Madexweyne Xasan Sheikh "waxaan dib u soo celinay xiriirka diblomaasiyadeed ee caalamka"
Muqdisho (GT)-Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo shalay dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in xiriirka diblomaasiyadeed ee caalamka la leedahay dowladda Soomaaliya uu aad u soo dhismayo.
Isagoo Madaxweynaha ka hadlayay safaradii uu ku tagay dalal ka tirsan caalamka ayaa sheegay in loo baahan yahay in wixii howl ah ee ku saabsan dowlad dhisida iyo baahideeda inay iyagu qabtaan, Caalamkana uu taageero ku siiyo.
"Mashruuca aan rabno inaan qabano waa dowlad dhisid, dowlad shaqeyneysa, amniga soo celisa, kalsoonida soo celisa maamulka ku baahiso dalka oo dhan ayaa nagala rabaa, caalamka shaqo wanaagsan oo gar gaar leh ayuu noo qabanayay 22-kii sano ee la soo dhaafay"ayuu yiri Madaxweyne Xasan Sheekh.
Madaxweynaha ayaa sidoo kale xusay inay jiri karaan dhaliilo, hase ahaatee loo baahan yahay in la saxo, waxaana uu tilmaamay in dowlad kasta ay qalad ka dhici karaan.
Waxaa uu sheegay in shacabka Soomaaliyed looga baahan yahay inay ka faa'ideystaan aqoonsiga ay caalamka ka helayaan, si dowladnimada loo xoojiyo.
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa safar qaatay muddo labo todobaad ku tagay dalalka Itoobiya oo uu uga qeyb galay shirkii Midowga Afrika, magaalada Brussules ee dalka Belgium, Britain iyo dalka Masar oo uga qeyb galay shirkii Ururka Islaamka.
Dadka dhaliila siyaasada madexweyne Xasan Sheikh ayaa waxay sheegayaan in Madaxweynaha uu isku koobayo awoodii dowladda, iyo safarada dibada, isagoo lagu eedeeyay in howshii xafiiska R/wasaaraha oo ah hay'ada fulinta uu meel kaga dhacay hase ahaatee Xafiiska Madaxweynaha ayaa sheegaya in arrinta tahay mid lagu xoojinayo xiriirka siyaasadeed ee dowladda la leedahay caalamka, kaasoo mudooyinkii u dambeeyay uu aad u soo xoogeysanayay.
Muqdisho
Gelinsoortimes
- Somaliland Minister Rejects Control of Airspace By Somalia Govt
- Somali Government gives green light to the New Deal process launched in Mogadishu today
- Al_Ameriki's Battle: Al-Shabaab Fighters Loyal to Godane Reportedly Kill Al-Amriki
- Rebuilding Somalia: Giving Extremists a Second Chance
- Defense Minister: Nation Can't Afford Weapons
- Rebuilding Somalia: David Cameron Pledges Support Somalia (Video)
- The London Meeting: OPENING ADDRESS BY THE PRESIDENT OF THE FEDERAL REPUBLIC OF SOMALIA
- Rebuilding Somalia: Somali Government adopts new public finance management policy
- IN Somalia: Hospitals See Fewer War Victims
- Somali Government concerned by the worsening situation of Somali refugees in Yemen
- Controversy Over Dismissal of Motion On Somalia-Somaliland Agreement
- Al Amriki Tweets About Al Shabaab Assassination Attempt
- Somali and Kenyan Presidents in bilateral meeting ahead of London Conference
- Prime Minister galvanizes security forces as reforms take hold
- The world will see that Somalia has turned the corner, Prime Minister tells UK Foreign Secretary
- Government Will Not Recognise Jubbaland Conference, Guled Says
- Somalia: Wind Brings Light to Somaliland
- Somalia targets Shell, Eni for oil, gas output-sharing contracts
- Prime Minister calls on security forces and police to bring journalist killer to justice
- Somalia's young army recruits face uphill battle for credibility
- Somalia the yardstick in new deal for conflict-affected countries
- 9 killed by gunman in Kenyan city near Somali border; police blame al-Qaida-allied militants
- STATEMENT BY HASSAN SHEIKH MOHAMOUD, ON BAHAR DAR FORUM FOR SECURITY AND ORGANIZED CRIMES
- Somalia takes major step forward on counter-terrorism
- In Rebuilding Armed Forces, Somalia Faces Challanges
- Iskumilanka Madaxtooyada iyo Baarlamaanka waa Lug iyo Luqun Isi Suran
- Faallo: Nina Hooskiisa Ma Harsado
- Faalo: Wajigabaxii Labaad Ee Dawladu Kala Kulantay Kismaayo Raaskaamboodiyeenteeda! (2)
- Somaliyeey, furrsad weyn ayaa jirto maanta by Ahmed-haadi Muhumad
- Madaxweyne Sh Shariif ma la tabay mise anaa mooday by Farah Warsame
- Hantidii Ummada Laheed Goormaa loo Celin? by Faysal Ahmed
- Somaliarising after two decades of civil war and unrest by Muddassar Ahmed
- What’s the Future forSomalia after August 20 by Axmed Farax
- Adeegsiga Af Qalaad Qiil ma loo Hayaa? by M Aden
- Ninba Dahab Lumay Si u Doondoon-by Kaafi Farey













11:00-11:30





































