Taliyaha Gaaska 2ad ee Ciidamada Xoogga ayaa Ugadigay Kooxaha Dhibaateeya Dadka Ku Safra Inta u Dhexeysa Muqdisho iyo Afgooye.
Moqdisho Talaado Feb 12, 2013: Jeneraal Cabdullaahi cismaan Cageey Taliyaha Gaaska Labaad ee Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed oo lahadlayay Idaacadda Shabelle ee Magaalada Muqdisho ayaa waxa uu sheegay in la toogan doono Kooxaha dhibaateenaya dadka shacabka ee ku safra inta u dhexeysa Muqdisho iyo Afgooye.
Taliyaha ayaa waxa uu sheegay in uu dhamaaday waqtigii la dhibaateynayay dadka Shacabka ah isagoona ugu baaqay Kooxaha boobka,dilka iyo dhaca u geysta shacabka in ay iska daayaan caqabadaha ay ku hayaan Rayidka isagoo hoosta ka xariiqay in aan Marnaba la ‘ogalaan doonin in Shacabka la dhibaateeyo islamar ahaantaan waxa uu xusay in aysan Raaali ka ahayn.
Shalay ayay ahayd Markii Taliska Ciidamada Milatariga ay shaaca ka qaadeen in ay diyaariyeen Ciidamo Gaar ah oo suga ammaanka inta u dhexeysa Muqdisho iyo Afgooye
GT
- Somaliland Minister Rejects Control of Airspace By Somalia Govt
- Somali Government gives green light to the New Deal process launched in Mogadishu today
- Al_Ameriki's Battle: Al-Shabaab Fighters Loyal to Godane Reportedly Kill Al-Amriki
- Rebuilding Somalia: Giving Extremists a Second Chance
- Defense Minister: Nation Can't Afford Weapons
- Rebuilding Somalia: David Cameron Pledges Support Somalia (Video)
- The London Meeting: OPENING ADDRESS BY THE PRESIDENT OF THE FEDERAL REPUBLIC OF SOMALIA
- Rebuilding Somalia: Somali Government adopts new public finance management policy
- IN Somalia: Hospitals See Fewer War Victims
- Somali Government concerned by the worsening situation of Somali refugees in Yemen
- Controversy Over Dismissal of Motion On Somalia-Somaliland Agreement
- Al Amriki Tweets About Al Shabaab Assassination Attempt
- Somali and Kenyan Presidents in bilateral meeting ahead of London Conference
- Prime Minister galvanizes security forces as reforms take hold
- The world will see that Somalia has turned the corner, Prime Minister tells UK Foreign Secretary
- Government Will Not Recognise Jubbaland Conference, Guled Says
- Somalia: Wind Brings Light to Somaliland
- Somalia targets Shell, Eni for oil, gas output-sharing contracts
- Prime Minister calls on security forces and police to bring journalist killer to justice
- Somalia's young army recruits face uphill battle for credibility
- Somalia the yardstick in new deal for conflict-affected countries
- 9 killed by gunman in Kenyan city near Somali border; police blame al-Qaida-allied militants
- STATEMENT BY HASSAN SHEIKH MOHAMOUD, ON BAHAR DAR FORUM FOR SECURITY AND ORGANIZED CRIMES
- Somalia takes major step forward on counter-terrorism
- In Rebuilding Armed Forces, Somalia Faces Challanges
- Iskumilanka Madaxtooyada iyo Baarlamaanka waa Lug iyo Luqun Isi Suran
- Faallo: Nina Hooskiisa Ma Harsado
- Faalo: Wajigabaxii Labaad Ee Dawladu Kala Kulantay Kismaayo Raaskaamboodiyeenteeda! (2)
- Somaliyeey, furrsad weyn ayaa jirto maanta by Ahmed-haadi Muhumad
- Madaxweyne Sh Shariif ma la tabay mise anaa mooday by Farah Warsame
- Hantidii Ummada Laheed Goormaa loo Celin? by Faysal Ahmed
- Somaliarising after two decades of civil war and unrest by Muddassar Ahmed
- What’s the Future forSomalia after August 20 by Axmed Farax
- Adeegsiga Af Qalaad Qiil ma loo Hayaa? by M Aden
- Ninba Dahab Lumay Si u Doondoon-by Kaafi Farey













11:00-11:30






































