Kuuriyada Woqooyi ayaa soo saartay digniin ku socota Kuuriyada Koofureed oo sheegaysa inay filato jawaab gacan ka hadal ah haddii ay taageerto cunaqabateyn ay Qaramada Midoobay meelmarisay toddobaadkan

Nairobi,(GT)Wakaaladda wararka ee Kuuriyada Woqooyi waxay daabacday hadalkan maalin kaddib markii waddankaasi uu ku dhawaaqay inuu fulinayo tijaabo 3aad ee hubka nukliyeerka ah.
Kaddib hadal caro leh oo ka soo baxay wasaaradda arrimaha dibadda ee Kuuriyada Woqooyi iyo guddiga difaaca labadii maalmood ee la soo dhaafay, arrintani waxay ahayd farriin toos ugu socota Kuuriyada Koofureed.
Hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jong Un
'Haddii Seol ka qayb qaadato cunaqabateynta cusub ee Qaramada Midoobay, Kuuriyada Woqooyi ficil ayay kaga jawaabi doontaa' ayuu sheegay hadalku.
'Cunaqabateyn sii socota waxaa macnaheedu yahay dagaal, waana ku dhawaaqid dagaal naga dhan ah', ayay tiri Kuuriyada Woqooyi.
Waxay u egtahay in Kuuriyada Woqooyi ay Kuuriyada Koofureed ku eedeynayso dareen xoog leh oo caalamku ka bixiyay gantaal ay dhowaan hawada u dirtay.
Hase ahaatee, maalintii Khamiistii waxay Kuuriyada Woqooyi waxay eedeynaysay cadawgeeda ugu weyn oo ah Maraykanka, iyadoo sheegaysay in tijaabada nukliyeerka ee ay qorsheysay iyo sidoo kale gantaalaha iyo dayax-gacmeedyada ay hawada u direyso ay gebi ahaanba ugu talagashay ka hor imaatin Maraykanka.
Cunaqabateynta dheeraadka ah, ee Qaramada Midoobay ku dhawaaqday toddobaadkan, waxay ku timid gantaal nooca ridada dheer oo Kuuriyada Woqooyi ay hawada u dirtay bishii December, taas oo jebisay mamnuucid Qaramada Midoobay arrintaas hore uga soo saartay
Gelinsoortimes.com
Xafiiska, Wararka, Nairobi
- Somaliland Minister Rejects Control of Airspace By Somalia Govt
- Somali Government gives green light to the New Deal process launched in Mogadishu today
- Al_Ameriki's Battle: Al-Shabaab Fighters Loyal to Godane Reportedly Kill Al-Amriki
- Rebuilding Somalia: Giving Extremists a Second Chance
- Defense Minister: Nation Can't Afford Weapons
- Rebuilding Somalia: David Cameron Pledges Support Somalia (Video)
- The London Meeting: OPENING ADDRESS BY THE PRESIDENT OF THE FEDERAL REPUBLIC OF SOMALIA
- Rebuilding Somalia: Somali Government adopts new public finance management policy
- IN Somalia: Hospitals See Fewer War Victims
- Somali Government concerned by the worsening situation of Somali refugees in Yemen
- Controversy Over Dismissal of Motion On Somalia-Somaliland Agreement
- Al Amriki Tweets About Al Shabaab Assassination Attempt
- Somali and Kenyan Presidents in bilateral meeting ahead of London Conference
- Prime Minister galvanizes security forces as reforms take hold
- The world will see that Somalia has turned the corner, Prime Minister tells UK Foreign Secretary
- Government Will Not Recognise Jubbaland Conference, Guled Says
- Somalia: Wind Brings Light to Somaliland
- Somalia targets Shell, Eni for oil, gas output-sharing contracts
- Prime Minister calls on security forces and police to bring journalist killer to justice
- Somalia's young army recruits face uphill battle for credibility
- Somalia the yardstick in new deal for conflict-affected countries
- 9 killed by gunman in Kenyan city near Somali border; police blame al-Qaida-allied militants
- STATEMENT BY HASSAN SHEIKH MOHAMOUD, ON BAHAR DAR FORUM FOR SECURITY AND ORGANIZED CRIMES
- Somalia takes major step forward on counter-terrorism
- In Rebuilding Armed Forces, Somalia Faces Challanges
- Iskumilanka Madaxtooyada iyo Baarlamaanka waa Lug iyo Luqun Isi Suran
- Faallo: Nina Hooskiisa Ma Harsado
- Faalo: Wajigabaxii Labaad Ee Dawladu Kala Kulantay Kismaayo Raaskaamboodiyeenteeda! (2)
- Somaliyeey, furrsad weyn ayaa jirto maanta by Ahmed-haadi Muhumad
- Madaxweyne Sh Shariif ma la tabay mise anaa mooday by Farah Warsame
- Hantidii Ummada Laheed Goormaa loo Celin? by Faysal Ahmed
- Somaliarising after two decades of civil war and unrest by Muddassar Ahmed
- What’s the Future forSomalia after August 20 by Axmed Farax
- Adeegsiga Af Qalaad Qiil ma loo Hayaa? by M Aden
- Ninba Dahab Lumay Si u Doondoon-by Kaafi Farey













11:00-11:30





































