Dilalka Culimadda & Dilkii Sheekh C/qaadir Nuur Faarax Warbixin GT
Muqdisho (GT) - Iyadoo Sheekh C/qaadir Nuur Faarax (Gacamay) oo ka mid ahaa Culimada Soomaaliyeed lagu toogtay Masaajid ku yaala magaalada Garowe xili uu u taagnaa Salaadii Casir Galabnimadii Jimcaha ayaa dilkaasi waxaa ka hadlay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed.
Sheekh Nuur Baaruud Gurxan oo ka mid ad Culimada Waaweyn ee Soomaaliyeed oo ka qaybgalay Aaska Sheekha ayaa wuxuu sheegay in loo baahanyahay Dowlada iyo Maamulada ka jira wadanka in ay xil gaar ah iska saaraan amaanka culimada Soomaaliyeed.
Wuxuu sheegay Sheekha in xiligaan loo soo jeestay in la baabiyo culimada oo ah indhaha bulshada Soomaaliyeed.
Wasiirka Arimaha gudaha iyo Amniga Qaranka xukuumada Soomaaliya C/kariin Xuseen Guuleed oo asna ka hadlay Sheekha ayaa wuxuu sheegay in loo baahanyahay in culimada Soomaaliyeed ay dowlada kala shaqeeyaan sidii looga hortagi lahaa dhibaatooyinka wadanaka ka jira.
Sidoo kale wasiirka Arimaha gudaha ayaa wuxuu sheegay in dhankooda ay ka walaacsanyihiin dilalka loo geesto culimada laakiin wuxuu sheegay in looga bixi karo wada shaqayn iyo waliba in la yeesho iskaashi buuxa oo hal meel looga soo wada jeesto dadka diinta ka been sheegaya.
Inkastoo anan lagaranaynin cida ka danbaysa dilka Sheekh C/qaadir Nuur Faarax ayaa hadana madaxweynaha maamulka Puntland C/rixmaan Sheekh Maxamed Faroole wuxuu ku eedeeyay in ay ka danbeeyaan hogaanka Al-Shabaab.
Sheekh Muqtaar Roobow cali Abuu Mansuur oo asna ka mid ah saraakiisha Al-Shabaab ayaa sheegay in dilkaasi aysan wax lug ah aysan ku lahayn Al-Shabaab.
Marka laga tago Sheekhaan la dilay maalintii nimcaha waxaa jira dilal badan oo kale oo loo geestay dad magac ku leh ummadda kuwaasi oo agu dilay magaalada Muqdisho iyo waliba qaar kale oo ka mid ah gobalada Soomaaliya.
Gelinsoortimes
Muqdisho, Somalia
- Somaliland Minister Rejects Control of Airspace By Somalia Govt
- Somali Government gives green light to the New Deal process launched in Mogadishu today
- Al_Ameriki's Battle: Al-Shabaab Fighters Loyal to Godane Reportedly Kill Al-Amriki
- Rebuilding Somalia: Giving Extremists a Second Chance
- Defense Minister: Nation Can't Afford Weapons
- Rebuilding Somalia: David Cameron Pledges Support Somalia (Video)
- The London Meeting: OPENING ADDRESS BY THE PRESIDENT OF THE FEDERAL REPUBLIC OF SOMALIA
- Rebuilding Somalia: Somali Government adopts new public finance management policy
- IN Somalia: Hospitals See Fewer War Victims
- Somali Government concerned by the worsening situation of Somali refugees in Yemen
- Controversy Over Dismissal of Motion On Somalia-Somaliland Agreement
- Al Amriki Tweets About Al Shabaab Assassination Attempt
- Somali and Kenyan Presidents in bilateral meeting ahead of London Conference
- Prime Minister galvanizes security forces as reforms take hold
- The world will see that Somalia has turned the corner, Prime Minister tells UK Foreign Secretary
- Government Will Not Recognise Jubbaland Conference, Guled Says
- Somalia: Wind Brings Light to Somaliland
- Somalia targets Shell, Eni for oil, gas output-sharing contracts
- Prime Minister calls on security forces and police to bring journalist killer to justice
- Somalia's young army recruits face uphill battle for credibility
- Somalia the yardstick in new deal for conflict-affected countries
- 9 killed by gunman in Kenyan city near Somali border; police blame al-Qaida-allied militants
- STATEMENT BY HASSAN SHEIKH MOHAMOUD, ON BAHAR DAR FORUM FOR SECURITY AND ORGANIZED CRIMES
- Somalia takes major step forward on counter-terrorism
- In Rebuilding Armed Forces, Somalia Faces Challanges
- Iskumilanka Madaxtooyada iyo Baarlamaanka waa Lug iyo Luqun Isi Suran
- Faallo: Nina Hooskiisa Ma Harsado
- Faalo: Wajigabaxii Labaad Ee Dawladu Kala Kulantay Kismaayo Raaskaamboodiyeenteeda! (2)
- Somaliyeey, furrsad weyn ayaa jirto maanta by Ahmed-haadi Muhumad
- Madaxweyne Sh Shariif ma la tabay mise anaa mooday by Farah Warsame
- Hantidii Ummada Laheed Goormaa loo Celin? by Faysal Ahmed
- Somaliarising after two decades of civil war and unrest by Muddassar Ahmed
- What’s the Future forSomalia after August 20 by Axmed Farax
- Adeegsiga Af Qalaad Qiil ma loo Hayaa? by M Aden
- Ninba Dahab Lumay Si u Doondoon-by Kaafi Farey













11:00-11:30





































