Ciidamada Dalka Faransiska oo Diyaarad Dagaal Looga Sooriday Wadanka Mali iyo Duuliyihi Diyarada oo Aduunka Kadhoofay

Nairobi,(GT) Wararka kaso baxaya Dalka maali aya sheegaya in halkaas Ciidamada wadanka faransiiska looga sooriday midka mid ah diyaaradaha dagaalka wadanka faransa, Malatariga Wadanka faransiiska aya Fara galin milatari kusameeyey Wadanka Maali oo kala bar ay lawareegeen Xoogaga Islaamiyiinta ah ee dagaalka ba’an kula jira Ciidamada Qaranka Maali. Wasiirka difaaca Faransiiska Jan eifan Lordian ayaa wakaaladda Wararka AFP u Xaqiijiyay in Diyuurad dagaal lagasoo riday Faransiiska islamarkaana ladilay duuliye Faransiis ah. Dowladda Faransiika waxay qiratay in diyuurad dagaal oo duqeyn ka geysanaysay hareeraha Magaalada Koona ay Rasaaseyn kala kulantay Islaamiyiinta halkaasi oo ay kusoo dhacday. Kumanaan ka tirsan Ciidamada dalka faransiiska aya garay Caasimada Wadanka Mali (Bomako) oo hada ay kusugan yihiin wararka aya sheegaya in Dagaal ba’an ay kala Kulmayan xoogaga dowlada Kukacsan, Faransiska aya Sarakiil milatari Kuwayey afar iyo labadankii saac ee lasoo dhafay wadamada Somaliya iyo Mali
This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it. Xafiiska Wararka Kenya
- Somaliland Minister Rejects Control of Airspace By Somalia Govt
- Somali Government gives green light to the New Deal process launched in Mogadishu today
- Al_Ameriki's Battle: Al-Shabaab Fighters Loyal to Godane Reportedly Kill Al-Amriki
- Rebuilding Somalia: Giving Extremists a Second Chance
- Defense Minister: Nation Can't Afford Weapons
- Rebuilding Somalia: David Cameron Pledges Support Somalia (Video)
- The London Meeting: OPENING ADDRESS BY THE PRESIDENT OF THE FEDERAL REPUBLIC OF SOMALIA
- Rebuilding Somalia: Somali Government adopts new public finance management policy
- IN Somalia: Hospitals See Fewer War Victims
- Somali Government concerned by the worsening situation of Somali refugees in Yemen
- Controversy Over Dismissal of Motion On Somalia-Somaliland Agreement
- Al Amriki Tweets About Al Shabaab Assassination Attempt
- Somali and Kenyan Presidents in bilateral meeting ahead of London Conference
- Prime Minister galvanizes security forces as reforms take hold
- The world will see that Somalia has turned the corner, Prime Minister tells UK Foreign Secretary
- Government Will Not Recognise Jubbaland Conference, Guled Says
- Somalia: Wind Brings Light to Somaliland
- Somalia targets Shell, Eni for oil, gas output-sharing contracts
- Prime Minister calls on security forces and police to bring journalist killer to justice
- Somalia's young army recruits face uphill battle for credibility
- Somalia the yardstick in new deal for conflict-affected countries
- 9 killed by gunman in Kenyan city near Somali border; police blame al-Qaida-allied militants
- STATEMENT BY HASSAN SHEIKH MOHAMOUD, ON BAHAR DAR FORUM FOR SECURITY AND ORGANIZED CRIMES
- Somalia takes major step forward on counter-terrorism
- In Rebuilding Armed Forces, Somalia Faces Challanges
- Iskumilanka Madaxtooyada iyo Baarlamaanka waa Lug iyo Luqun Isi Suran
- Faallo: Nina Hooskiisa Ma Harsado
- Faalo: Wajigabaxii Labaad Ee Dawladu Kala Kulantay Kismaayo Raaskaamboodiyeenteeda! (2)
- Somaliyeey, furrsad weyn ayaa jirto maanta by Ahmed-haadi Muhumad
- Madaxweyne Sh Shariif ma la tabay mise anaa mooday by Farah Warsame
- Hantidii Ummada Laheed Goormaa loo Celin? by Faysal Ahmed
- Somaliarising after two decades of civil war and unrest by Muddassar Ahmed
- What’s the Future forSomalia after August 20 by Axmed Farax
- Adeegsiga Af Qalaad Qiil ma loo Hayaa? by M Aden
- Ninba Dahab Lumay Si u Doondoon-by Kaafi Farey













11:00-11:30





































