Munaasabad Lagu Soo Dhaweynayo Wasiirka Warfaafinta, Isgaarsiinta Iyo Gaadiidka Oo Mardhow ku Soo Gabagabootay Magaalada Minneapolis
Minneapolis (GT) Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay oo ay Jaalliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan Gobolka Minnesota kusoo dhaweynayaan Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta,Isgaarsiinta iyo Gaadiidka Xukuumadda Soomaaliya ayaa daqiiqado ka hor kusoo gabagabooday magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota.
Munaasabadaasi oo ay soo qabanqaabiyeen Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Minneapolis isla markaana lagu maamuusayo soo dhaweynta wasiirka warfaafinta, isgaarsiinta iyo Gaadiidka C/llaahi Ciil Mooge Xirsi ayaa waxaa ka soo qeybgalay Xubno magac iyo maamuus ku leh Soomaalida kunool Gobolka Minnesota sida aqoonyahano, oday dhaqameedyo, haweenka, dhalinyarada iyo weliba Fanaaniin kuwaas oo muujinayay sida ay ula dhacsanyihiin howsha qaran ee Wasiirku u hayo ummadda Soomaaliyeed
Khudbadihii munaasabadda ayaa qaatay waqti dheer iyadoo fanaaniinta Soomaaliyeed ee halkaasi ku sugana ay xaflada ku soo bandhigeen sugaan wadani ah oo soo jiidatay dareenka dadka ka qeybgalaya iyo kuwa kala socday Telefishinka qaranka Soomaaliyeed (SNTV) oo toos u tebinaya xaflada.
Wasiirka wasaaradda warfaafinta, Isgaarsiinta iyo Gaadiidka mudane C/llaahi Ciil Mooge Xirsi ayaa halkaas ka jeediyaay khudbad dheer oo uu kaga hadlaay arimo badan sida aqoonsigii ay dowlada Mareykanka siisay dowlada Madexweyne Xasan, qaabka ay u shaqeeyaan golaha wasiirada, maamul goboleedyada iyo fahanka federaalka , amaanka magaalada Muqdisho iyo qaabka ay qurba joogta kaga qeyb qaadan karaan dib u dhiska wadanka iyo weliba sidey wadanka ugu soo laaban karaan.
Sidoo kale C/laahi Ciil Mooge waxuu sheegay in TV-ga Qaranka ee SNTV laga hergelindoono magaalada Minneapolis isagoo sheegay inuu gacan weyn ka qaadandoono hergelinta furitaanka Istudiyo cusub SNTV ee magaalada Minneapolis.
Ahmed Hajji
Gelinsoortimes
Minneapolis, Minnesota
- Somaliland Minister Rejects Control of Airspace By Somalia Govt
- Somali Government gives green light to the New Deal process launched in Mogadishu today
- Al_Ameriki's Battle: Al-Shabaab Fighters Loyal to Godane Reportedly Kill Al-Amriki
- Rebuilding Somalia: Giving Extremists a Second Chance
- Defense Minister: Nation Can't Afford Weapons
- Rebuilding Somalia: David Cameron Pledges Support Somalia (Video)
- The London Meeting: OPENING ADDRESS BY THE PRESIDENT OF THE FEDERAL REPUBLIC OF SOMALIA
- Rebuilding Somalia: Somali Government adopts new public finance management policy
- IN Somalia: Hospitals See Fewer War Victims
- Somali Government concerned by the worsening situation of Somali refugees in Yemen
- Controversy Over Dismissal of Motion On Somalia-Somaliland Agreement
- Al Amriki Tweets About Al Shabaab Assassination Attempt
- Somali and Kenyan Presidents in bilateral meeting ahead of London Conference
- Prime Minister galvanizes security forces as reforms take hold
- The world will see that Somalia has turned the corner, Prime Minister tells UK Foreign Secretary
- Government Will Not Recognise Jubbaland Conference, Guled Says
- Somalia: Wind Brings Light to Somaliland
- Somalia targets Shell, Eni for oil, gas output-sharing contracts
- Prime Minister calls on security forces and police to bring journalist killer to justice
- Somalia's young army recruits face uphill battle for credibility
- Somalia the yardstick in new deal for conflict-affected countries
- 9 killed by gunman in Kenyan city near Somali border; police blame al-Qaida-allied militants
- STATEMENT BY HASSAN SHEIKH MOHAMOUD, ON BAHAR DAR FORUM FOR SECURITY AND ORGANIZED CRIMES
- Somalia takes major step forward on counter-terrorism
- In Rebuilding Armed Forces, Somalia Faces Challanges
- Iskumilanka Madaxtooyada iyo Baarlamaanka waa Lug iyo Luqun Isi Suran
- Faallo: Nina Hooskiisa Ma Harsado
- Faalo: Wajigabaxii Labaad Ee Dawladu Kala Kulantay Kismaayo Raaskaamboodiyeenteeda! (2)
- Somaliyeey, furrsad weyn ayaa jirto maanta by Ahmed-haadi Muhumad
- Madaxweyne Sh Shariif ma la tabay mise anaa mooday by Farah Warsame
- Hantidii Ummada Laheed Goormaa loo Celin? by Faysal Ahmed
- Somaliarising after two decades of civil war and unrest by Muddassar Ahmed
- What’s the Future forSomalia after August 20 by Axmed Farax
- Adeegsiga Af Qalaad Qiil ma loo Hayaa? by M Aden
- Ninba Dahab Lumay Si u Doondoon-by Kaafi Farey













11:00-11:30





































