Maamuuska Sanad Guuradii 51aad ee Ciidanka Badda Soomaaliya
da ay leeyihiin Ciidanka Badda Soomaaliya. Ciidanka badda Soomaaliyeed oo
la aasaasay laba sano ka dib markii xornimada la qaatay ayaa markii ugu horreysay waxaa laga soo dhex xulay ciidankii xooga dalka qaybtii ciidanka dhulka. Sida ka cad masawirkaan oo ka mid ahaa raggii lagu aasaasay ciidanka badda Allah ha naxariistee Cismaan Xaashi oo ahaa mid ahaa ciidankaas ka dibna ka mid noqday Injineeradii gujisyada (submarine) ee ugu horeeyey ee ciidankaas. Ciidanka Badda Soomaaliyeed oo dhismihiisu gaaray heerkii ugu
fiicnaa waqtigii kacaanka ayaa wuxuu noqday mid aan ka badbaadin burburkii qaranimadii Soomaaliyeed waxaana halkaa ku dhumay qalabkii ciidanku u adeegsan jiray difaaca xeebaha iyo badaha Soomaaliyeed, waxaase kaloo ka daran dhumidii cilmigii iyo aqoontii isla ciidnakaas yeeshay mudadii wadanku xorta ahaa.
Wasiirka gaashaandhiga iyo madax kalaba waxay ciidankan hadda dib loo aasaasayo kala hadleen dhibaatada ay Burcad badeeda iyo Kalluumeysiga Sharci darrada ah ee Maraakiibta shisheeye ay Ku hayaan Xeebaha waddanka Soomaaliya iyo siday uga qayb qaadan lahaayeen difaaca dalaka.

Haddaba Admiral Faarax Qare oo ah Taliyaha Ciidanka Badda Soomaaliya oo ka hadlay Munaasabaddaasi ayaa waxa uu sheegay in Ciidanka Badda Soomaaliya ay ku guuleysteen Ka hortagga burcad badeeda Soomaalida.
Abaanduulaha Ciidanka Qalabka Sida ee dowladda Soomaaliya Jeneraal Cabdi Kariin Yuusuf Aadan Dhega Badan
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Shariif Sheekhuna Maye iyo Saraakiil kale oo iyaguna ka hadlay Munaasabadda ayaa waxa ay sheegeen in loo baahanyahay in lagarab istaago Ciidamada Badda Dowladda Soomaaliya dib u dhiskoodana laga qayb qaato.
Wasiirka Gaashaandhiga Dawladda Soomaaliya oo isna ka qayb galay munaasabadii maanta lagu maamusayay 51 Guuradii ka soo wareegatay Markii dhidibada Loo aasay Ciiadamada Badda Soomaaliya ayaa waxa uu sheegay in beesha Caalamka looga fadhiyo in ay garab istaagaan dowladda Soomaaliya kana gacansiiyaan dhismaha Ciidamada badda si loo wiiqo awooda Burcad badeeda. ugu dambeyn ayaa waxaa halkaasi dhoola tus ku soo bandhigay Ciidamada Badda dowladda Soomaaliya kuwaas oo Muujiyay qaabka ay ugu diyaarsanyihiin in ay ka howl Galaan.




GT Newsdesk,
salah
- Somaliland Minister Rejects Control of Airspace By Somalia Govt
- Somali Government gives green light to the New Deal process launched in Mogadishu today
- Al_Ameriki's Battle: Al-Shabaab Fighters Loyal to Godane Reportedly Kill Al-Amriki
- Rebuilding Somalia: Giving Extremists a Second Chance
- Defense Minister: Nation Can't Afford Weapons
- Rebuilding Somalia: David Cameron Pledges Support Somalia (Video)
- The London Meeting: OPENING ADDRESS BY THE PRESIDENT OF THE FEDERAL REPUBLIC OF SOMALIA
- Rebuilding Somalia: Somali Government adopts new public finance management policy
- IN Somalia: Hospitals See Fewer War Victims
- Somali Government concerned by the worsening situation of Somali refugees in Yemen
- Controversy Over Dismissal of Motion On Somalia-Somaliland Agreement
- Al Amriki Tweets About Al Shabaab Assassination Attempt
- Somali and Kenyan Presidents in bilateral meeting ahead of London Conference
- Prime Minister galvanizes security forces as reforms take hold
- The world will see that Somalia has turned the corner, Prime Minister tells UK Foreign Secretary
- Government Will Not Recognise Jubbaland Conference, Guled Says
- Somalia: Wind Brings Light to Somaliland
- Somalia targets Shell, Eni for oil, gas output-sharing contracts
- Prime Minister calls on security forces and police to bring journalist killer to justice
- Somalia's young army recruits face uphill battle for credibility
- Somalia the yardstick in new deal for conflict-affected countries
- 9 killed by gunman in Kenyan city near Somali border; police blame al-Qaida-allied militants
- STATEMENT BY HASSAN SHEIKH MOHAMOUD, ON BAHAR DAR FORUM FOR SECURITY AND ORGANIZED CRIMES
- Somalia takes major step forward on counter-terrorism
- In Rebuilding Armed Forces, Somalia Faces Challanges
- Iskumilanka Madaxtooyada iyo Baarlamaanka waa Lug iyo Luqun Isi Suran
- Faallo: Nina Hooskiisa Ma Harsado
- Faalo: Wajigabaxii Labaad Ee Dawladu Kala Kulantay Kismaayo Raaskaamboodiyeenteeda! (2)
- Somaliyeey, furrsad weyn ayaa jirto maanta by Ahmed-haadi Muhumad
- Madaxweyne Sh Shariif ma la tabay mise anaa mooday by Farah Warsame
- Hantidii Ummada Laheed Goormaa loo Celin? by Faysal Ahmed
- Somaliarising after two decades of civil war and unrest by Muddassar Ahmed
- What’s the Future forSomalia after August 20 by Axmed Farax
- Adeegsiga Af Qalaad Qiil ma loo Hayaa? by M Aden
- Ninba Dahab Lumay Si u Doondoon-by Kaafi Farey













11:00-11:30






































