Golaha Isutaga Masaajida ee W/Maraykanka oo tacsi u diray Sheekh C/qaadir Nuur
Minneapolis-Golaha Isutaga Masaajida ee W/Maraykanka iyaga oo ka tiiraanyaysan kana xun dilkii foosha xumaa ee lagula kacay sheekii caalimka ahaa sh. c/ qaadir nuur faarax ( Gacamay) alla ha u naxariistee oo gacan ka xaqdarani ku dishay masaajid ku yaala magaalada garoowe isaga oo salaadii casar ku tukanaya 05/04/1434 oo ku began 15/2/201,Waxay tacsi tiiraan yaleh udirayaan,Umada soomaaliyeed Gaar ahaan,eheladii sheikh uu ka geeriyooday.
Golaha Isitaga Masajida Ee W/Maraykanka Waxay Illahay u waydiinayaan sheikh inuu u aqbalo shahiidnimadiisa,Illaahna uu geeyo Janato Firdowsa.
Golaha Wuxuu sidoo kale u soo jeedinayaa,Culimada,ducaada,ardayda cilmiga sharciga barto inaysan arintan keenin in laga tanaa sulo manhajka saxiixa ah,ee Culimada loo laynayo.
Goluhu wuxuu sidoo kale u soo jeedinayaa culimada iyo dhamaan umada soomaaliyeed guud ahaanteeda,in la iska kaa shado sidii loo cirib tiri lahaa fikirkan qaloocan oo aanan cidna reebaynin.
Goluhu ugu danbayntii wuxuu Umada islaamka ah ee Soomaaliyeed ugu baaqayaa in kitaabka illahay loo soonoqdo,laguna toosnaadaa dariiqa saxda ah ee uu rasuulkeena{SWC} oo noo qeexay.
Madaxa fulinta Ee golaha isutaga Masaajida Ee W/maraykanka.
Sheikh Abdullah Abul-Fadli.
- Somaliland Minister Rejects Control of Airspace By Somalia Govt
- Somali Government gives green light to the New Deal process launched in Mogadishu today
- Al_Ameriki's Battle: Al-Shabaab Fighters Loyal to Godane Reportedly Kill Al-Amriki
- Rebuilding Somalia: Giving Extremists a Second Chance
- Defense Minister: Nation Can't Afford Weapons
- Rebuilding Somalia: David Cameron Pledges Support Somalia (Video)
- The London Meeting: OPENING ADDRESS BY THE PRESIDENT OF THE FEDERAL REPUBLIC OF SOMALIA
- Rebuilding Somalia: Somali Government adopts new public finance management policy
- IN Somalia: Hospitals See Fewer War Victims
- Somali Government concerned by the worsening situation of Somali refugees in Yemen
- Controversy Over Dismissal of Motion On Somalia-Somaliland Agreement
- Al Amriki Tweets About Al Shabaab Assassination Attempt
- Somali and Kenyan Presidents in bilateral meeting ahead of London Conference
- Prime Minister galvanizes security forces as reforms take hold
- The world will see that Somalia has turned the corner, Prime Minister tells UK Foreign Secretary
- Government Will Not Recognise Jubbaland Conference, Guled Says
- Somalia: Wind Brings Light to Somaliland
- Somalia targets Shell, Eni for oil, gas output-sharing contracts
- Prime Minister calls on security forces and police to bring journalist killer to justice
- Somalia's young army recruits face uphill battle for credibility
- Somalia the yardstick in new deal for conflict-affected countries
- 9 killed by gunman in Kenyan city near Somali border; police blame al-Qaida-allied militants
- STATEMENT BY HASSAN SHEIKH MOHAMOUD, ON BAHAR DAR FORUM FOR SECURITY AND ORGANIZED CRIMES
- Somalia takes major step forward on counter-terrorism
- In Rebuilding Armed Forces, Somalia Faces Challanges
- Iskumilanka Madaxtooyada iyo Baarlamaanka waa Lug iyo Luqun Isi Suran
- Faallo: Nina Hooskiisa Ma Harsado
- Faalo: Wajigabaxii Labaad Ee Dawladu Kala Kulantay Kismaayo Raaskaamboodiyeenteeda! (2)
- Somaliyeey, furrsad weyn ayaa jirto maanta by Ahmed-haadi Muhumad
- Madaxweyne Sh Shariif ma la tabay mise anaa mooday by Farah Warsame
- Hantidii Ummada Laheed Goormaa loo Celin? by Faysal Ahmed
- Somaliarising after two decades of civil war and unrest by Muddassar Ahmed
- What’s the Future forSomalia after August 20 by Axmed Farax
- Adeegsiga Af Qalaad Qiil ma loo Hayaa? by M Aden
- Ninba Dahab Lumay Si u Doondoon-by Kaafi Farey













11:00-11:30





































