Xaflad loogu dabaal dagayey Dhalashada Nabi Muxamed (SCW) oo Galbta Kadhacday Xaafada Islii ee Magalada Nairobi + Vedio

Culima awdiinka Ahlusuna waljameeco aya manta Xaflad si aad ah loosoo agaasimay kuqabtay Xafada Islii, Boqolaal Dadweeyne ah oo kamida Tageerayasha Ahlusuna aya Socod kumaray wadooyinka Waaweeyn ee Xaafada Islii, Dadka oo Saarna Baabuur Geel iyo Fardo aya Socdaal waxay kumareen wadooyinka Xaafada Islii ayaga oo ruxaya Calamo lagu sooxardhay saliga Nabiga Iyo aayado Quraan ah.
Dadkaan ubaan baxayey Xuska loogu tala galay dhalashada Nabiga aya kakoobnaa qeybaha kala duwan ee Bulshada sidookale banaan baxa loosameeynayey mowliidka aya wax qeyb ka'aha Ciidamo Police ah kuwaas oo loogu tala galay sugida amaanka Banan baxatyasha.
Munaasabada Xuska Dhalashada Nabi muxamed (CSW) aya Qilaaf Xoogan Kajiraa in loo qaban karo Xaflado noocaan ah iyo inkale, Culimo badan oo kamida Dunida islaamka aya diidan Xafladaha noocaan ah ayaga oo kudoodaya in aysan waafaq saneeyn Shareecada islaamka usan sameeyna Rasuulkii alle. Culimada Qabta Fikarkaas aya Wax kamid ah Shiikha Caanka ah Muxamed Cabdi Omal oo asagu jimcadii lasoo dhaafay tafaasiil dheer ka baxshay Xafladaha loo dhigo dhalashada Nabi muxamed (CSW) Wuxuuna tilmamay in ay tahay Shay Bidco ku ah Shareecada islaamka aysana banaaneeyn. dhanka kale Culimada ahlusuna aya ku adkeeysanaya in ay tahay wax ay kaga dayanayan Asxaabtii Iyo Dadki salafka aha ayana sameeyen ayagu arinkaas oo aad moodo in looga Xoog badan yahay Dhinaca Daliilka Xadiithta iyo aqwaasha Culimada, Sikastaba hahatee Culimada Somaliyeed aya ku kala qeybsan Xafladaha noocaan ah aydoo Qola walba ay dadka taageersan u xardhayaan waxa ay ka qabaan Xafladaha loo dhigo Dhalashada Nabiga (CSW)
Gelinsoortimes.com
Nairobi
- Somaliland Minister Rejects Control of Airspace By Somalia Govt
- Somali Government gives green light to the New Deal process launched in Mogadishu today
- Al_Ameriki's Battle: Al-Shabaab Fighters Loyal to Godane Reportedly Kill Al-Amriki
- Rebuilding Somalia: Giving Extremists a Second Chance
- Defense Minister: Nation Can't Afford Weapons
- Rebuilding Somalia: David Cameron Pledges Support Somalia (Video)
- The London Meeting: OPENING ADDRESS BY THE PRESIDENT OF THE FEDERAL REPUBLIC OF SOMALIA
- Rebuilding Somalia: Somali Government adopts new public finance management policy
- IN Somalia: Hospitals See Fewer War Victims
- Somali Government concerned by the worsening situation of Somali refugees in Yemen
- Controversy Over Dismissal of Motion On Somalia-Somaliland Agreement
- Al Amriki Tweets About Al Shabaab Assassination Attempt
- Somali and Kenyan Presidents in bilateral meeting ahead of London Conference
- Prime Minister galvanizes security forces as reforms take hold
- The world will see that Somalia has turned the corner, Prime Minister tells UK Foreign Secretary
- Government Will Not Recognise Jubbaland Conference, Guled Says
- Somalia: Wind Brings Light to Somaliland
- Somalia targets Shell, Eni for oil, gas output-sharing contracts
- Prime Minister calls on security forces and police to bring journalist killer to justice
- Somalia's young army recruits face uphill battle for credibility
- Somalia the yardstick in new deal for conflict-affected countries
- 9 killed by gunman in Kenyan city near Somali border; police blame al-Qaida-allied militants
- STATEMENT BY HASSAN SHEIKH MOHAMOUD, ON BAHAR DAR FORUM FOR SECURITY AND ORGANIZED CRIMES
- Somalia takes major step forward on counter-terrorism
- In Rebuilding Armed Forces, Somalia Faces Challanges
- Iskumilanka Madaxtooyada iyo Baarlamaanka waa Lug iyo Luqun Isi Suran
- Faallo: Nina Hooskiisa Ma Harsado
- Faalo: Wajigabaxii Labaad Ee Dawladu Kala Kulantay Kismaayo Raaskaamboodiyeenteeda! (2)
- Somaliyeey, furrsad weyn ayaa jirto maanta by Ahmed-haadi Muhumad
- Madaxweyne Sh Shariif ma la tabay mise anaa mooday by Farah Warsame
- Hantidii Ummada Laheed Goormaa loo Celin? by Faysal Ahmed
- Somaliarising after two decades of civil war and unrest by Muddassar Ahmed
- What’s the Future forSomalia after August 20 by Axmed Farax
- Adeegsiga Af Qalaad Qiil ma loo Hayaa? by M Aden
- Ninba Dahab Lumay Si u Doondoon-by Kaafi Farey













11:00-11:30





































