Maxkamada sare oo maanta lasoo taagay haweeneydii ku andacootay in lakufsaday
Maxkamadda Sare ee Somalia ayaa Maanta la horkeeney Wariye Cabdicasiis Nuur Maxamed (Korornto) iyo Shan Qof oo kale kuwaas oo Ciidamada Booliiska ku eedeeyeen in ay isku Kaashadeen Kufsi Been Abuur balse waxay Qireen dadkaasi in aysan wax dambigaa gelin oo ay u Xiran yihiin si Cadaalodaro ah.
Markii ay maanta ka soo muuqdeen Maxakamada ayaa waxaa Xeer Ilaaliyaha Qaran uu ku eedeeyey dadkaasi in ay been ka sheegeen Ciidamada Booliiska islamarkaana ay abuureen Kufsi been Abuur ah hase yeeshee Mid ka mid ah Qareenada u doodaya dadkaas ayaa sheegey in dadkaan aysan wax dambi ah gelin islamarkaana ay u xiran yihiin Arrimo Siyaasadeed.
Gudoomiyaha Maxkamada ayaa waxaa uu mid Mid u weydiiyey dadkaasi waxa lagu soo eedeeyeen, Dhamaantoodna waxay shegeen in aysna gelin wax Dambi ah iyadoo Haweeneydii la sheegey in la Kufsadey ay Maxakamada ka hor caddeysey in la Kufsadey islamarkaana la doonayo in dadkii Kufsdey la qariyo, waxayna Maxkamadda ka codsatey in si Cadaalad ah loo qaado Dacwadeeda .
Markii ay kululaatey Doodii Qareenada u doodayo dadkaasi iyo Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaran ayaa waxaa markii dambe soo kala dhex galey Gudoomiyaha Maxkamada oo sheegey in Si degenaan ah loo hadlo iyadoo Qareenada u doodayo Wariye Cabdicasiis ay soo qaateen Qododbo ka mid Xeer Ciqaabta iyo kuwa ka mid Dastuurka Qaranka kuwaas oo sheegya inn dadkaan ay Xaq u leeyihiin in ay helaan Maxkamad Cadaalad ah.
Intii ay Dacwdaa socotey ayaa waxaa Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Cabduqaadir Maxamed Muuse uu sidaayey Haweeney ka mid ahayd dadkii uu Booliska uu soo eedeeyey oo lagu magacaabo Muniiro Jaylaani Maxamed oo uu Xeer ilaaliyaha uu sheegey in aysan wax dambi ah lahayn taasoo ay la yaab ku noqtey dadkii iyo Wariyayaashii dhageysanyey Dacwadaasi iyadoo Taliyaha Ciidamnka Booliiska Soomaaliyeed uu hore u sheegey in Muniiro ay ka mid tahay dadkii Fududeeeyey Kufsigii been Abuurka ahaa isagoo afka ku balaariyey in Muniro uu u yahay Awoowe.
Gudoomiyaha Maxakamada ayaa ku dhawaaqey in mar kale Dib loo dhigey Dacwadii Cabdicasiis Koronto iyo dadka kale ee la xiran ,waxaana uu sheegey in la isugu soo laaban doonaa Maalinta Sabtida oo ay bishu tahay 2 Feberaayo haddii Eebbe Idmo sida ay Codsadeen Qareenada u doodayo Dadkaasi.
gelinsoortime.com
Muqdisho
- Somaliland Minister Rejects Control of Airspace By Somalia Govt
- Somali Government gives green light to the New Deal process launched in Mogadishu today
- Al_Ameriki's Battle: Al-Shabaab Fighters Loyal to Godane Reportedly Kill Al-Amriki
- Rebuilding Somalia: Giving Extremists a Second Chance
- Defense Minister: Nation Can't Afford Weapons
- Rebuilding Somalia: David Cameron Pledges Support Somalia (Video)
- The London Meeting: OPENING ADDRESS BY THE PRESIDENT OF THE FEDERAL REPUBLIC OF SOMALIA
- Rebuilding Somalia: Somali Government adopts new public finance management policy
- IN Somalia: Hospitals See Fewer War Victims
- Somali Government concerned by the worsening situation of Somali refugees in Yemen
- Controversy Over Dismissal of Motion On Somalia-Somaliland Agreement
- Al Amriki Tweets About Al Shabaab Assassination Attempt
- Somali and Kenyan Presidents in bilateral meeting ahead of London Conference
- Prime Minister galvanizes security forces as reforms take hold
- The world will see that Somalia has turned the corner, Prime Minister tells UK Foreign Secretary
- Government Will Not Recognise Jubbaland Conference, Guled Says
- Somalia: Wind Brings Light to Somaliland
- Somalia targets Shell, Eni for oil, gas output-sharing contracts
- Prime Minister calls on security forces and police to bring journalist killer to justice
- Somalia's young army recruits face uphill battle for credibility
- Somalia the yardstick in new deal for conflict-affected countries
- 9 killed by gunman in Kenyan city near Somali border; police blame al-Qaida-allied militants
- STATEMENT BY HASSAN SHEIKH MOHAMOUD, ON BAHAR DAR FORUM FOR SECURITY AND ORGANIZED CRIMES
- Somalia takes major step forward on counter-terrorism
- In Rebuilding Armed Forces, Somalia Faces Challanges
- Iskumilanka Madaxtooyada iyo Baarlamaanka waa Lug iyo Luqun Isi Suran
- Faallo: Nina Hooskiisa Ma Harsado
- Faalo: Wajigabaxii Labaad Ee Dawladu Kala Kulantay Kismaayo Raaskaamboodiyeenteeda! (2)
- Somaliyeey, furrsad weyn ayaa jirto maanta by Ahmed-haadi Muhumad
- Madaxweyne Sh Shariif ma la tabay mise anaa mooday by Farah Warsame
- Hantidii Ummada Laheed Goormaa loo Celin? by Faysal Ahmed
- Somaliarising after two decades of civil war and unrest by Muddassar Ahmed
- What’s the Future forSomalia after August 20 by Axmed Farax
- Adeegsiga Af Qalaad Qiil ma loo Hayaa? by M Aden
- Ninba Dahab Lumay Si u Doondoon-by Kaafi Farey













11:00-11:30






































