Isticmaalka Badan Ee Facebook-ga Oo Lagu Ogaaday Inuu Keeno Cudurada Maskaxda(warbixin)
Minneaplis (GT) Isticmaalka bogga (www.facebook.com) oo ah shaashad isku xirto bulshada caalamka ayaa noqotay balwad saameysa dhamaan bulshada caalamka oo ay Soomaalida ku jirto. Bogga facebook-ga waxaa aad u isticmaala dhalinyarada caalamka inkastoo waayahaan dambe uu isticmaalka Facebook-ga ay ku soo bateen dadka waa weyn, shirkadaha ganacsiga, goobaha waxbarashada iyo dowladaha caalamka.
Hadaba cilmi baaris kala duwan ayaa lagu ogaaday in dadka aadka u isticmaala Facebooka ay halis u yihiin inay qaadaan cudurorada badanaa ku dhaca maskaxda sida cadaadis badan oo xaga maskaxda ku yimaada (STRESS), fakar, wel-wel badan, Isku buuq iyo weliba kuwa kale.
Warbixinada laga diyaariyay isticmaalka badan ee bogga Facebook-ga ayaa lagu sheegay in gabdhaha ay ka wel-wel(Stress) badanyihiin wiilasha iyadoo lagu xusay warbixinta in gabdhaha ay marwalba cusbeynsiiyaan (update) Facebook-ga, welina ay marwalba qoraalo badan u diraan saaxiibyaashooda isticmaala facebook-ga, taasna ay qarka u saaranyihiin Stress badan.
Warbixinta waxey intaas ku dartay in qoraalada tirade badan oo ay gabdhahu ku qoraan Facebook-ga kuwaado aan laga soo jawaabin amase aysan dadka ka bixin wax fiican (good comment) ay ku abuurto gabdhaha wel-wel ku dhaco maskaxda sida stresska oo halis u ah dhanka caafimaadka.
Malaayiinta qof oo isticmaasha bogga isku xirka bulshada ee Facebook ayaa qaarkood ka dhigtay bogga Facebook-ga balwad (addicted) joogta ah. Dadkaan ayaa marwalba boggooda Facebook-ga ku leeyihiin ka dhiga mid cusub oo joogta ah (daily update} , iyadoo warbixinta ay sheegtay ineysan dadkaan ka joogsan karin bogooda Facebook-ga, waqti badana ku lumiya isticmaalka Facebook-ga.
Soomaalida iyo Isticmaalka Facebook-ga.
Soomaalida waxey ka mid yihiin malaayinta qof ee isticmaasha bogga Facebook-ga. Lama hayo tirade saxda ah ee Soomaalida isticmaasha Facebook-ga, taasoo sabab u ah Soomaalida oo ku kala firirsan daafaha caalamka. Laakiin sida lagu arkay Facebook-yada Soomaalida, tirade isticmaasha Facebook-ga ma aha tiro yar.
Isticmaalka Facebook-ga waxuu wataa faa’ido iyo anshax xumo. Marka aad dhaxjibaaxdo Facebook-yada Soomaalida waxaad ku arkeysaa waxyaabo badan oo aan ku wanaagsaneyn anshaxa diinta Islaamka.
Qaar ka mid ah dadka Soomaaliyeed waxey soo geliyaan Facebook-ga sawirro aan anshaxa ku wanaagsaneyn. Tusaale, waxaad arkeysaa qof sawir aan wanaagsaneyn soo geliyay Facebookiisa hadana laga bixinaaya jawaabo fiic fiican (good comment) sida mansha Allah, nice pic, caadi ma aha, qatar, very cute iyo waxii la mid ah. Markuu qofka arko jawaabaha fiic fiican waxuu niyada sii gashtaa inuu kuwa kale oo anshax xun soo geliyo Facebookiisa.
