Kooxda al-Shabaab ee Soomaaliya ayaa boggii ay ku lahaayeen twitter-ka maanta laga iray.
Bog internetka ay ku lahayd Xarakada Al-shabab oo manta laga Xiray, Al-Shabaab oo sameeyay boggaasi oo la oran jiray HSMPress sanadkii 2011, ayaa waxa ay inta badan u istcimaali jireen inay soo geliyaan sheegashada weerarada ay ku qaadaan ciidanka Midowga Afrika ee Soomaaliya jooga iyo kuwa dowladda Soomaaliya.
Waxaa kale oo Shabaab ay soo gelin jireen sawiradda dadka ay dilaan ama ay qabsadaan.
Dhawaan waxa al-Shabaab ay soo gelisay boggaasi twitter-ka sawirka askari Faransiis ah oo ay sheegeen inuu u dhintay dhaawacii ka soo gaaray dagaalkii dhexaray iyaga iyo ciidanka Faransiiska ee doonayay inay soo firtaan qof u dhashay Faransiiska oo ay heysteen.
Arbacadii waxa kale oo ay ku hanjabeen in ay dili doonaan dad u dhashay Kenya oo ay hayaan, haddii dowladda Kenya aanay sii deyn dadka u xiran argagaxisada.
Dowladda Kenya waxa ay sheegtay in aanay wax wada hadal ah la gelidoonin kooxaha argagaxisada, ayna sii daayaan dadka ay heystaan oo ay sheegtay in aanay ahayn dad ka tirsanaa ciidanka.
Kumanaan dad ah ayaa ku xirnaa oo la socon jiray wararka ay soo geliyaan, waxaana uu u ahaa meel ay ka gudbisan jireen afkaartooda iyaga oo ku qora luqado kala duwan.
gelinsoortimes.com
Xafiiska,Wararka Kenya
- Somaliland Minister Rejects Control of Airspace By Somalia Govt
- Somali Government gives green light to the New Deal process launched in Mogadishu today
- Al_Ameriki's Battle: Al-Shabaab Fighters Loyal to Godane Reportedly Kill Al-Amriki
- Rebuilding Somalia: Giving Extremists a Second Chance
- Defense Minister: Nation Can't Afford Weapons
- Rebuilding Somalia: David Cameron Pledges Support Somalia (Video)
- The London Meeting: OPENING ADDRESS BY THE PRESIDENT OF THE FEDERAL REPUBLIC OF SOMALIA
- Rebuilding Somalia: Somali Government adopts new public finance management policy
- IN Somalia: Hospitals See Fewer War Victims
- Somali Government concerned by the worsening situation of Somali refugees in Yemen
- Controversy Over Dismissal of Motion On Somalia-Somaliland Agreement
- Al Amriki Tweets About Al Shabaab Assassination Attempt
- Somali and Kenyan Presidents in bilateral meeting ahead of London Conference
- Prime Minister galvanizes security forces as reforms take hold
- The world will see that Somalia has turned the corner, Prime Minister tells UK Foreign Secretary
- Government Will Not Recognise Jubbaland Conference, Guled Says
- Somalia: Wind Brings Light to Somaliland
- Somalia targets Shell, Eni for oil, gas output-sharing contracts
- Prime Minister calls on security forces and police to bring journalist killer to justice
- Somalia's young army recruits face uphill battle for credibility
- Somalia the yardstick in new deal for conflict-affected countries
- 9 killed by gunman in Kenyan city near Somali border; police blame al-Qaida-allied militants
- STATEMENT BY HASSAN SHEIKH MOHAMOUD, ON BAHAR DAR FORUM FOR SECURITY AND ORGANIZED CRIMES
- Somalia takes major step forward on counter-terrorism
- In Rebuilding Armed Forces, Somalia Faces Challanges
- Iskumilanka Madaxtooyada iyo Baarlamaanka waa Lug iyo Luqun Isi Suran
- Faallo: Nina Hooskiisa Ma Harsado
- Faalo: Wajigabaxii Labaad Ee Dawladu Kala Kulantay Kismaayo Raaskaamboodiyeenteeda! (2)
- Somaliyeey, furrsad weyn ayaa jirto maanta by Ahmed-haadi Muhumad
- Madaxweyne Sh Shariif ma la tabay mise anaa mooday by Farah Warsame
- Hantidii Ummada Laheed Goormaa loo Celin? by Faysal Ahmed
- Somaliarising after two decades of civil war and unrest by Muddassar Ahmed
- What’s the Future forSomalia after August 20 by Axmed Farax
- Adeegsiga Af Qalaad Qiil ma loo Hayaa? by M Aden
- Ninba Dahab Lumay Si u Doondoon-by Kaafi Farey













11:00-11:30





































