Maamul Gobaleedaka Jubaland oo Maalmaha fooda nagusoohaya Shir uga Furmi Doono Magalada Kismayo

Nairobi,(GT) Waxa maalmahaan danbe Gudaha Magalada Nairobi si aad ah loohadal haya Mamul usameeynta Gobolada Jubaland waxana soogaray Asbuucan Gudihiisa Magalada Nairobi ergooyinkii loogu tala galay kaqeyb qadashada Shirka kafurmidoona Magalada Kismayo . ergooyinka hada kusugan Magalada Nairobi aya badi kayimid Gobolka Gedo waxayna isku diyaarinayan in ay uduulan Xarunta Gobolka Jubada Hoose, sida an kuheleeyno Wararkii ugu danbeeyey ergooyinkii kaqaybgali laha Shirka aya maalmaha fooda nagu soohaya loodaad gureeyn doona Magalada Kismayo ee Xarunta Gobolka J/hoose. Sidookale Qabanqabada Shirkaan aya Si aad ah looga dareemaya Gudaha Magalada Kismayo iyo Dhamaan Gobalada Jubaland sida an kaheleeyno ila Wareedyo Kudhowdhow. Shirkaan aya lasheega in ay ka qeyb qadan doonaan urur Goboleedaka Igad iyo Dowlada fedaralka Somaliya Sidoklae Goobjoogayal Calami ah aya larajeeynaya in ay kasoo Qeybgalan. Ismaamul Gobaleedka Jubaland aya Waafaqsan Dastuurka qanka Somaliya kas oo lagu Qeexay habka fedaraaleysiga Somalia in kastoo Dadka Qaarkis ay hadal Galiyaan. Sikastaba hanoqotee Dadka jubaland aya Si aad ah udaneeynaya Shirkaan kafurmidoona Magalada Kismayo Dadka deegaanka aya si aad ah udaneeynaya Nadaamka Dowliga ah oo aad ay ugu oomanyihiin.
Wixii kusoo kardha Shirkaas kala soco Gelinsoortimes.com
This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it. Xafiiska Warka Kenya
- Somaliland Minister Rejects Control of Airspace By Somalia Govt
- Somali Government gives green light to the New Deal process launched in Mogadishu today
- Al_Ameriki's Battle: Al-Shabaab Fighters Loyal to Godane Reportedly Kill Al-Amriki
- Rebuilding Somalia: Giving Extremists a Second Chance
- Defense Minister: Nation Can't Afford Weapons
- Rebuilding Somalia: David Cameron Pledges Support Somalia (Video)
- The London Meeting: OPENING ADDRESS BY THE PRESIDENT OF THE FEDERAL REPUBLIC OF SOMALIA
- Rebuilding Somalia: Somali Government adopts new public finance management policy
- IN Somalia: Hospitals See Fewer War Victims
- Somali Government concerned by the worsening situation of Somali refugees in Yemen
- Controversy Over Dismissal of Motion On Somalia-Somaliland Agreement
- Al Amriki Tweets About Al Shabaab Assassination Attempt
- Somali and Kenyan Presidents in bilateral meeting ahead of London Conference
- Prime Minister galvanizes security forces as reforms take hold
- The world will see that Somalia has turned the corner, Prime Minister tells UK Foreign Secretary
- Government Will Not Recognise Jubbaland Conference, Guled Says
- Somalia: Wind Brings Light to Somaliland
- Somalia targets Shell, Eni for oil, gas output-sharing contracts
- Prime Minister calls on security forces and police to bring journalist killer to justice
- Somalia's young army recruits face uphill battle for credibility
- Somalia the yardstick in new deal for conflict-affected countries
- 9 killed by gunman in Kenyan city near Somali border; police blame al-Qaida-allied militants
- STATEMENT BY HASSAN SHEIKH MOHAMOUD, ON BAHAR DAR FORUM FOR SECURITY AND ORGANIZED CRIMES
- Somalia takes major step forward on counter-terrorism
- In Rebuilding Armed Forces, Somalia Faces Challanges
- Iskumilanka Madaxtooyada iyo Baarlamaanka waa Lug iyo Luqun Isi Suran
- Faallo: Nina Hooskiisa Ma Harsado
- Faalo: Wajigabaxii Labaad Ee Dawladu Kala Kulantay Kismaayo Raaskaamboodiyeenteeda! (2)
- Somaliyeey, furrsad weyn ayaa jirto maanta by Ahmed-haadi Muhumad
- Madaxweyne Sh Shariif ma la tabay mise anaa mooday by Farah Warsame
- Hantidii Ummada Laheed Goormaa loo Celin? by Faysal Ahmed
- Somaliarising after two decades of civil war and unrest by Muddassar Ahmed
- What’s the Future forSomalia after August 20 by Axmed Farax
- Adeegsiga Af Qalaad Qiil ma loo Hayaa? by M Aden
- Ninba Dahab Lumay Si u Doondoon-by Kaafi Farey













11:00-11:30





