Qore: Ahmed Hajji
Gelinsoortimes
Minneapolis, Minnesota
Nin aya naagtiisii kufuray Facebook awgiis Xaafada Southc ee magalada nairobi waxayna sheekadu udhacaday ninka markii uushaqada kayimaado meeshii uurabay in cagaha saliid loomariyo shaarkana laga baxsho sariir la uunshayna uu isku tuuro naagtii waxayba iskaga jirtaa Facebook oo dan iyo heelo kamale ninkaan soorafaaday oo ilaa manata shaqada kujiray , Waxa Customer u ah Naagda ugu yaraan 4000 oo Qof kuwaas oo ay isdhaafsadaan sheekooyinka malayacniga ubadan ee seejiyey mustaqbalkeedii hooyanimo iyo wanaagii ay kulahayd reerkeeda , ninkii aya in badan udulqaatay naagtii Wuxuuna kuyiri arimahan umaanan bogin ee wax kabadal oo waxaan kuuguursaday aan kahelo way ku oran jirtay waryaa naga tag aan kaabaasheelne saxiib marqaanka ha iga marin habaabin ninka nin ganacsade ah ayuu aha maalintii dhane ayuu habeeynkii yimid aydoo wohsheeda iska wadata wuxuu kuyiri hada laga bilaabo waad iga fasaxantahay gurigana Naag kale ayaa habeeyn danbe isoo hoyan doonta gabar kale ayuna keenQuote
WAA YAAB......WAXAAN LA YAABANAHAY DADKA KA DHIGTAY FACEBOOK SHAQO JOOGTA AH OO WELINA MAALA YACNI WAQTI LUMIS AH KU LUMIYA FACEBOOK.....WAXAAN QABAA SOOMAALIDA INEY BOQOLKIIBA 75% AY FACEBOOK KU LUMIYAAN WAQTI LUMIS.Quote
- Somaliland Minister Rejects Control of Airspace By Somalia Govt
- Somali Government gives green light to the New Deal process launched in Mogadishu today
- Al_Ameriki's Battle: Al-Shabaab Fighters Loyal to Godane Reportedly Kill Al-Amriki
- Rebuilding Somalia: Giving Extremists a Second Chance
- Defense Minister: Nation Can't Afford Weapons
- Rebuilding Somalia: David Cameron Pledges Support Somalia (Video)
- The London Meeting: OPENING ADDRESS BY THE PRESIDENT OF THE FEDERAL REPUBLIC OF SOMALIA
- Rebuilding Somalia: Somali Government adopts new public finance management policy
- IN Somalia: Hospitals See Fewer War Victims
- Somali Government concerned by the worsening situation of Somali refugees in Yemen
- Controversy Over Dismissal of Motion On Somalia-Somaliland Agreement
- Al Amriki Tweets About Al Shabaab Assassination Attempt
- Somali and Kenyan Presidents in bilateral meeting ahead of London Conference
- Prime Minister galvanizes security forces as reforms take hold
- The world will see that Somalia has turned the corner, Prime Minister tells UK Foreign Secretary
- Government Will Not Recognise Jubbaland Conference, Guled Says
- Somalia: Wind Brings Light to Somaliland
- Somalia targets Shell, Eni for oil, gas output-sharing contracts
- Prime Minister calls on security forces and police to bring journalist killer to justice
- Somalia's young army recruits face uphill battle for credibility
- Somalia the yardstick in new deal for conflict-affected countries
- 9 killed by gunman in Kenyan city near Somali border; police blame al-Qaida-allied militants
- STATEMENT BY HASSAN SHEIKH MOHAMOUD, ON BAHAR DAR FORUM FOR SECURITY AND ORGANIZED CRIMES
- Somalia takes major step forward on counter-terrorism
- In Rebuilding Armed Forces, Somalia Faces Challanges
- Iskumilanka Madaxtooyada iyo Baarlamaanka waa Lug iyo Luqun Isi Suran
- Faallo: Nina Hooskiisa Ma Harsado
- Faalo: Wajigabaxii Labaad Ee Dawladu Kala Kulantay Kismaayo Raaskaamboodiyeenteeda! (2)
- Somaliyeey, furrsad weyn ayaa jirto maanta by Ahmed-haadi Muhumad
- Madaxweyne Sh Shariif ma la tabay mise anaa mooday by Farah Warsame
- Hantidii Ummada Laheed Goormaa loo Celin? by Faysal Ahmed
- Somaliarising after two decades of civil war and unrest by Muddassar Ahmed
- What’s the Future forSomalia after August 20 by Axmed Farax
- Adeegsiga Af Qalaad Qiil ma loo Hayaa? by M Aden
- Ninba Dahab Lumay Si u Doondoon-by Kaafi Farey













11:00-11:30



RSS


































