Qaxootiga Kunool Dalka Kenya oo loogu baaqay in ay isdiiwaan gashan si loogu Cawiyo in Dalkooda Lagu Cesho
qaxootiga kunool magaalooyinka waaweeyn ee dalka kenya aya loogu baqey in ay isdiiwaangashan una diyaar garoobaan in dibloogu cesho wadankoodii hoyo.
Dowlada kenya warqad kasoo baxday oo lagu sheegay in Qaxootiga qasab looga rari doono magalada Nairobi ayey kalabatay Dowlada kenya taas badalkeedana waxey kuheshiiyen Kenya iyo hay'ada Qaxootiga Aduunka UNHCR in dadka Qaxootiga ah si iskood ah ay uga baxaan Magalada Nairobi Sargaal u hadlay Hay'ada UNHCR aya Sheegay in dadka ay iska Diiwaan gashaan saldhiga Booliska Shura Moya si ay ufudu dato in dib loocesho Qaxootiga , Waxa heshiiskaan wada gaaray UNHCR iyo Dowlada kenya. Xildhibanka laga soodoorto Degmnada Kamakuji oo ay katirsantahay Xaafada islii ee ay kunool yihiin Qaxootiga Somalida ugu badan magalada Nairobi, aya Warfidiyeenka usheegay in uu san udulqaadan doonin ku xadgudubka Qaxootiga Somaliyeed ayana dalka Kujoogaan si sharci ah loona bahanyahay in siwanaagsan loola dhaqmo hadii lacelinayana aan qasab lagu Celin karin ee
loo cesho si waafaqsan Shuruucda Qaxootiga.
gelinsoortimes
Xafiiska Wararka Nairobi
- Somaliland Minister Rejects Control of Airspace By Somalia Govt
- Somali Government gives green light to the New Deal process launched in Mogadishu today
- Al_Ameriki's Battle: Al-Shabaab Fighters Loyal to Godane Reportedly Kill Al-Amriki
- Rebuilding Somalia: Giving Extremists a Second Chance
- Defense Minister: Nation Can't Afford Weapons
- Rebuilding Somalia: David Cameron Pledges Support Somalia (Video)
- The London Meeting: OPENING ADDRESS BY THE PRESIDENT OF THE FEDERAL REPUBLIC OF SOMALIA
- Rebuilding Somalia: Somali Government adopts new public finance management policy
- IN Somalia: Hospitals See Fewer War Victims
- Somali Government concerned by the worsening situation of Somali refugees in Yemen
- Controversy Over Dismissal of Motion On Somalia-Somaliland Agreement
- Al Amriki Tweets About Al Shabaab Assassination Attempt
- Somali and Kenyan Presidents in bilateral meeting ahead of London Conference
- Prime Minister galvanizes security forces as reforms take hold
- The world will see that Somalia has turned the corner, Prime Minister tells UK Foreign Secretary
- Government Will Not Recognise Jubbaland Conference, Guled Says
- Somalia: Wind Brings Light to Somaliland
- Somalia targets Shell, Eni for oil, gas output-sharing contracts
- Prime Minister calls on security forces and police to bring journalist killer to justice
- Somalia's young army recruits face uphill battle for credibility
- Somalia the yardstick in new deal for conflict-affected countries
- 9 killed by gunman in Kenyan city near Somali border; police blame al-Qaida-allied militants
- STATEMENT BY HASSAN SHEIKH MOHAMOUD, ON BAHAR DAR FORUM FOR SECURITY AND ORGANIZED CRIMES
- Somalia takes major step forward on counter-terrorism
- In Rebuilding Armed Forces, Somalia Faces Challanges
- Iskumilanka Madaxtooyada iyo Baarlamaanka waa Lug iyo Luqun Isi Suran
- Faallo: Nina Hooskiisa Ma Harsado
- Faalo: Wajigabaxii Labaad Ee Dawladu Kala Kulantay Kismaayo Raaskaamboodiyeenteeda! (2)
- Somaliyeey, furrsad weyn ayaa jirto maanta by Ahmed-haadi Muhumad
- Madaxweyne Sh Shariif ma la tabay mise anaa mooday by Farah Warsame
- Hantidii Ummada Laheed Goormaa loo Celin? by Faysal Ahmed
- Somaliarising after two decades of civil war and unrest by Muddassar Ahmed
- What’s the Future forSomalia after August 20 by Axmed Farax
- Adeegsiga Af Qalaad Qiil ma loo Hayaa? by M Aden
- Ninba Dahab Lumay Si u Doondoon-by Kaafi Farey













11:00-11:30





































