Ra'isal Wasaaraha iyo Xasilinta Gobalad WAdanka
Moqdisho: Axad Feb 10, 2013: Ra’isal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid oo lahadlay Warfidiyeenada ayaa sheegay in Xaqiijinta amniga aysan ku ekaaneynin Magaalada Muqdisho oo kaliya balse ay ku fidi doonto Gobollada dalka. Saacid ayaa wuxuu kaloo tilmaamay in Xukuumaddiisu ay ka go’antahay had iyo Jeer Sugidda iyo Xasilinta ammaanka Gobollada wuxuuna carabka ku dhuftay in xukuumaddiisu sii dar dar galin doonto qorshaha lagu soo celinayo amniga .
Cabdi Faarax Shirdoon Saacid, Ra’isal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa dhanka kale waxa uu xusay in Xukuumaddiisu ay dadaal dheer ka muujisay gudaha dalka oo ku aadan wax qabad dhan walbo ah marka ay taasi caalamka arkeenna ay aqoonsi buuxa ay Soomaaliya siiyeen.
Mr Shirdoon oo hadalkiisa sii wata ayaa waxa uu Carabka ku dhuftay in dhaqaalo badan oo caalamka ay ku caawin jireen Soomaaliya ay iyagu Maareen jireen hay'ado NGO ah, balse haatan dowladda federaalka loo Madaxbaneeyay in ay Maareysato dhaqaalaheeda. Hadalka Ra’isal Wasaaraha ayaa waxa uu ku soo aadayaa xilli ay Xukuumaddu Muujisay waxqabad Muuqda oo xagga amniga ah.
Gelinsoortimes.com news
- Somaliland Minister Rejects Control of Airspace By Somalia Govt
- Somali Government gives green light to the New Deal process launched in Mogadishu today
- Al_Ameriki's Battle: Al-Shabaab Fighters Loyal to Godane Reportedly Kill Al-Amriki
- Rebuilding Somalia: Giving Extremists a Second Chance
- Defense Minister: Nation Can't Afford Weapons
- Rebuilding Somalia: David Cameron Pledges Support Somalia (Video)
- The London Meeting: OPENING ADDRESS BY THE PRESIDENT OF THE FEDERAL REPUBLIC OF SOMALIA
- Rebuilding Somalia: Somali Government adopts new public finance management policy
- IN Somalia: Hospitals See Fewer War Victims
- Somali Government concerned by the worsening situation of Somali refugees in Yemen
- Controversy Over Dismissal of Motion On Somalia-Somaliland Agreement
- Al Amriki Tweets About Al Shabaab Assassination Attempt
- Somali and Kenyan Presidents in bilateral meeting ahead of London Conference
- Prime Minister galvanizes security forces as reforms take hold
- The world will see that Somalia has turned the corner, Prime Minister tells UK Foreign Secretary
- Government Will Not Recognise Jubbaland Conference, Guled Says
- Somalia: Wind Brings Light to Somaliland
- Somalia targets Shell, Eni for oil, gas output-sharing contracts
- Prime Minister calls on security forces and police to bring journalist killer to justice
- Somalia's young army recruits face uphill battle for credibility
- Somalia the yardstick in new deal for conflict-affected countries
- 9 killed by gunman in Kenyan city near Somali border; police blame al-Qaida-allied militants
- STATEMENT BY HASSAN SHEIKH MOHAMOUD, ON BAHAR DAR FORUM FOR SECURITY AND ORGANIZED CRIMES
- Somalia takes major step forward on counter-terrorism
- In Rebuilding Armed Forces, Somalia Faces Challanges
- Iskumilanka Madaxtooyada iyo Baarlamaanka waa Lug iyo Luqun Isi Suran
- Faallo: Nina Hooskiisa Ma Harsado
- Faalo: Wajigabaxii Labaad Ee Dawladu Kala Kulantay Kismaayo Raaskaamboodiyeenteeda! (2)
- Somaliyeey, furrsad weyn ayaa jirto maanta by Ahmed-haadi Muhumad
- Madaxweyne Sh Shariif ma la tabay mise anaa mooday by Farah Warsame
- Hantidii Ummada Laheed Goormaa loo Celin? by Faysal Ahmed
- Somaliarising after two decades of civil war and unrest by Muddassar Ahmed
- What’s the Future forSomalia after August 20 by Axmed Farax
- Adeegsiga Af Qalaad Qiil ma loo Hayaa? by M Aden
- Ninba Dahab Lumay Si u Doondoon-by Kaafi Farey













11:00-11:30






































