Ciidamo Taabacsan mucaaradka faroole oo Karuqaansaday Degmada Galkacyo kunasiijeeda Deegaanka Jalam
Somaliya, Puntland (GT)
Ciidamadani ayaa ah kuwa taabacsan siyaasiyiin mucaarad ah oo u tartamaya xilka Madaxweynaha Puntland Siyaasiyintaan oo ku sugan magaalada Gaalkacyo, Ciidamadaan aya uruqaansaday deegaanka Jalam ayaga oo lafilayo in ay uga sii gudbaan magaalada Garowe iyagoona si kumeelgaar ah fariisin uga sii dhigan doona labada maalmood ee soo socota degmada Jalam ee Gobolka Nugaal.
Waxaa wararku sheegayaan in ciidamadani laga dabageyn doono ciidamo xoojin ah kuwaasi oo doonaya in ay meesha ka saaraan Ciidamada Cabdirixman faroole daacada u ah oo mucaradka faroole ay ku eedeeyaan in waqtigiisii Dhamaday. Ciidamadan aya la sheegaya in ay yihiin rag qaba tababar fiican iskuna kalsoon. lama oga waxa ay sameeyn doonto madaxweeynaha Xukuumada Puntland Cabdiraxmaan faroole oo asagu sheegay in uusan sameeyn wax xil korarsi ah Waqtikiisa Markuu Dhamadana uu tartan doono Xilka madatinimada
.
This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it. Xafiisaka wararka Somalia
- Somalia celebrates the 50th Anniversary of the OAU in Mogadishu
- Prime Minister welcomes progress in parliament and outlines road ahead on Jubaland and Somaliland
- Somaliland Minister Rejects Control of Airspace By Somalia Govt
- Somali Government gives green light to the New Deal process launched in Mogadishu today
- Al_Ameriki's Battle: Al-Shabaab Fighters Loyal to Godane Reportedly Kill Al-Amriki
- Rebuilding Somalia: Giving Extremists a Second Chance
- Defense Minister: Nation Can't Afford Weapons
- Rebuilding Somalia: David Cameron Pledges Support Somalia (Video)
- The London Meeting: OPENING ADDRESS BY THE PRESIDENT OF THE FEDERAL REPUBLIC OF SOMALIA
- Rebuilding Somalia: Somali Government adopts new public finance management policy
- IN Somalia: Hospitals See Fewer War Victims
- Somali Government concerned by the worsening situation of Somali refugees in Yemen
- Controversy Over Dismissal of Motion On Somalia-Somaliland Agreement
- Al Amriki Tweets About Al Shabaab Assassination Attempt
- Somali and Kenyan Presidents in bilateral meeting ahead of London Conference
- Prime Minister galvanizes security forces as reforms take hold
- The world will see that Somalia has turned the corner, Prime Minister tells UK Foreign Secretary
- Government Will Not Recognise Jubbaland Conference, Guled Says
- Somalia: Wind Brings Light to Somaliland
- Somalia targets Shell, Eni for oil, gas output-sharing contracts
- Prime Minister calls on security forces and police to bring journalist killer to justice
- Somalia's young army recruits face uphill battle for credibility
- Somalia the yardstick in new deal for conflict-affected countries
- 9 killed by gunman in Kenyan city near Somali border; police blame al-Qaida-allied militants
- STATEMENT BY HASSAN SHEIKH MOHAMOUD, ON BAHAR DAR FORUM FOR SECURITY AND ORGANIZED CRIMES
- Iskumilanka Madaxtooyada iyo Baarlamaanka waa Lug iyo Luqun Isi Suran
- Faallo: Nina Hooskiisa Ma Harsado
- Faalo: Wajigabaxii Labaad Ee Dawladu Kala Kulantay Kismaayo Raaskaamboodiyeenteeda! (2)
- Somaliyeey, furrsad weyn ayaa jirto maanta by Ahmed-haadi Muhumad
- Madaxweyne Sh Shariif ma la tabay mise anaa mooday by Farah Warsame
- Hantidii Ummada Laheed Goormaa loo Celin? by Faysal Ahmed
- Somaliarising after two decades of civil war and unrest by Muddassar Ahmed
- What’s the Future forSomalia after August 20 by Axmed Farax
- Adeegsiga Af Qalaad Qiil ma loo Hayaa? by M Aden
- Ninba Dahab Lumay Si u Doondoon-by Kaafi Farey













11:00-11:30






































