumay Si u Doondoon-by Kaafi Farey













11:00-11:30





































