Maamulka Bartamaha Somaliya oo Gaashaanka udaruuray Hesheeso usocda Kooxda Ururka Ahlusuna iyo Maamulka Galmudug

Muqdisho,(GT)
Maamul Gobaleedaka Bartamaha Somalia (SCS) ayaa si weyn uga Soo horjeentay heshiis ay shalay ku kala saxiixdeen Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug maamullada Galmudug iyo Ahlu-Sunna Wal-Jameeca oo Maalmahan Ka arinsanayey in Maamul loo dhanyahay ay labada dhinac sameystaan oo ay midoobaan, Maamulkaasna uu noqdo midka matalayo Dadyoowga daga Gobollada dhexe.
Waxa Si adag uridiyey Heshiiskaas Madaxweeynaha Maamulka Somali Central State (SCS) Maxamed Xaashi Cabdi (Carabey) ayaa heshiiskaas ugu yeeray mid aanan waxbo soo kordhineyn oo aysan dan ugu jirin Dadka ku nool Gobollada dhexe, wuxuuna kunuuxnuuxsaday in aysan iyagu qeyb ka aheyn heshiiska.
Carabey ayaa sheegay in ay wadaan dadaallo lagu isugu keenayo dhammaan Maamullada ka dhisan Bartamaha Somalia oo ka dhashay shirkii lagu qabtay Cadaado ee mideynta ku saabsanaa, sidaa daraateed ay nasiib darro tahay sida uu yiri in la l Lagarab Maro Heshiiskii Cadaado.
Hadaba waxa isweeydiin Mudan maxa danha oo ugu Jirta dadyoowga Kudhaqan Gobalada dhexe Heshiiska Cabdi Qeydiid iyo Ururka Ah-lusana horkacayaan
This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it. Xafiiska Wararka Somalia
- Somaliland Minister Rejects Control of Airspace By Somalia Govt
- Somali Government gives green light to the New Deal process launched in Mogadishu today
- Al_Ameriki's Battle: Al-Shabaab Fighters Loyal to Godane Reportedly Kill Al-Amriki
- Rebuilding Somalia: Giving Extremists a Second Chance
- Defense Minister: Nation Can't Afford Weapons
- Rebuilding Somalia: David Cameron Pledges Support Somalia (Video)
- The London Meeting: OPENING ADDRESS BY THE PRESIDENT OF THE FEDERAL REPUBLIC OF SOMALIA
- Rebuilding Somalia: Somali Government adopts new public finance management policy
- IN Somalia: Hospitals See Fewer War Victims
- Somali Government concerned by the worsening situation of Somali refugees in Yemen
- Controversy Over Dismissal of Motion On Somalia-Somaliland Agreement
- Al Amriki Tweets About Al Shabaab Assassination Attempt
- Somali and Kenyan Presidents in bilateral meeting ahead of London Conference
- Prime Minister galvanizes security forces as reforms take hold
- The world will see that Somalia has turned the corner, Prime Minister tells UK Foreign Secretary
- Government Will Not Recognise Jubbaland Conference, Guled Says
- Somalia: Wind Brings Light to Somaliland
- Somalia targets Shell, Eni for oil, gas output-sharing contracts
- Prime Minister calls on security forces and police to bring journalist killer to justice
- Somalia's young army recruits face uphill battle for credibility
- Somalia the yardstick in new deal for conflict-affected countries
- 9 killed by gunman in Kenyan city near Somali border; police blame al-Qaida-allied militants
- STATEMENT BY HASSAN SHEIKH MOHAMOUD, ON BAHAR DAR FORUM FOR SECURITY AND ORGANIZED CRIMES
- Somalia takes major step forward on counter-terrorism
- In Rebuilding Armed Forces, Somalia Faces Challanges
- Iskumilanka Madaxtooyada iyo Baarlamaanka waa Lug iyo Luqun Isi Suran
- Faallo: Nina Hooskiisa Ma Harsado
- Faalo: Wajigabaxii Labaad Ee Dawladu Kala Kulantay Kismaayo Raaskaamboodiyeenteeda! (2)
- Somaliyeey, furrsad weyn ayaa jirto maanta by Ahmed-haadi Muhumad
- Madaxweyne Sh Shariif ma la tabay mise anaa mooday by Farah Warsame
- Hantidii Ummada Laheed Goormaa loo Celin? by Faysal Ahmed
- Somaliarising after two decades of civil war and unrest by Muddassar Ahmed
- What’s the Future forSomalia after August 20 by Axmed Farax
- Adeegsiga Af Qalaad Qiil ma loo Hayaa? by M Aden
- Ninba Dahab Lumay Si u Doondoon-by Kaafi Farey













11:00-11:30





































