Seminaarkii Xeerka Isgaarsiinta oo la soo Afjaray
Moqdisho: Axad Feb 10, 2013: Kulan ka socday Muddo Labo Cisho ah kuna saleesnaa wada tashi ku aadan Xeerka Isgaarsiinta iyo Warbaahinta, kaasoo dhexmarayay Xubno ka tirsan Golaha Xukuumadda iyo Masuuliyiinta Isgaarsiinta iyo Warbaahinta ayaa maanta soo gaba gaboobay.
Wasaaradda Warfaafinta, Boostada iyo Isgaarsiinta oo soo qaban qaabisay kulankaani ayaa waxa ay ku casuuntay Masuuliyiin ka tirsan Shirkadaha Isgaarsiinta iyo Warbaahinta Soomaaliyeed , xildhibaanno , xubno matalaya Beesha Caalamka iyo Marti Sharaf kale. Labada maalmood ee uu kulanku socday ayaa Wasiirka Warfaafinta Cabdullaahi Ciilmooge waxa uu kulamo la qaatay Masuuliyiinta isgaarsiinta iyo Warbaahinta si uu u dhageysto tala bixintooda.
Wasiirka oo maanta hadal ka jeediyay kulanka ayaa sheegay in ay shaqeyneyso dowlad lala xisaabtami karo sidaasi daraadeedna loo baahanyahay in xilligaani la helo warbaahin lala xisaabtami karo si horumar loo tiigsado.Kulankaan Maanta ku soo gaba gaboobay Magaalada Muqdisho oo looga wada tashanayay Xeerka Isgaarsiinta iyo Warbaahinta ayaa Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxa ay Ka muujisay Rajo wanaagsan oo ku aadan in uu ka dhasho talo wanaagsan oo wax ku ool ah.
Gelinsoortimes.com
- Somaliland Minister Rejects Control of Airspace By Somalia Govt
- Somali Government gives green light to the New Deal process launched in Mogadishu today
- Al_Ameriki's Battle: Al-Shabaab Fighters Loyal to Godane Reportedly Kill Al-Amriki
- Rebuilding Somalia: Giving Extremists a Second Chance
- Defense Minister: Nation Can't Afford Weapons
- Rebuilding Somalia: David Cameron Pledges Support Somalia (Video)
- The London Meeting: OPENING ADDRESS BY THE PRESIDENT OF THE FEDERAL REPUBLIC OF SOMALIA
- Rebuilding Somalia: Somali Government adopts new public finance management policy
- IN Somalia: Hospitals See Fewer War Victims
- Somali Government concerned by the worsening situation of Somali refugees in Yemen
- Controversy Over Dismissal of Motion On Somalia-Somaliland Agreement
- Al Amriki Tweets About Al Shabaab Assassination Attempt
- Somali and Kenyan Presidents in bilateral meeting ahead of London Conference
- Prime Minister galvanizes security forces as reforms take hold
- The world will see that Somalia has turned the corner, Prime Minister tells UK Foreign Secretary
- Government Will Not Recognise Jubbaland Conference, Guled Says
- Somalia: Wind Brings Light to Somaliland
- Somalia targets Shell, Eni for oil, gas output-sharing contracts
- Prime Minister calls on security forces and police to bring journalist killer to justice
- Somalia's young army recruits face uphill battle for credibility
- Somalia the yardstick in new deal for conflict-affected countries
- 9 killed by gunman in Kenyan city near Somali border; police blame al-Qaida-allied militants
- STATEMENT BY HASSAN SHEIKH MOHAMOUD, ON BAHAR DAR FORUM FOR SECURITY AND ORGANIZED CRIMES
- Somalia takes major step forward on counter-terrorism
- In Rebuilding Armed Forces, Somalia Faces Challanges
- Iskumilanka Madaxtooyada iyo Baarlamaanka waa Lug iyo Luqun Isi Suran
- Faallo: Nina Hooskiisa Ma Harsado
- Faalo: Wajigabaxii Labaad Ee Dawladu Kala Kulantay Kismaayo Raaskaamboodiyeenteeda! (2)
- Somaliyeey, furrsad weyn ayaa jirto maanta by Ahmed-haadi Muhumad
- Madaxweyne Sh Shariif ma la tabay mise anaa mooday by Farah Warsame
- Hantidii Ummada Laheed Goormaa loo Celin? by Faysal Ahmed
- Somaliarising after two decades of civil war and unrest by Muddassar Ahmed
- What’s the Future forSomalia after August 20 by Axmed Farax
- Adeegsiga Af Qalaad Qiil ma loo Hayaa? by M Aden
- Ninba Dahab Lumay Si u Doondoon-by Kaafi Farey













11:00-11:30





































