Wafdi Baarlamaan oo Dhabad Gaaray
Wafdi ka mid ah barlaamanka Soomaaliya ayaa maanta booqday degmada Dhabad. Wafdigaas oo maalmahanba booqanayey goobo ka mid ah degmooyinka gobolka Dhuusamareeb ayaa halkaas kula kulmay qaar ka mid waxgaradka degmada waxayna ka wada hadleen sidii degmadan iyo kuwa kale ee gobolkaba loo horumarin lahaa. Waa markii ugu horeysay ee muddo ka badan 30 sanoo uu wafdi ka socda dowlada Somalia booqasho shaqo ku maro Gobolka Galgaduud siiba Dagmoyinka Dhabad iyo agagaarkeeda ee Gobolka Galgaduud.
Wafdigaan oo ka koobna xildhibaano ayaa waxaay xogwaraysteen shacabka ku dhaqaan Dagmoyinka waxayna kala hadleen baahiyaha ay qabaan iyo sidii dawlada Soomaaliya ay uga heli lahaayeen qaybtii ay ku lahaayeen horumarinta iyo dib u dhiska dalka. Waxay wafidgaas arkeen baahida ay dadkaas u qabaan xagga waxbarashada, caafimaadka, biyaha, isbitaalada iyo maamulkaba, waase la arki doonaa wixii ay arintaas ka qabtaan markii ay Xamar ku guda laabtaan.
Gelinssortimes.com
- Somalia celebrates the 50th Anniversary of the OAU in Mogadishu
- Prime Minister welcomes progress in parliament and outlines road ahead on Jubaland and Somaliland
- Somaliland Minister Rejects Control of Airspace By Somalia Govt
- Somali Government gives green light to the New Deal process launched in Mogadishu today
- Al_Ameriki's Battle: Al-Shabaab Fighters Loyal to Godane Reportedly Kill Al-Amriki
- Rebuilding Somalia: Giving Extremists a Second Chance
- Defense Minister: Nation Can't Afford Weapons
- Rebuilding Somalia: David Cameron Pledges Support Somalia (Video)
- The London Meeting: OPENING ADDRESS BY THE PRESIDENT OF THE FEDERAL REPUBLIC OF SOMALIA
- Rebuilding Somalia: Somali Government adopts new public finance management policy
- IN Somalia: Hospitals See Fewer War Victims
- Somali Government concerned by the worsening situation of Somali refugees in Yemen
- Controversy Over Dismissal of Motion On Somalia-Somaliland Agreement
- Al Amriki Tweets About Al Shabaab Assassination Attempt
- Somali and Kenyan Presidents in bilateral meeting ahead of London Conference
- Prime Minister galvanizes security forces as reforms take hold
- The world will see that Somalia has turned the corner, Prime Minister tells UK Foreign Secretary
- Government Will Not Recognise Jubbaland Conference, Guled Says
- Somalia: Wind Brings Light to Somaliland
- Somalia targets Shell, Eni for oil, gas output-sharing contracts
- Prime Minister calls on security forces and police to bring journalist killer to justice
- Somalia's young army recruits face uphill battle for credibility
- Somalia the yardstick in new deal for conflict-affected countries
- 9 killed by gunman in Kenyan city near Somali border; police blame al-Qaida-allied militants
- STATEMENT BY HASSAN SHEIKH MOHAMOUD, ON BAHAR DAR FORUM FOR SECURITY AND ORGANIZED CRIMES
- Iskumilanka Madaxtooyada iyo Baarlamaanka waa Lug iyo Luqun Isi Suran
- Faallo: Nina Hooskiisa Ma Harsado
- Faalo: Wajigabaxii Labaad Ee Dawladu Kala Kulantay Kismaayo Raaskaamboodiyeenteeda! (2)
- Somaliyeey, furrsad weyn ayaa jirto maanta by Ahmed-haadi Muhumad
- Madaxweyne Sh Shariif ma la tabay mise anaa mooday by Farah Warsame
- Hantidii Ummada Laheed Goormaa loo Celin? by Faysal Ahmed
- Somaliarising after two decades of civil war and unrest by Muddassar Ahmed
- What’s the Future forSomalia after August 20 by Axmed Farax
- Adeegsiga Af Qalaad Qiil ma loo Hayaa? by M Aden
- Ninba Dahab Lumay Si u Doondoon-by Kaafi Farey













11:00-11:30






































