Madexweyne Xasan Sheikh Oo Xalay Soo Gaaray Magaalada Minneapolis Qodbo Dheerna U Jeediyay Kumanaan Soomaali Ah(Daawo Sawirro)
Minneapolis-(GT)-Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud ayaa xalay fiidkii soo gaaray Gobolka Minnesota gaar ahaan magaalada Minneapolis. Madexweyne Xasan iyo wafdigiisii ayaa loo gudbiyay hoolka shirarka(Minneapolis Confession) oo u dhow downtown Minneapolis. Madexweyne Xasan ayaa khudbad soconaysay muddo hal saac ah u jeediyey Qurbajoogta Soomaalida ee ku dhaqan gobolka Minnesota oo tiradooda lagu qiyaasey dhowr kun oo qof oo kakala yimid dhamaan qeybaha kala duwan ee bulshada.
"Safarkii aan ku imid Mareykanka wuxuu kusoo dhammaaday guul, waxaana dowladda ugu weyn Adduunka ay albaabbada u furtay Soomaaliya, wayna aqoonsatay,” ayuu madaxweynuhu ku sheegay hadalka uu ka jeediyay Minneapolis, isagoo intaas ku daray in aqoonsigan uu u horseedayo Soomaaliya inay dib ugu soo laabato saaxada caalamka oo ay muddo dheer ka maqnayd.
Madaxweynuhu wuxuu intaas ku daray inay booqdeen intii ay Mareykanka joogeen wasaaradaha gaashaandhigga iyo arrimaha dibadda, isagoo xusay in wasaaradda gaashaandhigga ay kala hadleen ammaanka labada dal.
“Afartii bilood ee dowladda aan madaxda u ahay jirtay waxaa la qaaday 60 isbaaro oo yaallay magaalada Muqdisho oo keliya, lagumana qaadin dagaal ee waxaa lagu qaaday nabadgalyo iyo wadahadal,” ayuu yiri Xasan Sheekh.
Qaar ka mid ah jaaliyada gobolka Minnesota oo madexweyne Xasan ku soo dhaweeyay Mudaaharaad
Intii ay socotay qudbada madexweyne Xasan ayaa qaar ka mid ah qurbajoogta Soomaalida ee Gobolka Minnesota ka hordhigeen mudaaharaad hoolka uu madexweyne Xasan ku sugnaa. Dadkaan Dibadbaxayay ayaa waxay ka soo horjeedeen Siyaasada Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xassan SH Maxamuud. Dadka dhigayay dibadbaxaan ayaa watay boorar ay ku qornaayeen " We are gaint Alshabaab, stop supporting Al-shabaab Mr President".
Madaxweyne Xassan isaga ayaa waxkama jiraan ku tilmamay eedeenaha ay u jeediyeen Dibadbaxayaasha, waxa uuna dalbaday in ay wada hadlaan uuna diyaar u yahay in uu qanciyo dibadbaxayaasha isagoo sidoo kalana u jeediyay inay dibadbaxayaasha ka soo xaroodaan qabowka.
Waa markii ugu horeysay ee jaaliyada Soomaalida ee gobola Minnesota ay ku muduharaado Madaxweyne Soomaaliyeed.
Gelinsoortimes
Minneapolis, Minnesota












asc ilahay hanoo siyaadiyo nabada noo dhalatay ilahay kanoga haayo cadoowga iyo waxii wadanka codoowga ku insha allaah ilahay nooma soo celiyo kuu wadanka gubay mana is arkin doon mardenbe ilahay sanadkaan sanadkiisab wadan keena ilahay kanugu celiyo isha alaah waan noqon doona amiin madaxweynaha ilahay cadoowga kadiifaco ilahay wax xun maku duso oo casoo horjeedo mana arki doontid isha alaahQuote
- Somaliland Minister Rejects Control of Airspace By Somalia Govt
- Somali Government gives green light to the New Deal process launched in Mogadishu today
- Al_Ameriki's Battle: Al-Shabaab Fighters Loyal to Godane Reportedly Kill Al-Amriki
- Rebuilding Somalia: Giving Extremists a Second Chance
- Defense Minister: Nation Can't Afford Weapons
- Rebuilding Somalia: David Cameron Pledges Support Somalia (Video)
- The London Meeting: OPENING ADDRESS BY THE PRESIDENT OF THE FEDERAL REPUBLIC OF SOMALIA
- Rebuilding Somalia: Somali Government adopts new public finance management policy
- IN Somalia: Hospitals See Fewer War Victims
- Somali Government concerned by the worsening situation of Somali refugees in Yemen
- Controversy Over Dismissal of Motion On Somalia-Somaliland Agreement
- Al Amriki Tweets About Al Shabaab Assassination Attempt
- Somali and Kenyan Presidents in bilateral meeting ahead of London Conference
- Prime Minister galvanizes security forces as reforms take hold
- The world will see that Somalia has turned the corner, Prime Minister tells UK Foreign Secretary
- Government Will Not Recognise Jubbaland Conference, Guled Says
- Somalia: Wind Brings Light to Somaliland
- Somalia targets Shell, Eni for oil, gas output-sharing contracts
- Prime Minister calls on security forces and police to bring journalist killer to justice
- Somalia's young army recruits face uphill battle for credibility
- Somalia the yardstick in new deal for conflict-affected countries
- 9 killed by gunman in Kenyan city near Somali border; police blame al-Qaida-allied militants
- STATEMENT BY HASSAN SHEIKH MOHAMOUD, ON BAHAR DAR FORUM FOR SECURITY AND ORGANIZED CRIMES
- Somalia takes major step forward on counter-terrorism
- In Rebuilding Armed Forces, Somalia Faces Challanges
- Iskumilanka Madaxtooyada iyo Baarlamaanka waa Lug iyo Luqun Isi Suran
- Faallo: Nina Hooskiisa Ma Harsado
- Faalo: Wajigabaxii Labaad Ee Dawladu Kala Kulantay Kismaayo Raaskaamboodiyeenteeda! (2)
- Somaliyeey, furrsad weyn ayaa jirto maanta by Ahmed-haadi Muhumad
- Madaxweyne Sh Shariif ma la tabay mise anaa mooday by Farah Warsame
- Hantidii Ummada Laheed Goormaa loo Celin? by Faysal Ahmed
- Somaliarising after two decades of civil war and unrest by Muddassar Ahmed
- What’s the Future forSomalia after August 20 by Axmed Farax
- Adeegsiga Af Qalaad Qiil ma loo Hayaa? by M Aden
- Ninba Dahab Lumay Si u Doondoon-by Kaafi Farey













11:00-11:30



RSS

































