Rag Ka Tirsan Kooxda Shabaad Iyo Ciidamada Dowlada Oo Maxkamadda B/weyne Ku Xukuntay Xarig Iyo Dil
Baladweyne (GT) - Maxkamadda darajada koowaad ee ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa Magaalada Baladweyne ku xukuntay Askar ka tirsan Ciidamada Dowladda iyo kooxo ka tirsan Al Shabaab.
Xukumadaan oo ahaa Xarig iyo Dil ayaa lagu xukumay 13 qof oo lagu helay dambiyo kala duwan, kuwaas oo ku sugan magaalada Baladweye.
Maxkamadda ayaa Afar ka tirsan Nimankaasi ku xukumay dil, kaddib markii ay qirteen in ay horey dilal u geyseen. Waxaana ku jiray Nin Qirtay inuu Dilay Guddoomiyihii golaha odayaasha dhaqanka ee gobolka Hiiraan, Sheekh Muxumed Sheekh Xuseen (Marya-cadde).
Sagaalka kale ayaa lagu xukumay Xabsi u dhaxeeya 6 Bil ilaa 25 Sano.
Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ee dowladda federaalka Soomaaliya ayaa xukunno kala duwan waxa ay horay ugu riday Ciidamo ka tirsanaa dowladda.
- Somalia celebrates the 50th Anniversary of the OAU in Mogadishu
- Prime Minister welcomes progress in parliament and outlines road ahead on Jubaland and Somaliland
- Somaliland Minister Rejects Control of Airspace By Somalia Govt
- Somali Government gives green light to the New Deal process launched in Mogadishu today
- Al_Ameriki's Battle: Al-Shabaab Fighters Loyal to Godane Reportedly Kill Al-Amriki
- Rebuilding Somalia: Giving Extremists a Second Chance
- Defense Minister: Nation Can't Afford Weapons
- Rebuilding Somalia: David Cameron Pledges Support Somalia (Video)
- The London Meeting: OPENING ADDRESS BY THE PRESIDENT OF THE FEDERAL REPUBLIC OF SOMALIA
- Rebuilding Somalia: Somali Government adopts new public finance management policy
- IN Somalia: Hospitals See Fewer War Victims
- Somali Government concerned by the worsening situation of Somali refugees in Yemen
- Controversy Over Dismissal of Motion On Somalia-Somaliland Agreement
- Al Amriki Tweets About Al Shabaab Assassination Attempt
- Somali and Kenyan Presidents in bilateral meeting ahead of London Conference
- Prime Minister galvanizes security forces as reforms take hold
- The world will see that Somalia has turned the corner, Prime Minister tells UK Foreign Secretary
- Government Will Not Recognise Jubbaland Conference, Guled Says
- Somalia: Wind Brings Light to Somaliland
- Somalia targets Shell, Eni for oil, gas output-sharing contracts
- Prime Minister calls on security forces and police to bring journalist killer to justice
- Somalia's young army recruits face uphill battle for credibility
- Somalia the yardstick in new deal for conflict-affected countries
- 9 killed by gunman in Kenyan city near Somali border; police blame al-Qaida-allied militants
- STATEMENT BY HASSAN SHEIKH MOHAMOUD, ON BAHAR DAR FORUM FOR SECURITY AND ORGANIZED CRIMES
- Iskumilanka Madaxtooyada iyo Baarlamaanka waa Lug iyo Luqun Isi Suran
- Faallo: Nina Hooskiisa Ma Harsado
- Faalo: Wajigabaxii Labaad Ee Dawladu Kala Kulantay Kismaayo Raaskaamboodiyeenteeda! (2)
- Somaliyeey, furrsad weyn ayaa jirto maanta by Ahmed-haadi Muhumad
- Madaxweyne Sh Shariif ma la tabay mise anaa mooday by Farah Warsame
- Hantidii Ummada Laheed Goormaa loo Celin? by Faysal Ahmed
- Somaliarising after two decades of civil war and unrest by Muddassar Ahmed
- What’s the Future forSomalia after August 20 by Axmed Farax
- Adeegsiga Af Qalaad Qiil ma loo Hayaa? by M Aden
- Ninba Dahab Lumay Si u Doondoon-by Kaafi Farey













11:00-11:30






































