Ururka Al-shabaab oo Soobandhigay Maxabiis ay ku sheegeen Kenyan

Muqdisho,(GT) Kooxda Al-Shabaab garabkooda warbaahineed ee Al-kataaib ayaa soo bandhigtay Filin ay kasoo muuqadeen Maxaabiis dalka Kenya udhalatay.
Filimka oo muddo daqiiqado ah Soconaya ayey maxaabiista Kenyaatiga ah oo ka kooban 6 maxbuus codsi ugu jeedinayaan dowlada Kenya.
al-shabaab aya Sheegatay Howgal gaar ah oo ay ciidankooda bishii Janaayo sanaddii 2012-ka ka fuliyeen gudaha Kenya ayaa lagusoo qabtay maxaabiistan.
Shuruudaha lagu xiray Sii deynta Maxaabiista Kenyaatiga ah oo albabaab Sheegeen
Dowlada Kenya waxay haysataa 3 Isbuuc oo ka bilaabanaysa Saqda dhexe Taariikhdu marka ay ahayd 24-01-2013 si ay uga soo jawabaan Shuruudaha Al-shabaab, Hadii ay doonayaan in Nolosha Maxaabiisteeda, Shuruudahaas oo kala ah.
1: Dowlada Kenya waa inaysii daysaa dhamaan Maxaabiista Muslimiinta ah ee ay u xir-xireen sababo la xiriira La dagaalanka Caalamka Islaamka.
2: Dowlada Kenya waa inay xaqiijiyaan in la siidaayo dadka Muslimiinta ah ee ay u gacangeliyeen Dowlada Yugaandha sababo la xiriira Dagaalka ka dhanka ah Islaamka.
3: Sii deynta dadkaas Maxaabiista Muslimiinta ah waa in aysan wax shuruud ah ku xirnaanin isla markaana ay ay noqodaan mid shaacsan oo aan qarsanoonayn.
Hadii uu dhamaado waqtiga loo qabtay arintan, dhamaan Maxaabiista Kenyaatiga ah ee kasoo muuqday filimkaan waxaa lagu fulin doonaa Xukun Dil ah.
Gelinsoortimes.com
Xafiiska Wararka Somalia
- Somalia celebrates the 50th Anniversary of the OAU in Mogadishu
- Prime Minister welcomes progress in parliament and outlines road ahead on Jubaland and Somaliland
- Somaliland Minister Rejects Control of Airspace By Somalia Govt
- Somali Government gives green light to the New Deal process launched in Mogadishu today
- Al_Ameriki's Battle: Al-Shabaab Fighters Loyal to Godane Reportedly Kill Al-Amriki
- Rebuilding Somalia: Giving Extremists a Second Chance
- Defense Minister: Nation Can't Afford Weapons
- Rebuilding Somalia: David Cameron Pledges Support Somalia (Video)
- The London Meeting: OPENING ADDRESS BY THE PRESIDENT OF THE FEDERAL REPUBLIC OF SOMALIA
- Rebuilding Somalia: Somali Government adopts new public finance management policy
- IN Somalia: Hospitals See Fewer War Victims
- Somali Government concerned by the worsening situation of Somali refugees in Yemen
- Controversy Over Dismissal of Motion On Somalia-Somaliland Agreement
- Al Amriki Tweets About Al Shabaab Assassination Attempt
- Somali and Kenyan Presidents in bilateral meeting ahead of London Conference
- Prime Minister galvanizes security forces as reforms take hold
- The world will see that Somalia has turned the corner, Prime Minister tells UK Foreign Secretary
- Government Will Not Recognise Jubbaland Conference, Guled Says
- Somalia: Wind Brings Light to Somaliland
- Somalia targets Shell, Eni for oil, gas output-sharing contracts
- Prime Minister calls on security forces and police to bring journalist killer to justice
- Somalia's young army recruits face uphill battle for credibility
- Somalia the yardstick in new deal for conflict-affected countries
- 9 killed by gunman in Kenyan city near Somali border; police blame al-Qaida-allied militants
- STATEMENT BY HASSAN SHEIKH MOHAMOUD, ON BAHAR DAR FORUM FOR SECURITY AND ORGANIZED CRIMES
- Iskumilanka Madaxtooyada iyo Baarlamaanka waa Lug iyo Luqun Isi Suran
- Faallo: Nina Hooskiisa Ma Harsado
- Faalo: Wajigabaxii Labaad Ee Dawladu Kala Kulantay Kismaayo Raaskaamboodiyeenteeda! (2)
- Somaliyeey, furrsad weyn ayaa jirto maanta by Ahmed-haadi Muhumad
- Madaxweyne Sh Shariif ma la tabay mise anaa mooday by Farah Warsame
- Hantidii Ummada Laheed Goormaa loo Celin? by Faysal Ahmed
- Somaliarising after two decades of civil war and unrest by Muddassar Ahmed
- What’s the Future forSomalia after August 20 by Axmed Farax
- Adeegsiga Af Qalaad Qiil ma loo Hayaa? by M Aden
- Ninba Dahab Lumay Si u Doondoon-by Kaafi Farey













11:00-11:30






































