Waxa Tacsi Tiiraanyo iyo Murogo Xambaarsan Loodiraya Qoskii Iyo Qarabadii uu Kageeriyoday Marxuun Fiqi Xaashi Fiqi Maxamed Fiqi Cabdi oo Xalay kugeeriyooday Magalada Caabudwaaq

Waxa Tacsi tiiraanyo iyo murogo Xambaarsan loodiraya Qoskii iyo Qaraabadii uuka Geeriyooday Allaha Unaxariistee Marxuun Fiqi Xaashi Fiqi Maxamed Fiqi Cabdi oo Xalay Shantii Habeeynimo Kugeeriyooday Magalada Caabudwaaq ee Gobalka Galgaduud.
Fiqiga oo waayahaan danbe aad uxanuunsana aya Xalay waxa Kusoo xaadiray tiirabi,
Marxuunka oo aad looga yaqaaney Waqooyiga Gobalka Galgaduud aya aha Nin Taariikh Dheer Kudhexlaha Bulshada Kunool Degmooyinka Dhabad, Caabudwaaq iyo Kilirka Shanaad ee Ethiopia. Marxuun Xaashi Fiqi allaaha Unaxariistee Wuxuu aha Nin caan ku ah Diinta Islaamka asagoo aha nin kasoo jeeday Reer Wada Fiqi ah Laguna yaqanay Barida Diinta islaamka iyo Dhabaha Toosan, Xashi Fiqi Rabi Jandii haka waraabshee Wuxuu caan ku aha Dhowrsanaan iyo deeqsinimo iyo go’aan Qaadashada Tubta Tooosan asagoo sigaar ah loogu xasuustu Barkad uu kulaha Degmada Dhabad Taas oo markii lasheego Qof walba oo aqoon uleh Gobalka uu horay kagaranayo.
Marxuunka waxa ilahay looga Baryayaa in uukawarabsho Janatul Firdows Kitaabkiisana Midigta uu kasiiyo Rabina uukadhigo Kuwa Aduunka Karaaxaysata Qabrigiisana Ilaahay Ha uwaasiciyo, Amiin Amiin Amiin .
Waxa Tacsidaan siwada jir ah udiraya dadka hoos kuqoran:
1, C/qani Goobe Xaashi
2,Cali Jaamac C/lle
3, Abukar Warsame Maxamuud
4,muxamed Siciid Warsame
5,Cabdi wali jaamac Koofi
6,Hassan Jamac C/lle
7,Daahir Warsame Guuled
8, Axmed Warsame Guuled
9,c/naasir warsame Guuled
10, Nadiifo Maxamuud C/lle
11,Casho Muxamed Faarax
12, Mahdi Warsame Guuled
13, C/raxmaan Jaamac Muxamed
14, Dhamaan wax tacsi Taas lamid ah Diraya Shaqaalaha Shirgada Dabahshiil Baladxawo iyo Amaano Express.
Nairobi,
Sidookale Waxaa geerida Fiqiga katacsiyeynaya Jaaliyada Maxamed amaan reer ee Kunool Magalada Nairobi Waxana ilahay looga baryaya in uu Samir iyo iimaan kasiiyo qaraabadii iyo eheladii uu kageeriyooday Xaashi Fiqi Booskiisiina wax Kheyrqaba Ugu badalo amiin amiin
Gelinsoortimes.com
Nairobi
inlaa lilaahi wa inaa ileyhi raajicuun waxaan ilaahay uga baryayaa awoowgay in jandii fardowso naxariistiisa uu ku galiyo eheladiisiins samir iyo iimaan ale ka siito AMIN AMIN AMIN Quote
- Somaliland Minister Rejects Control of Airspace By Somalia Govt
- Somali Government gives green light to the New Deal process launched in Mogadishu today
- Al_Ameriki's Battle: Al-Shabaab Fighters Loyal to Godane Reportedly Kill Al-Amriki
- Rebuilding Somalia: Giving Extremists a Second Chance
- Defense Minister: Nation Can't Afford Weapons
- Rebuilding Somalia: David Cameron Pledges Support Somalia (Video)
- The London Meeting: OPENING ADDRESS BY THE PRESIDENT OF THE FEDERAL REPUBLIC OF SOMALIA
- Rebuilding Somalia: Somali Government adopts new public finance management policy
- IN Somalia: Hospitals See Fewer War Victims
- Somali Government concerned by the worsening situation of Somali refugees in Yemen
- Controversy Over Dismissal of Motion On Somalia-Somaliland Agreement
- Al Amriki Tweets About Al Shabaab Assassination Attempt
- Somali and Kenyan Presidents in bilateral meeting ahead of London Conference
- Prime Minister galvanizes security forces as reforms take hold
- The world will see that Somalia has turned the corner, Prime Minister tells UK Foreign Secretary
- Government Will Not Recognise Jubbaland Conference, Guled Says
- Somalia: Wind Brings Light to Somaliland
- Somalia targets Shell, Eni for oil, gas output-sharing contracts
- Prime Minister calls on security forces and police to bring journalist killer to justice
- Somalia's young army recruits face uphill battle for credibility
- Somalia the yardstick in new deal for conflict-affected countries
- 9 killed by gunman in Kenyan city near Somali border; police blame al-Qaida-allied militants
- STATEMENT BY HASSAN SHEIKH MOHAMOUD, ON BAHAR DAR FORUM FOR SECURITY AND ORGANIZED CRIMES
- Somalia takes major step forward on counter-terrorism
- In Rebuilding Armed Forces, Somalia Faces Challanges
- Iskumilanka Madaxtooyada iyo Baarlamaanka waa Lug iyo Luqun Isi Suran
- Faallo: Nina Hooskiisa Ma Harsado
- Faalo: Wajigabaxii Labaad Ee Dawladu Kala Kulantay Kismaayo Raaskaamboodiyeenteeda! (2)
- Somaliyeey, furrsad weyn ayaa jirto maanta by Ahmed-haadi Muhumad
- Madaxweyne Sh Shariif ma la tabay mise anaa mooday by Farah Warsame
- Hantidii Ummada Laheed Goormaa loo Celin? by Faysal Ahmed
- Somaliarising after two decades of civil war and unrest by Muddassar Ahmed
- What’s the Future forSomalia after August 20 by Axmed Farax
- Adeegsiga Af Qalaad Qiil ma loo Hayaa? by M Aden
- Ninba Dahab Lumay Si u Doondoon-by Kaafi Farey













11:00-11:30



RSS

































