Shirkii Dalalka Islaamka oo Maanta La soo Af-jaray
Qaahira,Masar,07,Febraayo, )2013Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa qudbad ka jeediyay shirka ururka dalalka Islaamka (OIC) oo Qaahira maanta lagu soo gaba-gabeeyay. Madaxweynaha ayaa qudbadii uu halkaa ka jeediyay uga mahadceliyay dhamaan dalalka Islaamka taageerada ay siiyaan ummadda Soomaaliyeed. Mar uu ka hadlay xaaladda Soomaaliya ayuu Madaxweyne Xassan sheegay in Soomaaliya ay sidii hore ka fiicantahay laakin howl badan weli qabyo tahay, dhinaca amnigana horumar la taaban karo laga gaaray sida burcad badeedii iyo kooxihii nabad diidka ahaa ee Al-Shabaab oo awoodoodii hoos loo riday.
Ugu Danbeyntii ayuu Madaxweynaha iyo wafdiga uu hogaaminayay waxey kulamo gaar ha la qaateen dalal kale oo ay ka mid yihiin Isku Tagga Imaraadka Carabta(UAE), Cumaan iyo dalal kale oo ka tirsan ururkan. Waxeyna ka wada hadleen sidii xiriirka Soomaaliya iyo dalalkaas loo xoojin lahaa .
Gelinsoortimes.com Newsdesk
salah
- Somalia celebrates the 50th Anniversary of the OAU in Mogadishu
- Prime Minister welcomes progress in parliament and outlines road ahead on Jubaland and Somaliland
- Somaliland Minister Rejects Control of Airspace By Somalia Govt
- Somali Government gives green light to the New Deal process launched in Mogadishu today
- Al_Ameriki's Battle: Al-Shabaab Fighters Loyal to Godane Reportedly Kill Al-Amriki
- Rebuilding Somalia: Giving Extremists a Second Chance
- Defense Minister: Nation Can't Afford Weapons
- Rebuilding Somalia: David Cameron Pledges Support Somalia (Video)
- The London Meeting: OPENING ADDRESS BY THE PRESIDENT OF THE FEDERAL REPUBLIC OF SOMALIA
- Rebuilding Somalia: Somali Government adopts new public finance management policy
- IN Somalia: Hospitals See Fewer War Victims
- Somali Government concerned by the worsening situation of Somali refugees in Yemen
- Controversy Over Dismissal of Motion On Somalia-Somaliland Agreement
- Al Amriki Tweets About Al Shabaab Assassination Attempt
- Somali and Kenyan Presidents in bilateral meeting ahead of London Conference
- Prime Minister galvanizes security forces as reforms take hold
- The world will see that Somalia has turned the corner, Prime Minister tells UK Foreign Secretary
- Government Will Not Recognise Jubbaland Conference, Guled Says
- Somalia: Wind Brings Light to Somaliland
- Somalia targets Shell, Eni for oil, gas output-sharing contracts
- Prime Minister calls on security forces and police to bring journalist killer to justice
- Somalia's young army recruits face uphill battle for credibility
- Somalia the yardstick in new deal for conflict-affected countries
- 9 killed by gunman in Kenyan city near Somali border; police blame al-Qaida-allied militants
- STATEMENT BY HASSAN SHEIKH MOHAMOUD, ON BAHAR DAR FORUM FOR SECURITY AND ORGANIZED CRIMES
- Iskumilanka Madaxtooyada iyo Baarlamaanka waa Lug iyo Luqun Isi Suran
- Faallo: Nina Hooskiisa Ma Harsado
- Faalo: Wajigabaxii Labaad Ee Dawladu Kala Kulantay Kismaayo Raaskaamboodiyeenteeda! (2)
- Somaliyeey, furrsad weyn ayaa jirto maanta by Ahmed-haadi Muhumad
- Madaxweyne Sh Shariif ma la tabay mise anaa mooday by Farah Warsame
- Hantidii Ummada Laheed Goormaa loo Celin? by Faysal Ahmed
- Somaliarising after two decades of civil war and unrest by Muddassar Ahmed
- What’s the Future forSomalia after August 20 by Axmed Farax
- Adeegsiga Af Qalaad Qiil ma loo Hayaa? by M Aden
- Ninba Dahab Lumay Si u Doondoon-by Kaafi Farey













11:00-11:30






































