Waxaa Maalmahaan Danbe Si aad ah looga Dareemaya Dalka Kenya udiyaar Garoowga Doorashada Wadanka Kenya Kadhicidoonta Sanadkan Gudihiisa

Nairobi,(GT) waxa maalmahaan si xawli ah uga socda wadanka Kenya udiyaar garowga Doorashada wadankaan oo dhici doonta bilaha fooda nagusohaya, waxad arkeeysaa baabuur waaweyn oo lagu soorakibay Codbaahiyaal kuwaas oo aykala Wataan Xisbiyada kujira Tartanka Madaxtinimada Wadanka Kenya Kuwaas oo dadka usheegaya habal doorata.
Dadyowga Kenya aya badankooda waxay adeen Gobolada ay kasoo jeedan si ay Codka kuurada usiiyaan Cida ay rabaan in ay soobaxdo, Magalada casimada ah ee Nairobi aya laga dareemaya maqnashaha Dadka aday Gobolada dalka Kenya. Markii laga Sootago Xisbiyada utar tamaya Xilka madaxnimada Kenya aya
waxa jira isreeb reebka Xisbiyada Dhexdooda Kajira, Hadii aan milicsano degmada Kaamakuuji oo ay katirsantahay Xaafada islii Raga utartamaya Kursiga Xidhibanimada aya waxa kamida xildhibaanki hore ee dhaawaca loogeeystay Yusuf Xasan aya hada utaagan tartanka Kursiga Xafada Islii, Sidookale waxa tartanka Kuhaysta ninka lagu magacabo Simon oo kasoo jeeda Qabiilka Kikuyu kaas oo laga yaabo in uu qatar galiyo Kursiga Yusuf Xasan oo ah nin waxbadan kusoo kordhiyey xaafada Islii intii uu kursiga kufadhiyey sikale waxa maal mahan danbe asana magalada lagu arkayey ninkale oo somali ah oo utaagan kursiga kamakuuji.
This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it. Xafiiska, Wararka, Kenya
- Somaliland Minister Rejects Control of Airspace By Somalia Govt
- Somali Government gives green light to the New Deal process launched in Mogadishu today
- Al_Ameriki's Battle: Al-Shabaab Fighters Loyal to Godane Reportedly Kill Al-Amriki
- Rebuilding Somalia: Giving Extremists a Second Chance
- Defense Minister: Nation Can't Afford Weapons
- Rebuilding Somalia: David Cameron Pledges Support Somalia (Video)
- The London Meeting: OPENING ADDRESS BY THE PRESIDENT OF THE FEDERAL REPUBLIC OF SOMALIA
- Rebuilding Somalia: Somali Government adopts new public finance management policy
- IN Somalia: Hospitals See Fewer War Victims
- Somali Government concerned by the worsening situation of Somali refugees in Yemen
- Controversy Over Dismissal of Motion On Somalia-Somaliland Agreement
- Al Amriki Tweets About Al Shabaab Assassination Attempt
- Somali and Kenyan Presidents in bilateral meeting ahead of London Conference
- Prime Minister galvanizes security forces as reforms take hold
- The world will see that Somalia has turned the corner, Prime Minister tells UK Foreign Secretary
- Government Will Not Recognise Jubbaland Conference, Guled Says
- Somalia: Wind Brings Light to Somaliland
- Somalia targets Shell, Eni for oil, gas output-sharing contracts
- Prime Minister calls on security forces and police to bring journalist killer to justice
- Somalia's young army recruits face uphill battle for credibility
- Somalia the yardstick in new deal for conflict-affected countries
- 9 killed by gunman in Kenyan city near Somali border; police blame al-Qaida-allied militants
- STATEMENT BY HASSAN SHEIKH MOHAMOUD, ON BAHAR DAR FORUM FOR SECURITY AND ORGANIZED CRIMES
- Somalia takes major step forward on counter-terrorism
- In Rebuilding Armed Forces, Somalia Faces Challanges
- Iskumilanka Madaxtooyada iyo Baarlamaanka waa Lug iyo Luqun Isi Suran
- Faallo: Nina Hooskiisa Ma Harsado
- Faalo: Wajigabaxii Labaad Ee Dawladu Kala Kulantay Kismaayo Raaskaamboodiyeenteeda! (2)
- Somaliyeey, furrsad weyn ayaa jirto maanta by Ahmed-haadi Muhumad
- Madaxweyne Sh Shariif ma la tabay mise anaa mooday by Farah Warsame
- Hantidii Ummada Laheed Goormaa loo Celin? by Faysal Ahmed
- Somaliarising after two decades of civil war and unrest by Muddassar Ahmed
- What’s the Future forSomalia after August 20 by Axmed Farax
- Adeegsiga Af Qalaad Qiil ma loo Hayaa? by M Aden
- Ninba Dahab Lumay Si u Doondoon-by Kaafi Farey













11:00-11:30






































