Maalinta Afka Hooyo iyo Minnesota
Mudane/Marwo:
Naadiga Qalinleyda iyo Hal’abuurka Soomaaliyeed & Meertada Afka iyo Suungaanta Soomaaliyeed, waxa ay si xushmad leh kuugu marti qaadayaan Xuska Maalinta Afka Hooyo ee Caalamiga ah, oo lugu qaban doono Safari Restaurant and Banquet Center, Banquet Hall, cinwaankuna yahay 3010 4th Avenue S. Minneapolis, MN 55408). Maalintu waa Axad, Feb. 24, 2013, saacaddu waa 6:00 fiidnimo.( 6 PM)
Waxaa xafladda lagu soo bandhigi doonaa warbixin, doodwadaag, filim iyo qaamuus Afkeena hooyo ku qoran, lana magac baxay “Soo Maal,” oo ah kan ugu weyn uguna ereyo badan ee ilaa hadda laga qoray af Soomaaliga. Nuqullo tiro yar baa la keeni doonaa, oo xafladda ka hor iyo ka dibba halkaa lagu iibin doonaa, Insha Allah!
Hal-ku-dheggu sannadkan waa, "Afkeenna oo 40 Sano Qornaa iyo Ifafaalaha Maanta.” Hadal hayntu waa:
1. Xog-warran xusaskii 40 guurada qoraalka far Soomaaliga.
2. Xog-warran kulan weynihii Jabbuuti ee xuskii qoraalka Af Soomaaliga.
3. Af Soomaaliga oo 40 sano qornaa, muxuu maanta ku sugan yahay?
Goob joog ka noqo xogta halkaa lagu soo bandhigayo, su’aalaha aad qabtana, kaalay oo jawaabahooda ka bogo.
Waxa aan rajaynaynaa in aad nagala soo qayb gashaan, oo nala wadaagtaan xuska xafladdan!
Soo dhowaada,
Naadiga Qalinleyda iyo Hal’abuurka Soomaaliyeed &
Meertada Afka iyo Suugaanta Soomaaliyeed
Waxaa la yaab leh aad baa loo xaqiraa ninkii soo hindisay afka Soomaaliga sida loo qoro? Sabab? Qabiil aan Sade ahayn haduu ka dhalan lahaa, ninkaas meel kasta ayaa laga sheega lahaa. Soomaalida qabyaalada ilaahay ha ka daaweeyo.Quote
- Somalia celebrates the 50th Anniversary of the OAU in Mogadishu
- Prime Minister welcomes progress in parliament and outlines road ahead on Jubaland and Somaliland
- Somaliland Minister Rejects Control of Airspace By Somalia Govt
- Somali Government gives green light to the New Deal process launched in Mogadishu today
- Al_Ameriki's Battle: Al-Shabaab Fighters Loyal to Godane Reportedly Kill Al-Amriki
- Rebuilding Somalia: Giving Extremists a Second Chance
- Defense Minister: Nation Can't Afford Weapons
- Rebuilding Somalia: David Cameron Pledges Support Somalia (Video)
- The London Meeting: OPENING ADDRESS BY THE PRESIDENT OF THE FEDERAL REPUBLIC OF SOMALIA
- Rebuilding Somalia: Somali Government adopts new public finance management policy
- IN Somalia: Hospitals See Fewer War Victims
- Somali Government concerned by the worsening situation of Somali refugees in Yemen
- Controversy Over Dismissal of Motion On Somalia-Somaliland Agreement
- Al Amriki Tweets About Al Shabaab Assassination Attempt
- Somali and Kenyan Presidents in bilateral meeting ahead of London Conference
- Prime Minister galvanizes security forces as reforms take hold
- The world will see that Somalia has turned the corner, Prime Minister tells UK Foreign Secretary
- Government Will Not Recognise Jubbaland Conference, Guled Says
- Somalia: Wind Brings Light to Somaliland
- Somalia targets Shell, Eni for oil, gas output-sharing contracts
- Prime Minister calls on security forces and police to bring journalist killer to justice
- Somalia's young army recruits face uphill battle for credibility
- Somalia the yardstick in new deal for conflict-affected countries
- 9 killed by gunman in Kenyan city near Somali border; police blame al-Qaida-allied militants
- STATEMENT BY HASSAN SHEIKH MOHAMOUD, ON BAHAR DAR FORUM FOR SECURITY AND ORGANIZED CRIMES
- Iskumilanka Madaxtooyada iyo Baarlamaanka waa Lug iyo Luqun Isi Suran
- Faallo: Nina Hooskiisa Ma Harsado
- Faalo: Wajigabaxii Labaad Ee Dawladu Kala Kulantay Kismaayo Raaskaamboodiyeenteeda! (2)
- Somaliyeey, furrsad weyn ayaa jirto maanta by Ahmed-haadi Muhumad
- Madaxweyne Sh Shariif ma la tabay mise anaa mooday by Farah Warsame
- Hantidii Ummada Laheed Goormaa loo Celin? by Faysal Ahmed
- Somaliarising after two decades of civil war and unrest by Muddassar Ahmed
- What’s the Future forSomalia after August 20 by Axmed Farax
- Adeegsiga Af Qalaad Qiil ma loo Hayaa? by M Aden
- Ninba Dahab Lumay Si u Doondoon-by Kaafi Farey













11:00-11:30



RSS


































