Ra’iisal Wasaaraha oo kormeeray xeryaha ciidamada ee magaalada Muqdisho
Muqdishu Sabti, February 16, 2013----Ra’Iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa maanta booqday qeybo ka mid ah saldhigyada ciidanka ee magaalada Muqdisho iyo Isbitaalkii Xoogga Dalka Soomaaliyeed, kuwaas oo ay ka soconayaan dayactir dib loogu dhisayo. Booqashadan ayaa Ra’iisal Wasaaraha waxaa ku wehliyay Wasiirka Gaashaandhigga Mudane Cabdixakiin Maxamuud X. Faqi iyo saraakiil ka tirsan Ciidanka Xoogga dalka, waxaana ugu horeyntii Ra’iisal Wasaaruhu u kuurgalay Isbitaalkii Ciidanka Xoogga kaas oo ay ka soconeyso dayactir dib loogu dhisayo qeybihii Isbitaalka. Ra’iisal Wasaaraha ayaa sheegay in Isbitalku uu muhiimad gaar ah u leeyahay askarta dowladda isla markaana lagula soconayo caafimaadkooda iyo daweyntooda, wuxuuna R/wasaaruhu ku soo wareegay qeybaha Isbitalka iyadoo ay soconeysay dhismaha qeybaha Isbitaalka.
Sidoo kale, Ra’iisal Wasaaraha ayaa booqday Xeradii Tababarka ee Jaalle Siyaad, waxaana halkaasi uu kula kulmay saraakiisha ciidamada iyo kuwa Burundi ee qeybta ka ah howlgalka AMISOM
. Wuxuuna sidoo kale, Ra’iisal Wasaaruhu tegay Wasaaradda Gaashaandhigga oo si weyn loo dayactiray asagoo soo kormeeray qeybaha Wasaaradda. Ra’iisal Wasaaraha ayaa booqday Xeradii Guulwadeyaasha oo fariisin u ah ciidamada Dowladda, waxaana halkaasi ka soconayay dayactir ballaaran iyadoo halkaas ay warbixin ku siiyeen saraakiishii joogtay. Ugu dambeyntiina, Ra’iisal
Wasaaraha ayaa warbaahinta uga warbixiyay ujeedada kormeerkiisan, wuxuuna xusay inuu u kuurgalayay xaaladda goobaha ciidamada iyo dayactirka ka soconaya, isagoo sheegay in xarumahan la dejin doono dhamaamba ciidamada gudaha magaalada ku sugan, si loo sugo amniga magaalada.
GT Newsdesk Muqdishu
- Somaliland Minister Rejects Control of Airspace By Somalia Govt
- Somali Government gives green light to the New Deal process launched in Mogadishu today
- Al_Ameriki's Battle: Al-Shabaab Fighters Loyal to Godane Reportedly Kill Al-Amriki
- Rebuilding Somalia: Giving Extremists a Second Chance
- Defense Minister: Nation Can't Afford Weapons
- Rebuilding Somalia: David Cameron Pledges Support Somalia (Video)
- The London Meeting: OPENING ADDRESS BY THE PRESIDENT OF THE FEDERAL REPUBLIC OF SOMALIA
- Rebuilding Somalia: Somali Government adopts new public finance management policy
- IN Somalia: Hospitals See Fewer War Victims
- Somali Government concerned by the worsening situation of Somali refugees in Yemen
- Controversy Over Dismissal of Motion On Somalia-Somaliland Agreement
- Al Amriki Tweets About Al Shabaab Assassination Attempt
- Somali and Kenyan Presidents in bilateral meeting ahead of London Conference
- Prime Minister galvanizes security forces as reforms take hold
- The world will see that Somalia has turned the corner, Prime Minister tells UK Foreign Secretary
- Government Will Not Recognise Jubbaland Conference, Guled Says
- Somalia: Wind Brings Light to Somaliland
- Somalia targets Shell, Eni for oil, gas output-sharing contracts
- Prime Minister calls on security forces and police to bring journalist killer to justice
- Somalia's young army recruits face uphill battle for credibility
- Somalia the yardstick in new deal for conflict-affected countries
- 9 killed by gunman in Kenyan city near Somali border; police blame al-Qaida-allied militants
- STATEMENT BY HASSAN SHEIKH MOHAMOUD, ON BAHAR DAR FORUM FOR SECURITY AND ORGANIZED CRIMES
- Somalia takes major step forward on counter-terrorism
- In Rebuilding Armed Forces, Somalia Faces Challanges
- Iskumilanka Madaxtooyada iyo Baarlamaanka waa Lug iyo Luqun Isi Suran
- Faallo: Nina Hooskiisa Ma Harsado
- Faalo: Wajigabaxii Labaad Ee Dawladu Kala Kulantay Kismaayo Raaskaamboodiyeenteeda! (2)
- Somaliyeey, furrsad weyn ayaa jirto maanta by Ahmed-haadi Muhumad
- Madaxweyne Sh Shariif ma la tabay mise anaa mooday by Farah Warsame
- Hantidii Ummada Laheed Goormaa loo Celin? by Faysal Ahmed
- Somaliarising after two decades of civil war and unrest by Muddassar Ahmed
- What’s the Future forSomalia after August 20 by Axmed Farax
- Adeegsiga Af Qalaad Qiil ma loo Hayaa? by M Aden
- Ninba Dahab Lumay Si u Doondoon-by Kaafi Farey













11:00-11:30






































