Madaxweynaha oo ka Qeyb Galaya Shirka Wadamada Islaamka
(Qaahira, Masar ,05 Febraayo, 2013) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa ka soo degay gegida dayuuradaha ee Qaahira si ay uga qeyb-galaan shirka Ururka Islaamka (OIC) kasoo ay kasoo qeyb galayaan 59 dowladdood.
R/Wasaare ku xigeenka ahna Wasiirka Arimahha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Marwo Fawziyo Yusuf Aadan,Wasiirul Dowlaha Madaxtooyadda Mudane Faarax Sh. Cabdul-Qaadir yaa Madaxweynaha kala qeyb galayo Shirka OIC .
Shirkaan ayaa waxaa xoogga la saari doonaa sidii dhibaatooyinka ka taagan dalalka Islaamka wax looga qaban lahaa. Ayadoo isbadalo badan aduunka ka socdaan, dawladaha islaamkuna ka mid yihiin isbdaladaas socda waqtigan, ayey dawladaha islaamku ka fakarayaan sidii isbadladaas ka socday wadamada islaamka loo hagi lahaa. Arriimaha badan ee dunida islaamka hortaala ayaa isugu jirta mid kacdoono ka socda wadama badan oo islaamka ah iyo argagixiso haraysay horumarkii ay dawladaha islaamku tiigsan lahayeen. Waxaa la filayaa in si gooni ah looga hadli doonaa dhibaatooyinka ka taagan dalalka Soomaaliya oo hadda muddo labaatan sano ah dawlad heshay, Mali oo ay argagixiso faraha ku dhigtay hadana dawlada faransiisku gacanta la soo gashay, Sudan oo ayadu sandihii ugu dambeeyey kala go'go fara ba'an ku haysay iyo Suuriya oo hadda dagaal lagu hoobtay ka socdo. Haddaba guud ahaan dawladaha islaamka ayaa u muuqda kuwo aan xalin karin dhibaatooyinka dhaqaale iyo siyaasadeed ee la soo gudboonaada dadkooda. Ayagoo taasi cadayn u tahay isbadaladii siyaasadeed ee ka dhacay wadamada waqooyiga Afrika ee muslimiinta ah, taasoo ay ku jirto dawlada Masar oo maanta martida loo yahay.
Si kastaba ha ahaatee Madaxweyne Xassan Sh. Maxamuud ayaa waxaa ka go’an sidii dalka Soomaaliya xiriir wanaagsan ula yeelan lahaa dalalka caalamka. Sida aad la socotaan Madaxweynaha ayaa horay ula kulmay Madaxda dalal kala duwan si loo soo celiyo heshiisyadii ay Soomaaliya la laheyd dalalkaas. Taasoo lagu amaano madaxweynaha sida dadaalka leh ee dawladii Soomaaliya uu uga dhex muujiyey saaxada caalamka.
Gelinsoortimes.com newsdesk

- Somaliland Minister Rejects Control of Airspace By Somalia Govt
- Somali Government gives green light to the New Deal process launched in Mogadishu today
- Al_Ameriki's Battle: Al-Shabaab Fighters Loyal to Godane Reportedly Kill Al-Amriki
- Rebuilding Somalia: Giving Extremists a Second Chance
- Defense Minister: Nation Can't Afford Weapons
- Rebuilding Somalia: David Cameron Pledges Support Somalia (Video)
- The London Meeting: OPENING ADDRESS BY THE PRESIDENT OF THE FEDERAL REPUBLIC OF SOMALIA
- Rebuilding Somalia: Somali Government adopts new public finance management policy
- IN Somalia: Hospitals See Fewer War Victims
- Somali Government concerned by the worsening situation of Somali refugees in Yemen
- Controversy Over Dismissal of Motion On Somalia-Somaliland Agreement
- Al Amriki Tweets About Al Shabaab Assassination Attempt
- Somali and Kenyan Presidents in bilateral meeting ahead of London Conference
- Prime Minister galvanizes security forces as reforms take hold
- The world will see that Somalia has turned the corner, Prime Minister tells UK Foreign Secretary
- Government Will Not Recognise Jubbaland Conference, Guled Says
- Somalia: Wind Brings Light to Somaliland
- Somalia targets Shell, Eni for oil, gas output-sharing contracts
- Prime Minister calls on security forces and police to bring journalist killer to justice
- Somalia's young army recruits face uphill battle for credibility
- Somalia the yardstick in new deal for conflict-affected countries
- 9 killed by gunman in Kenyan city near Somali border; police blame al-Qaida-allied militants
- STATEMENT BY HASSAN SHEIKH MOHAMOUD, ON BAHAR DAR FORUM FOR SECURITY AND ORGANIZED CRIMES
- Somalia takes major step forward on counter-terrorism
- In Rebuilding Armed Forces, Somalia Faces Challanges
- Iskumilanka Madaxtooyada iyo Baarlamaanka waa Lug iyo Luqun Isi Suran
- Faallo: Nina Hooskiisa Ma Harsado
- Faalo: Wajigabaxii Labaad Ee Dawladu Kala Kulantay Kismaayo Raaskaamboodiyeenteeda! (2)
- Somaliyeey, furrsad weyn ayaa jirto maanta by Ahmed-haadi Muhumad
- Madaxweyne Sh Shariif ma la tabay mise anaa mooday by Farah Warsame
- Hantidii Ummada Laheed Goormaa loo Celin? by Faysal Ahmed
- Somaliarising after two decades of civil war and unrest by Muddassar Ahmed
- What’s the Future forSomalia after August 20 by Axmed Farax
- Adeegsiga Af Qalaad Qiil ma loo Hayaa? by M Aden
- Ninba Dahab Lumay Si u Doondoon-by Kaafi Farey













11:00-11:30





































