Siminaar Usoo Xiray Qaar Ka Mid Ah Howlwadeennada Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed
Moqdisho: Arbaco Feb 13, 2013 Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta,Boostada,Isgaa
Munaasabadda siminaarka loogu soo xerayey howlwadeennada Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed oo ka dhacday hoolka Wasaaradda ayaa waxaa ka qeybgalay Wasiirka Wasaaradda,Agaasimaha Guud ee Wasaaradda,Agaasimaha Warbaahinta,Agaasime waaxeedyada Wasaaradda,khuburradii tababarka siinayey howladeennada iyo howlwadeennada tababarkan nasiibka u yeeshay qudhooda.
Ugu horeyn Khabiir Axmed Sheekh Yuusuf Guuleed oo isagu ah khabiir dhanka Telefishinnada ku taqasusay islamarkaana howlwadeennadan siminaarka siinayey mudo todobaad ah ayaa khudbad uu ka jeediyey munaasabadda waxa uu xusay in ka qeybgalayaashii siminaarka nasiibka u yeeshay ay waxbadan ka faa’ideysteen islamarkaana ay ku baranayeen farsamada Telefishinka iyo sida barnaamijyada Tvga hawada loogu hago,waxaana uu ballan qaaday inuu sii wadi doono tababarrada noocaan ah.
Agaasimaha Warbaahinta Qaranka Mudane C/raxmaan Yuusuf Cumar (Al-Cadaalla) oo isaguna khudbad ka jeediyey munaasabadda xeritaanka ayaa tilmaamay in wax lagu farxo ay tahay fursadda ay heleen howladeennada siminaarkan loo xerayey waxaana uu Agaasime Al-Cadaalla uga mahad celiyey khabiir Axmed Guuleed oo isagu ah khabiirka siminaarkan siinayey howlwadeennada sida uu waqtigiisa ugu huray inuu u faa’ideeyo howlwadeennada Qaranka.
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta,Boostada,Isgaa
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta,Boostada,Isgaa
Qaar ka mid ah howlwadeennada ka qeybgalay Siminaarkan socday mudada todobaadka ah oo iyana hadlay waxa ay tilmaameen iney si aad ah ugu faraxsanyihiin fursadda ay heleen ayaga oo tababarkanna ku tilmaamay mid ay aad ugu baahnaayeen balse hada baahidii ay u qabeen laga haqabtiray waxaana ay u mahad celiyeen Khabiir Axmed Guuleed oo ay tilmaameen in si hagar la’aan ah uu wax u baray.
Tababarkan socday mudada Todobaadka ah ayaa waxaa nasiib u yeeshay iney ka faa’ideystaan 14 ruux oo ka mid ah howladeennada ugu fir fircoon Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed waxaana uu bilow u yahay tababarro ay wada heli doonaan howlwadeennada Warbaahinta Qaranka sida ay ballan qaadeen Mas’uuliyiinta Wasaaradda iyo Khabiirka tababarkan bixinayey, gebagebadiina waxaa shahaadooyin la gudoonsiiyey howlwadeennada siminaarkan ka qeybgalay.
GT
- Somaliland Minister Rejects Control of Airspace By Somalia Govt
- Somali Government gives green light to the New Deal process launched in Mogadishu today
- Al_Ameriki's Battle: Al-Shabaab Fighters Loyal to Godane Reportedly Kill Al-Amriki
- Rebuilding Somalia: Giving Extremists a Second Chance
- Defense Minister: Nation Can't Afford Weapons
- Rebuilding Somalia: David Cameron Pledges Support Somalia (Video)
- The London Meeting: OPENING ADDRESS BY THE PRESIDENT OF THE FEDERAL REPUBLIC OF SOMALIA
- Rebuilding Somalia: Somali Government adopts new public finance management policy
- IN Somalia: Hospitals See Fewer War Victims
- Somali Government concerned by the worsening situation of Somali refugees in Yemen
- Controversy Over Dismissal of Motion On Somalia-Somaliland Agreement
- Al Amriki Tweets About Al Shabaab Assassination Attempt
- Somali and Kenyan Presidents in bilateral meeting ahead of London Conference
- Prime Minister galvanizes security forces as reforms take hold
- The world will see that Somalia has turned the corner, Prime Minister tells UK Foreign Secretary
- Government Will Not Recognise Jubbaland Conference, Guled Says
- Somalia: Wind Brings Light to Somaliland
- Somalia targets Shell, Eni for oil, gas output-sharing contracts
- Prime Minister calls on security forces and police to bring journalist killer to justice
- Somalia's young army recruits face uphill battle for credibility
- Somalia the yardstick in new deal for conflict-affected countries
- 9 killed by gunman in Kenyan city near Somali border; police blame al-Qaida-allied militants
- STATEMENT BY HASSAN SHEIKH MOHAMOUD, ON BAHAR DAR FORUM FOR SECURITY AND ORGANIZED CRIMES
- Somalia takes major step forward on counter-terrorism
- In Rebuilding Armed Forces, Somalia Faces Challanges
- Iskumilanka Madaxtooyada iyo Baarlamaanka waa Lug iyo Luqun Isi Suran
- Faallo: Nina Hooskiisa Ma Harsado
- Faalo: Wajigabaxii Labaad Ee Dawladu Kala Kulantay Kismaayo Raaskaamboodiyeenteeda! (2)
- Somaliyeey, furrsad weyn ayaa jirto maanta by Ahmed-haadi Muhumad
- Madaxweyne Sh Shariif ma la tabay mise anaa mooday by Farah Warsame
- Hantidii Ummada Laheed Goormaa loo Celin? by Faysal Ahmed
- Somaliarising after two decades of civil war and unrest by Muddassar Ahmed
- What’s the Future forSomalia after August 20 by Axmed Farax
- Adeegsiga Af Qalaad Qiil ma loo Hayaa? by M Aden
- Ninba Dahab Lumay Si u Doondoon-by Kaafi Farey













11:00-11:30






































