Muqayiliinta Dalka Holand oo ay soofoodsaartay Qaad La'aan iyo Qaadka Oo sharuuc adag Laduldhigay

Dadyoowga qaadka cunta ee ku nool Wadanka Holland ayaa waxaa laga Mamnuucay Cunista Qaadka ayaga oo ayana soo wajahday qaad la'aan ba'an iyo qiimaha qaadka oo uu ku yimid sare kac, waxayna taasi kadanbeeysay dib markii uu dhawaantaan ka hirgalay Wadankaas sharci lagaga mamnuucaayo gebi ahaanba cunista qaadka Dalka Holland.
Sharciga lagusorogay Cunida qaadka ayaa dhaqangalay horoontii bishaan Janaury mamnuucista qaadka Dalka Holand ayaa Caqabad Kukeentay Muqayiliintii Kunooleeyd Wadankaas waxay wararku intaas kusii darayaan in hada Qadka si dhuumaleysi ah looga helo helista qaadka asagoo lacagtiisii ay laba jibaar matay. Sharcigaan lagu soorogay Cunista Qaadka ayeey dowlada Holnd ucuskatay mid Dhibaateeynaya Caafimaadaka Qofka Bini aadanka ah iyo Curyaaminta waxbarashada oo ay kaga Mashquulaan dadka Custa qaadka. Dalka holand waxa kunool Somali badan oo ka mid ahayd muqayiliinta Cunijirtay Qaadka Kuwaas oo Sharcigaan uu kunoqday lama filaan ayaga oo kawarhayey in mar uun lamamnuuci doono lakiin aan fileeyn sidaan in uu usoo degdego. sikastaba ahatee Dadka soomaliyeed aya dandoodu kujirtaa joojinta Qaadka oo dhibaato badan kuhaya malka iyo Caafimaadka dadka somaliyeed intooda muqayiliinta ah.
This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it. Xafiiskawa Wararka Nairobi
- Somaliland Minister Rejects Control of Airspace By Somalia Govt
- Somali Government gives green light to the New Deal process launched in Mogadishu today
- Al_Ameriki's Battle: Al-Shabaab Fighters Loyal to Godane Reportedly Kill Al-Amriki
- Rebuilding Somalia: Giving Extremists a Second Chance
- Defense Minister: Nation Can't Afford Weapons
- Rebuilding Somalia: David Cameron Pledges Support Somalia (Video)
- The London Meeting: OPENING ADDRESS BY THE PRESIDENT OF THE FEDERAL REPUBLIC OF SOMALIA
- Rebuilding Somalia: Somali Government adopts new public finance management policy
- IN Somalia: Hospitals See Fewer War Victims
- Somali Government concerned by the worsening situation of Somali refugees in Yemen
- Controversy Over Dismissal of Motion On Somalia-Somaliland Agreement
- Al Amriki Tweets About Al Shabaab Assassination Attempt
- Somali and Kenyan Presidents in bilateral meeting ahead of London Conference
- Prime Minister galvanizes security forces as reforms take hold
- The world will see that Somalia has turned the corner, Prime Minister tells UK Foreign Secretary
- Government Will Not Recognise Jubbaland Conference, Guled Says
- Somalia: Wind Brings Light to Somaliland
- Somalia targets Shell, Eni for oil, gas output-sharing contracts
- Prime Minister calls on security forces and police to bring journalist killer to justice
- Somalia's young army recruits face uphill battle for credibility
- Somalia the yardstick in new deal for conflict-affected countries
- 9 killed by gunman in Kenyan city near Somali border; police blame al-Qaida-allied militants
- STATEMENT BY HASSAN SHEIKH MOHAMOUD, ON BAHAR DAR FORUM FOR SECURITY AND ORGANIZED CRIMES
- Somalia takes major step forward on counter-terrorism
- In Rebuilding Armed Forces, Somalia Faces Challanges
- Iskumilanka Madaxtooyada iyo Baarlamaanka waa Lug iyo Luqun Isi Suran
- Faallo: Nina Hooskiisa Ma Harsado
- Faalo: Wajigabaxii Labaad Ee Dawladu Kala Kulantay Kismaayo Raaskaamboodiyeenteeda! (2)
- Somaliyeey, furrsad weyn ayaa jirto maanta by Ahmed-haadi Muhumad
- Madaxweyne Sh Shariif ma la tabay mise anaa mooday by Farah Warsame
- Hantidii Ummada Laheed Goormaa loo Celin? by Faysal Ahmed
- Somaliarising after two decades of civil war and unrest by Muddassar Ahmed
- What’s the Future forSomalia after August 20 by Axmed Farax
- Adeegsiga Af Qalaad Qiil ma loo Hayaa? by M Aden
- Ninba Dahab Lumay Si u Doondoon-by Kaafi Farey













11:00-11:30





































