Ciidamada Nabad Sugida dowlada somalia oo manta Holgalo Kasameeyey Deg mooyin kamid ah Gobolka Banaadir iyo Dad ay kusoo qab qabteen

Moqdisho,(GT)Howlgalo ballaaran oo ay maanta ka sameeyeen ciidamada Nabad sugidda iyo kuwa Booliska qeybo kamid ah degmooyinka dharkenley iyo kaaraan ayaa waxaa Gacanta Kusoo dhigeen dad gaaraya ilaa iyo 550 qof kuwaas oo isugu jiray rag loo lamaleeynayo in ay ka tirsanaayeen Xoogaga Al shabaab iyo Kuwo isbaarooyin qarsoodi ah uyaaleen qeybo kamid degmaooyinka Gobalka banaadir.
Markii uu soo dhamaadey Howlgaladaasi ayaa waxaa warfidiyeenka lahadlay Taliyaha hey’adda Nabad sugidda Gobolka banaadir Khaliif Axmed Ereg Isagoona sheegay in dadkii maanta lagu soo qab qabtay
howlgaladaasi badankooda lasii daayey islamarkaana ay haatan gacantooda ku jiraan 72 kamid ah dadkaasi waxa uuna sheegay In mid walba lagu qaadi doono dambigiisa lana marsiin doono shareecada Islaamka isagoo intaa ku daray in aysan u dul qaadan doonin in dadka Shacabka ah hantidooda dhac loo geysto ama la dhibaateeyo.
Howl galka maanta Ciidamada Nabad Sugida iyo kuwa Booliska ay ka sameeyeen Degmooyinka Kaaraan iyo Dharkeynley ayaa waxa uu qayb ka noqonayaa Howl Gallada wayahaan dambe ka soconayay Magaalada Muqdisho kuwaas oo lagu Sugayey Ammaanka Gobolka Banaadir.
gelinsoortimes.com
Muqdisho, Somalia
- Somaliland Minister Rejects Control of Airspace By Somalia Govt
- Somali Government gives green light to the New Deal process launched in Mogadishu today
- Al_Ameriki's Battle: Al-Shabaab Fighters Loyal to Godane Reportedly Kill Al-Amriki
- Rebuilding Somalia: Giving Extremists a Second Chance
- Defense Minister: Nation Can't Afford Weapons
- Rebuilding Somalia: David Cameron Pledges Support Somalia (Video)
- The London Meeting: OPENING ADDRESS BY THE PRESIDENT OF THE FEDERAL REPUBLIC OF SOMALIA
- Rebuilding Somalia: Somali Government adopts new public finance management policy
- IN Somalia: Hospitals See Fewer War Victims
- Somali Government concerned by the worsening situation of Somali refugees in Yemen
- Controversy Over Dismissal of Motion On Somalia-Somaliland Agreement
- Al Amriki Tweets About Al Shabaab Assassination Attempt
- Somali and Kenyan Presidents in bilateral meeting ahead of London Conference
- Prime Minister galvanizes security forces as reforms take hold
- The world will see that Somalia has turned the corner, Prime Minister tells UK Foreign Secretary
- Government Will Not Recognise Jubbaland Conference, Guled Says
- Somalia: Wind Brings Light to Somaliland
- Somalia targets Shell, Eni for oil, gas output-sharing contracts
- Prime Minister calls on security forces and police to bring journalist killer to justice
- Somalia's young army recruits face uphill battle for credibility
- Somalia the yardstick in new deal for conflict-affected countries
- 9 killed by gunman in Kenyan city near Somali border; police blame al-Qaida-allied militants
- STATEMENT BY HASSAN SHEIKH MOHAMOUD, ON BAHAR DAR FORUM FOR SECURITY AND ORGANIZED CRIMES
- Somalia takes major step forward on counter-terrorism
- In Rebuilding Armed Forces, Somalia Faces Challanges
- Iskumilanka Madaxtooyada iyo Baarlamaanka waa Lug iyo Luqun Isi Suran
- Faallo: Nina Hooskiisa Ma Harsado
- Faalo: Wajigabaxii Labaad Ee Dawladu Kala Kulantay Kismaayo Raaskaamboodiyeenteeda! (2)
- Somaliyeey, furrsad weyn ayaa jirto maanta by Ahmed-haadi Muhumad
- Madaxweyne Sh Shariif ma la tabay mise anaa mooday by Farah Warsame
- Hantidii Ummada Laheed Goormaa loo Celin? by Faysal Ahmed
- Somaliarising after two decades of civil war and unrest by Muddassar Ahmed
- What’s the Future forSomalia after August 20 by Axmed Farax
- Adeegsiga Af Qalaad Qiil ma loo Hayaa? by M Aden
- Ninba Dahab Lumay Si u Doondoon-by Kaafi Farey













11:00-11:30





































