Dowlada Somaliya oo kadigtay Qaraxyo kadhaca Gobolada dalka Somalia

Xukuumadda Soomaaliya ayaa shaacisay inay ka digayso weeraro Al-Shabaab ay ka geestaan meelo kamid ah dalka Soomaaliya.
Sida uu warbaahinta usheegay Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya C/laahi Ciilmooge Xersi Al-Shabaab ayaa ukala firxaday Gobalada dalka Soomaaliya kadib markii sida uu sheegay laga adkaaday.
Wuxuu sheegay in Xukuumadda ay xog ku heshay inay Shabaab qorshaynayaan qaraxyo ay ka geestaan qaar kamid ah Gobalada dalka Soomaaliya isaga oo ka xusay,Baydhabo,Marka,Kismaayo,Garoowe iyo Magaalada Hargaysa ee maamulka Soomaaliland.
Wasiirka ayaa sheegay in ciidamada ammaanka Dowladda ay ku dadaalayaan ilaalinta ammaanka caasimada taasi oo shacabka u suuragelinaysa inay xilliyada habeenkii ah kasoo caweeyaan goobaha maqaayadaha ee magaalada gudaheeda.
Shalay ayeey aheyd markii Al-Shabaab ay qarax ismiidaamin ah ka geesteen inta udhaxeysa Safaarada Ethiopia iyo sidoo kale Xafiiska Ray’isul wasaraha
Gelinsoortimes.com
Muqdisho
- Somaliland Minister Rejects Control of Airspace By Somalia Govt
- Somali Government gives green light to the New Deal process launched in Mogadishu today
- Al_Ameriki's Battle: Al-Shabaab Fighters Loyal to Godane Reportedly Kill Al-Amriki
- Rebuilding Somalia: Giving Extremists a Second Chance
- Defense Minister: Nation Can't Afford Weapons
- Rebuilding Somalia: David Cameron Pledges Support Somalia (Video)
- The London Meeting: OPENING ADDRESS BY THE PRESIDENT OF THE FEDERAL REPUBLIC OF SOMALIA
- Rebuilding Somalia: Somali Government adopts new public finance management policy
- IN Somalia: Hospitals See Fewer War Victims
- Somali Government concerned by the worsening situation of Somali refugees in Yemen
- Controversy Over Dismissal of Motion On Somalia-Somaliland Agreement
- Al Amriki Tweets About Al Shabaab Assassination Attempt
- Somali and Kenyan Presidents in bilateral meeting ahead of London Conference
- Prime Minister galvanizes security forces as reforms take hold
- The world will see that Somalia has turned the corner, Prime Minister tells UK Foreign Secretary
- Government Will Not Recognise Jubbaland Conference, Guled Says
- Somalia: Wind Brings Light to Somaliland
- Somalia targets Shell, Eni for oil, gas output-sharing contracts
- Prime Minister calls on security forces and police to bring journalist killer to justice
- Somalia's young army recruits face uphill battle for credibility
- Somalia the yardstick in new deal for conflict-affected countries
- 9 killed by gunman in Kenyan city near Somali border; police blame al-Qaida-allied militants
- STATEMENT BY HASSAN SHEIKH MOHAMOUD, ON BAHAR DAR FORUM FOR SECURITY AND ORGANIZED CRIMES
- Somalia takes major step forward on counter-terrorism
- In Rebuilding Armed Forces, Somalia Faces Challanges
- Iskumilanka Madaxtooyada iyo Baarlamaanka waa Lug iyo Luqun Isi Suran
- Faallo: Nina Hooskiisa Ma Harsado
- Faalo: Wajigabaxii Labaad Ee Dawladu Kala Kulantay Kismaayo Raaskaamboodiyeenteeda! (2)
- Somaliyeey, furrsad weyn ayaa jirto maanta by Ahmed-haadi Muhumad
- Madaxweyne Sh Shariif ma la tabay mise anaa mooday by Farah Warsame
- Hantidii Ummada Laheed Goormaa loo Celin? by Faysal Ahmed
- Somaliarising after two decades of civil war and unrest by Muddassar Ahmed
- What’s the Future forSomalia after August 20 by Axmed Farax
- Adeegsiga Af Qalaad Qiil ma loo Hayaa? by M Aden
- Ninba Dahab Lumay Si u Doondoon-by Kaafi Farey













11:00-11:30





































