Aw Libaax: Shirka Dhismaha Jubbaland 23ka Ayuu Furmayaa
Kismaayo: Sheekh Maxamed Yuusuf Aw-Libaax oo ka mid ah guddiga qabanqaabada maamul dhisida gobollada Jubbooyinka ayaa maanta sheegay in shirka wadatashiga maamul dhisida deegaanada Jubbooyinka uu furmi doono 23-ka Febraayo isagoo meesha ka saaray in Urur Goboleedka IGAD uu wax kaalin ah ku leeyahay shirka furmi doona iyo qabanqaabada socda. “Ergooyinka way soo qulqulayaan illaa maanta, waxaanu qorsheyneynaa in shirku uu furmo 23ka bishaan.” ayuu yiri Sheekh Maxamed Yuusuf Aw-Libaax oo u waramay idaacadda VOA.
Mar la weydiiyey doorka wadamada IGAD ku leeyihiin qabanqaabada kulanka ayuu sheegay in Urur Goboleedka IGAD aanu wax shaqo ku lahayn shirka wadatashiga balse ay ka mid noqon doonaan korjoogtada beesha caalamka ee marti ahaanta uga qeybgali doonta shirka.
“Maanta oo taariikhdu tahay 11/02/2013 ma jirto cid ka socota IGAD oo nala joogta. IGAD waxay ka mid yihiin kuwa aan aqoonsiga ka rabno laakiin hawsha socota waxaa iska leh dadka deegaanka.” ayuu yiri Aw-Libaax oo ku sugan magaalada Kismaayo.
“IGAD ciidamadeeda ayaa dalka jooga, waxayna ka mid noqon doonaa ergada beesha caalamka ee imaaneysa, IGAD waa imaaneysaa, beesha caalamkuna waa imaanayaan.” ayuu sii raaciyey.
Kaalinta dawlada federaalka
Isagoo ka hadlayay kaalinta ay dawlada federaalka ku leedahay shirka maamul goboleedka lagu dhisayo ee Kismaayo ka dhici doona, ayuu Sheekh Maxamed Yuusuf Aw-Libaax sheegay inay ka codsanayaan dawlada inay dad u soo dirto shirka oo ay u furaan kulanka. Waxaa sidoo kale Aw-Libaax la weydiiyey gobollada shirkan iyo maamulka la dhisayo uu khuseyn doono, wuxuuna sheegay in deegaanada uu maro wabiga Jubba kaliya uu khuseyn doono shirkan, isagoo sii faraya ayuu yiri “deegaanada Jubbaland ee Gedo, Jubbada Hoose iyo Jubbada Dhexe dadkooda weey
- Somaliland Minister Rejects Control of Airspace By Somalia Govt
- Somali Government gives green light to the New Deal process launched in Mogadishu today
- Al_Ameriki's Battle: Al-Shabaab Fighters Loyal to Godane Reportedly Kill Al-Amriki
- Rebuilding Somalia: Giving Extremists a Second Chance
- Defense Minister: Nation Can't Afford Weapons
- Rebuilding Somalia: David Cameron Pledges Support Somalia (Video)
- The London Meeting: OPENING ADDRESS BY THE PRESIDENT OF THE FEDERAL REPUBLIC OF SOMALIA
- Rebuilding Somalia: Somali Government adopts new public finance management policy
- IN Somalia: Hospitals See Fewer War Victims
- Somali Government concerned by the worsening situation of Somali refugees in Yemen
- Controversy Over Dismissal of Motion On Somalia-Somaliland Agreement
- Al Amriki Tweets About Al Shabaab Assassination Attempt
- Somali and Kenyan Presidents in bilateral meeting ahead of London Conference
- Prime Minister galvanizes security forces as reforms take hold
- The world will see that Somalia has turned the corner, Prime Minister tells UK Foreign Secretary
- Government Will Not Recognise Jubbaland Conference, Guled Says
- Somalia: Wind Brings Light to Somaliland
- Somalia targets Shell, Eni for oil, gas output-sharing contracts
- Prime Minister calls on security forces and police to bring journalist killer to justice
- Somalia's young army recruits face uphill battle for credibility
- Somalia the yardstick in new deal for conflict-affected countries
- 9 killed by gunman in Kenyan city near Somali border; police blame al-Qaida-allied militants
- STATEMENT BY HASSAN SHEIKH MOHAMOUD, ON BAHAR DAR FORUM FOR SECURITY AND ORGANIZED CRIMES
- Somalia takes major step forward on counter-terrorism
- In Rebuilding Armed Forces, Somalia Faces Challanges
- Iskumilanka Madaxtooyada iyo Baarlamaanka waa Lug iyo Luqun Isi Suran
- Faallo: Nina Hooskiisa Ma Harsado
- Faalo: Wajigabaxii Labaad Ee Dawladu Kala Kulantay Kismaayo Raaskaamboodiyeenteeda! (2)
- Somaliyeey, furrsad weyn ayaa jirto maanta by Ahmed-haadi Muhumad
- Madaxweyne Sh Shariif ma la tabay mise anaa mooday by Farah Warsame
- Hantidii Ummada Laheed Goormaa loo Celin? by Faysal Ahmed
- Somaliarising after two decades of civil war and unrest by Muddassar Ahmed
- What’s the Future forSomalia after August 20 by Axmed Farax
- Adeegsiga Af Qalaad Qiil ma loo Hayaa? by M Aden
- Ninba Dahab Lumay Si u Doondoon-by Kaafi Farey













11:00-11:30






































