War Deg Deg ah Al-shabaab aya shacisay in ladilayo Sargaal Faransiis ah oo kujira gacantooda

Muqdisho,(GT)
Dhaqdhaqaaqa Al-Shabaab ayaa shaacisay in go'aan aan ka noqosho laheyn lagu gaaray in la dilo Sarkaalka sirdoonka Faransiiska ee Dennis Allex kaas oo gacanta ay ku hayeen Al-shabab tan iyo bishii July ee sanaddii 2009-kii, sidaasi waxaa lagu sheegay bayaan goor dhaw lagu faafiyay barta Tiwitter-ka.
Bayaanka Al-shabaab ayaa intaasi ku daray in maamulka Faransiiska uu ku qamaaray noloshii Allex isla markaana ay muujineyso sida ay xukuumadda Farancois Holland aysan waxba uga soo qaadin dhiigga muwaadiniinta Faransiiska.
"Mujaahidiinta ayaa go'aankan gaaray ka dib muddo 3 sanadood ah oo ay gacanta ku hayeen Dennis Allex, dadaal buuxana lagu bixiyay wadahadal in lagu dhameeyo arrinka, balse Faransiiska ayaa laba wajileyn ku dhaqmayay mudadaasi, sidaas oo ay tahayna maaheyn kaliya iney qiyaanayeen Mujaahidiinta balse waxey ku qamaarayeen nolosha Allex" sidaasi waxaa lagu yiri bayaanka Al-shabaab.
Bayaanka Al-Shabaab ayaan sheegin qaabka loo fulinayo xukunka dilka ah iyo waqtiga uu dhacayo.
This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it. Xafiiska, Wararka, Somalia
- Somaliland Minister Rejects Control of Airspace By Somalia Govt
- Somali Government gives green light to the New Deal process launched in Mogadishu today
- Al_Ameriki's Battle: Al-Shabaab Fighters Loyal to Godane Reportedly Kill Al-Amriki
- Rebuilding Somalia: Giving Extremists a Second Chance
- Defense Minister: Nation Can't Afford Weapons
- Rebuilding Somalia: David Cameron Pledges Support Somalia (Video)
- The London Meeting: OPENING ADDRESS BY THE PRESIDENT OF THE FEDERAL REPUBLIC OF SOMALIA
- Rebuilding Somalia: Somali Government adopts new public finance management policy
- IN Somalia: Hospitals See Fewer War Victims
- Somali Government concerned by the worsening situation of Somali refugees in Yemen
- Controversy Over Dismissal of Motion On Somalia-Somaliland Agreement
- Al Amriki Tweets About Al Shabaab Assassination Attempt
- Somali and Kenyan Presidents in bilateral meeting ahead of London Conference
- Prime Minister galvanizes security forces as reforms take hold
- The world will see that Somalia has turned the corner, Prime Minister tells UK Foreign Secretary
- Government Will Not Recognise Jubbaland Conference, Guled Says
- Somalia: Wind Brings Light to Somaliland
- Somalia targets Shell, Eni for oil, gas output-sharing contracts
- Prime Minister calls on security forces and police to bring journalist killer to justice
- Somalia's young army recruits face uphill battle for credibility
- Somalia the yardstick in new deal for conflict-affected countries
- 9 killed by gunman in Kenyan city near Somali border; police blame al-Qaida-allied militants
- STATEMENT BY HASSAN SHEIKH MOHAMOUD, ON BAHAR DAR FORUM FOR SECURITY AND ORGANIZED CRIMES
- Somalia takes major step forward on counter-terrorism
- In Rebuilding Armed Forces, Somalia Faces Challanges
- Iskumilanka Madaxtooyada iyo Baarlamaanka waa Lug iyo Luqun Isi Suran
- Faallo: Nina Hooskiisa Ma Harsado
- Faalo: Wajigabaxii Labaad Ee Dawladu Kala Kulantay Kismaayo Raaskaamboodiyeenteeda! (2)
- Somaliyeey, furrsad weyn ayaa jirto maanta by Ahmed-haadi Muhumad
- Madaxweyne Sh Shariif ma la tabay mise anaa mooday by Farah Warsame
- Hantidii Ummada Laheed Goormaa loo Celin? by Faysal Ahmed
- Somaliarising after two decades of civil war and unrest by Muddassar Ahmed
- What’s the Future forSomalia after August 20 by Axmed Farax
- Adeegsiga Af Qalaad Qiil ma loo Hayaa? by M Aden
- Ninba Dahab Lumay Si u Doondoon-by Kaafi Farey













11:00-11:30





































