Burcad badeed Somaliyeed oo haysta Badmaxiyiin Hindia Udhashay oo Dalbaday Siideeynta Burcad badeed Dowlada Hindia uxiran

Kooxaha burcad badeeda Soomaalida ah ee ka qowleysatay xeebaha dalka Soomaaliya ayaa dalab u gudbiyey dowladda Hindiya inay ku bedeshaan 120 burcad badeed ah oo gacanta ugu jira dowladda Hindiya in ka badan 46-badmaaxiin Hindi ah oo ay heystaan burcad badeeda Soomaalidu.
Sida warku sheegayo dowladda Hindiya ayaa dooneysa inay maxkamad saarto burcad badeeda Soomaaliyeed, hase yeeshee bartamihii bishan ayaa waxaa soo gaaray akhbaarta ah in burcad badeedu diyaar la tahay inay sii daayaan 46-badmaax oo Hindi ah oo ay afduub ahaan ay u heystaan haddii dowladda Hindiya ogolaato inay iyaduna siideyso 120-Soomaali ah oo ay dowladda Hindiya horey u sheegtay inay ku xiranyihiin xabsiyo ku yaala gudaha dalka Hindiya, kuwaas oo ay ku eedeeyeen inay ahaayeen burcad badeed.
Dowladda Hindiya ayaan weli go’aan ka gaarin sida ay ka yeelayso dalabka ay soo gudbiyeen kooxaha burcad badeeda Soomaalidu, waxaana sida uu daabacday Wargeyska Times of India oo ka soo baxa dalkaasi 120-ka ruux ee Soomaalida ah oo loo heysto dembiyada burcad badeednimo ka mid ah 16 si gaar ah loogu heysto inay dil geysteen, wuxuuna Wargeysku intaasi ku daray in Soomaalida ku jirta xabsiyada Hindiya falaka loo heysto ay ka mid yihiin burcad badeednimo ah inay dagaal ku soo qaadeen dalka Hindiya, afduub, ka ganacsi hub iyo rasaas, dil, isku day afduub iyo dembiyo kale.
gelinsoortimes.com
Muqdisho
- President Hassan: Al Shabaab are a disgrace to Somalia and will not derail our emerging peace.
- Prime Minister welcomes UN support for government efforts to stabilise Juba regions
- Farewell to Matt Baugh, UK Ambassador to Somalia
- President Hassan hosts EU Political & Security Committee Ambassadors in Mogadishu
- President Hassan Sheikh Mohamud continues to urge peace and calm in Kismayo
- President Hassan hails accession to the Cotonou Agreement as an opportunity for the recovery of Somalia
- Prime Minister wellcomes Saudi Arabia and OIC on launch of landmark relief programme
- Somali Federal Government clarifies its position on territorial waters
- Rebiulding Somalia: Japan Announces $55 Million Direct Aid For Somalia
- Statement of Hassan Sheikh Mohamud, President of Somalia 22nd Extra-Ordinary Summit of Heads of State of IGAD 24 May 2013
- Somalia celebrates the 50th Anniversary of the OAU in Mogadishu
- Prime Minister welcomes progress in parliament and outlines road ahead on Jubaland and Somaliland
- Somaliland Minister Rejects Control of Airspace By Somalia Govt
- Somali Government gives green light to the New Deal process launched in Mogadishu today
- Al_Ameriki's Battle: Al-Shabaab Fighters Loyal to Godane Reportedly Kill Al-Amriki
- Rebuilding Somalia: Giving Extremists a Second Chance
- Defense Minister: Nation Can't Afford Weapons
- Rebuilding Somalia: David Cameron Pledges Support Somalia (Video)
- The London Meeting: OPENING ADDRESS BY THE PRESIDENT OF THE FEDERAL REPUBLIC OF SOMALIA
- Rebuilding Somalia: Somali Government adopts new public finance management policy
- IN Somalia: Hospitals See Fewer War Victims
- Somali Government concerned by the worsening situation of Somali refugees in Yemen
- Controversy Over Dismissal of Motion On Somalia-Somaliland Agreement
- Al Amriki Tweets About Al Shabaab Assassination Attempt
- Somali and Kenyan Presidents in bilateral meeting ahead of London Conference
- Iskumilanka Madaxtooyada iyo Baarlamaanka waa Lug iyo Luqun Isi Suran
- Faallo: Nina Hooskiisa Ma Harsado
- Faalo: Wajigabaxii Labaad Ee Dawladu Kala Kulantay Kismaayo Raaskaamboodiyeenteeda! (2)
- Somaliyeey, furrsad weyn ayaa jirto maanta by Ahmed-haadi Muhumad
- Madaxweyne Sh Shariif ma la tabay mise anaa mooday by Farah Warsame
- Hantidii Ummada Laheed Goormaa loo Celin? by Faysal Ahmed
- Somaliarising after two decades of civil war and unrest by Muddassar Ahmed
- What’s the Future forSomalia after August 20 by Axmed Farax
- Adeegsiga Af Qalaad Qiil ma loo Hayaa? by M Aden
- Ninba Dahab Lumay Si u Doondoon-by Kaafi Farey













11:00-11:30




















