FAroole Oo Casho Sharaf U Sameeyey Wasiirka Arrimaha Gudaha Ee DF
Garoowe: Axad Feb 17, 2013 (GT): Xarunta madaxtoyada Puntland ee Garowe ayaa xalay lagu qabtay casho sharaf lagu casumey Wafdigiii ka socdey DF Somalia oo aaska Shiikh Cabdiqaadir u yimid Garowe. Kullanka casho sharafta ah ee uu Madaxwayne Faroole xalay laqaatay wafti uu horkacayay Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka ee Xukuumada Somaliya ayaa waxa ku wehliyay kuxigeenka Madaxweynaha Gen.Cabdisamad Cali Shire , wasiiro ka tirsan Dowladda Puntland iyo madax kale .Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amaanka Qaranka Xukumadda Soomaaliya ayaa kulan la qaatay Madaxweynaha Puntland, iyagoo ka wada hadlay sidii loo hormarin lahaa Amaanka deegaannada Puntland.
Sidoo kale kulanka ayaa looga hadlay dilkii loo geystay Allaha u naxariistee Sheekh C/qaadir Nuur Faarax oo shalay lagu aasay magaalada Garowe iyo sidii xal loogu heli lahaa dilalka qorsheysan ee loo gaysanyo dadka birimageydada ah. Waxa ay sidookale ay madaxdii kulankaasi wadaqaatay ay kawada hadleen Xoojinta Xiriirka DF Somalia iyo Puntland ,iskaashiga dhinaca amaanka iyo arrimaha bulshada. Madaxweynaha Puntland ayaa sheegay in maamulkiisu uu go’aan cad ka qaadandoono kooxaha fuliya dilalka qorsheysan ee dhaca mararka qaybtood.
Wasiirrada iyo xildhibaanada ka socda dowlada dhexe ee jooga magaalada Garowe ayaa la filayaa in ay sidookale kulamo kale oo dheeraad ah la qaataan mas’uuliyiinta maamulka Puntland markii ay dhamaasytaan kulamadoodana waxa lafilayaa inay dib ugu laabtaan muqdisho
GT
- Somalia celebrates the 50th Anniversary of the OAU in Mogadishu
- Prime Minister welcomes progress in parliament and outlines road ahead on Jubaland and Somaliland
- Somaliland Minister Rejects Control of Airspace By Somalia Govt
- Somali Government gives green light to the New Deal process launched in Mogadishu today
- Al_Ameriki's Battle: Al-Shabaab Fighters Loyal to Godane Reportedly Kill Al-Amriki
- Rebuilding Somalia: Giving Extremists a Second Chance
- Defense Minister: Nation Can't Afford Weapons
- Rebuilding Somalia: David Cameron Pledges Support Somalia (Video)
- The London Meeting: OPENING ADDRESS BY THE PRESIDENT OF THE FEDERAL REPUBLIC OF SOMALIA
- Rebuilding Somalia: Somali Government adopts new public finance management policy
- IN Somalia: Hospitals See Fewer War Victims
- Somali Government concerned by the worsening situation of Somali refugees in Yemen
- Controversy Over Dismissal of Motion On Somalia-Somaliland Agreement
- Al Amriki Tweets About Al Shabaab Assassination Attempt
- Somali and Kenyan Presidents in bilateral meeting ahead of London Conference
- Prime Minister galvanizes security forces as reforms take hold
- The world will see that Somalia has turned the corner, Prime Minister tells UK Foreign Secretary
- Government Will Not Recognise Jubbaland Conference, Guled Says
- Somalia: Wind Brings Light to Somaliland
- Somalia targets Shell, Eni for oil, gas output-sharing contracts
- Prime Minister calls on security forces and police to bring journalist killer to justice
- Somalia's young army recruits face uphill battle for credibility
- Somalia the yardstick in new deal for conflict-affected countries
- 9 killed by gunman in Kenyan city near Somali border; police blame al-Qaida-allied militants
- STATEMENT BY HASSAN SHEIKH MOHAMOUD, ON BAHAR DAR FORUM FOR SECURITY AND ORGANIZED CRIMES
- Iskumilanka Madaxtooyada iyo Baarlamaanka waa Lug iyo Luqun Isi Suran
- Faallo: Nina Hooskiisa Ma Harsado
- Faalo: Wajigabaxii Labaad Ee Dawladu Kala Kulantay Kismaayo Raaskaamboodiyeenteeda! (2)
- Somaliyeey, furrsad weyn ayaa jirto maanta by Ahmed-haadi Muhumad
- Madaxweyne Sh Shariif ma la tabay mise anaa mooday by Farah Warsame
- Hantidii Ummada Laheed Goormaa loo Celin? by Faysal Ahmed
- Somaliarising after two decades of civil war and unrest by Muddassar Ahmed
- What’s the Future forSomalia after August 20 by Axmed Farax
- Adeegsiga Af Qalaad Qiil ma loo Hayaa? by M Aden
- Ninba Dahab Lumay Si u Doondoon-by Kaafi Farey













11:00-11:30






































