Dawlada Kenya oo Kaashanka Udaruutay Hal kasoo yeeray uruka Al-shabaab

Dowlada Kenya ayaa sheegtay in aysan wax wadahadal ah la geli doonin Xoogaga Al-shabaab oo ay kusheegtay Koox argagaxiso ah, sida lagu sheegay war ay soo saareen xubno kamid ah xukuumada iyo militariga Dalka Kenya oo ka jawaabeyn Digniintii Al-shabaab ee Arbacadii ay jeediyeen.
Xarakada Al Shabaab ayaa shalay ku hanjabtay inay dili doonaan dhamaan askarta ka soo jeeda dalka Kenya oo ay gacanta ku hayaan hadii aan lasii deyn dhamaan dadka Muslimiinta ah ee dowlada Kenya u xirtay arrimaha la xariira argagaxisada, iyagoo si gaar ah u tilmaamay in lasii daayo afar maxbuus oo la sheegay in Kenya ku wareejiysay dalka Ugandha, maxaabiistaasi oo la sheegay inay ku luglaaheey Qaraxii ee Al Shabaab ka fulisay magaalada Kambala sanadkii 2010.
Thuita Mwangi, oo ah xoghayaha Joogtada ah ee Wasaarada Arrimaha Dibada ayaa saxaafadda u sheegay in dowlada Kenya uu u yaal sharci ah inaysan gorgortan la gelin kooxaha argagaxisada ah.
Sidoo kale afhayeenka u hadlay ciidamada Dowlada Kenya Col. Cyrus Oguna ayaa kadhawajiyey in dadkii ku jiray filimkii ay shalay soo bandhigeen kooxda Al shabaab ay dhamaantood yihiin rag aan ahayn askar oo aan dagaal ku jirin, wuxuuna ugu baaqay Al Shabaab inay iska soo daayaan dadka kujira gacantooda. Col.Cyrus Oguna ayaa sheegay in ciidamada Kenya iyo dowlada aysan wax gorgortan ah la geli doonin.
Afhayeenka Militariga Kenya ayaa intaasi ku daray in kooxda Al Shabaab ay sii wado falalkeeda burcadnimo isla markaana danbiyada ay geysanayaan ay yihiin kuwo sharci walba oo caalamka ah qabanayo, wuxuuna ku tilmaamay hadii ay dilaan dadka ay heystaan inay galeen danbi xasuuq ah, isla markaana sharciga lagu qaadi doono.
Ururka Al Shabaab ayaa labo asbuuc u qabatay in dowlada Kenya ay ku fuliso codsigooda ah in dadka ay codsadeen lasii daayo hadii kale ay dili doonaan lix nin oo u dhashay dalka Kenya oo ay ku heystaan gudaha Soomaaliya.
Gelinsoortimes.com
Xafiiska Wararka Kenya
- Somaliland Minister Rejects Control of Airspace By Somalia Govt
- Somali Government gives green light to the New Deal process launched in Mogadishu today
- Al_Ameriki's Battle: Al-Shabaab Fighters Loyal to Godane Reportedly Kill Al-Amriki
- Rebuilding Somalia: Giving Extremists a Second Chance
- Defense Minister: Nation Can't Afford Weapons
- Rebuilding Somalia: David Cameron Pledges Support Somalia (Video)
- The London Meeting: OPENING ADDRESS BY THE PRESIDENT OF THE FEDERAL REPUBLIC OF SOMALIA
- Rebuilding Somalia: Somali Government adopts new public finance management policy
- IN Somalia: Hospitals See Fewer War Victims
- Somali Government concerned by the worsening situation of Somali refugees in Yemen
- Controversy Over Dismissal of Motion On Somalia-Somaliland Agreement
- Al Amriki Tweets About Al Shabaab Assassination Attempt
- Somali and Kenyan Presidents in bilateral meeting ahead of London Conference
- Prime Minister galvanizes security forces as reforms take hold
- The world will see that Somalia has turned the corner, Prime Minister tells UK Foreign Secretary
- Government Will Not Recognise Jubbaland Conference, Guled Says
- Somalia: Wind Brings Light to Somaliland
- Somalia targets Shell, Eni for oil, gas output-sharing contracts
- Prime Minister calls on security forces and police to bring journalist killer to justice
- Somalia's young army recruits face uphill battle for credibility
- Somalia the yardstick in new deal for conflict-affected countries
- 9 killed by gunman in Kenyan city near Somali border; police blame al-Qaida-allied militants
- STATEMENT BY HASSAN SHEIKH MOHAMOUD, ON BAHAR DAR FORUM FOR SECURITY AND ORGANIZED CRIMES
- Somalia takes major step forward on counter-terrorism
- In Rebuilding Armed Forces, Somalia Faces Challanges
- Iskumilanka Madaxtooyada iyo Baarlamaanka waa Lug iyo Luqun Isi Suran
- Faallo: Nina Hooskiisa Ma Harsado
- Faalo: Wajigabaxii Labaad Ee Dawladu Kala Kulantay Kismaayo Raaskaamboodiyeenteeda! (2)
- Somaliyeey, furrsad weyn ayaa jirto maanta by Ahmed-haadi Muhumad
- Madaxweyne Sh Shariif ma la tabay mise anaa mooday by Farah Warsame
- Hantidii Ummada Laheed Goormaa loo Celin? by Faysal Ahmed
- Somaliarising after two decades of civil war and unrest by Muddassar Ahmed
- What’s the Future forSomalia after August 20 by Axmed Farax
- Adeegsiga Af Qalaad Qiil ma loo Hayaa? by M Aden
- Ninba Dahab Lumay Si u Doondoon-by Kaafi Farey













11:00-11:30






































