Madexweyne Xasan Sheikh oo Khudbad qiimo leh ka jeediyay shir madaxeedka Jaamacada Carabta ee ka socda dalka Sucuudiga
Muqdisho(GT)Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya oo ka qeybgalaya Shir madaxeedka Jaamacada Carabta oo ka socda Magaalada Riyad ayaa halkaasi ka jeediyay Khudbad dheer oo ka tarjumeysa xaalada dalka.
Iyadoo shir madaxeedka Wadamada Jaamacada Carabta uga socda magaalada Riyad uu marayo heer gebageba ah ayaa madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomalia mudane Xasan Sheekh Maxamuud waxa uu halkaasi ka jeediyay khudbad dheer oo ka hadleysay duruufaha ka jira wadamada Jaamacada Carabta gaar ahaan tan dalkeena Soomaaliya iyo sida wax looga qabankaro.
Madaxweynaha ayaa tilmaamay in la gaaray xiligii wadamada carabtu ay Mudnaanta siin lahaayeen in ay dowlada ku taageeraan dadaalada ay ku horumarineyso dadka iyo dalka Soomaaliya, isagoo ku booriyay madaxda wadamada Jaamacada Carabta in ay gacan ka geystaan dib u dhiska dalka.
Dhanka kale madaxweynaha ayaa si gaar ah u xisay baahida ay Soomaaliya u qabto kobcinta dhaqaalaha, maalgashiga iyo dib u dhiska dalka, maadaama uu dalku ka soo kabanayo burburkii ka dhashay dagaaladii dalka ka dhacay.
Hadaba Khudbadda Madaxweynaha oo aad usoo jiidatay madaxdii ka qeybgashy kulanka ayaa waxa uu ku sharaxay xalada dalka ka jirta iyo dadaalada dowlada ee ku aadan xaqiijinta himilooyinka horumarka leh ee ay higsaneyso ummadda Soomaaliyeed.
Gelinsoortimes
Muqdisho, Somalia
- Somalia celebrates the 50th Anniversary of the OAU in Mogadishu
- Prime Minister welcomes progress in parliament and outlines road ahead on Jubaland and Somaliland
- Somaliland Minister Rejects Control of Airspace By Somalia Govt
- Somali Government gives green light to the New Deal process launched in Mogadishu today
- Al_Ameriki's Battle: Al-Shabaab Fighters Loyal to Godane Reportedly Kill Al-Amriki
- Rebuilding Somalia: Giving Extremists a Second Chance
- Defense Minister: Nation Can't Afford Weapons
- Rebuilding Somalia: David Cameron Pledges Support Somalia (Video)
- The London Meeting: OPENING ADDRESS BY THE PRESIDENT OF THE FEDERAL REPUBLIC OF SOMALIA
- Rebuilding Somalia: Somali Government adopts new public finance management policy
- IN Somalia: Hospitals See Fewer War Victims
- Somali Government concerned by the worsening situation of Somali refugees in Yemen
- Controversy Over Dismissal of Motion On Somalia-Somaliland Agreement
- Al Amriki Tweets About Al Shabaab Assassination Attempt
- Somali and Kenyan Presidents in bilateral meeting ahead of London Conference
- Prime Minister galvanizes security forces as reforms take hold
- The world will see that Somalia has turned the corner, Prime Minister tells UK Foreign Secretary
- Government Will Not Recognise Jubbaland Conference, Guled Says
- Somalia: Wind Brings Light to Somaliland
- Somalia targets Shell, Eni for oil, gas output-sharing contracts
- Prime Minister calls on security forces and police to bring journalist killer to justice
- Somalia's young army recruits face uphill battle for credibility
- Somalia the yardstick in new deal for conflict-affected countries
- 9 killed by gunman in Kenyan city near Somali border; police blame al-Qaida-allied militants
- STATEMENT BY HASSAN SHEIKH MOHAMOUD, ON BAHAR DAR FORUM FOR SECURITY AND ORGANIZED CRIMES
- Iskumilanka Madaxtooyada iyo Baarlamaanka waa Lug iyo Luqun Isi Suran
- Faallo: Nina Hooskiisa Ma Harsado
- Faalo: Wajigabaxii Labaad Ee Dawladu Kala Kulantay Kismaayo Raaskaamboodiyeenteeda! (2)
- Somaliyeey, furrsad weyn ayaa jirto maanta by Ahmed-haadi Muhumad
- Madaxweyne Sh Shariif ma la tabay mise anaa mooday by Farah Warsame
- Hantidii Ummada Laheed Goormaa loo Celin? by Faysal Ahmed
- Somaliarising after two decades of civil war and unrest by Muddassar Ahmed
- What’s the Future forSomalia after August 20 by Axmed Farax
- Adeegsiga Af Qalaad Qiil ma loo Hayaa? by M Aden
- Ninba Dahab Lumay Si u Doondoon-by Kaafi Farey













11:00-11:30






































