Dagaal Culus oo Ruxay Gobolka Sh/hoose iyo Dowlada oo Kahadashay
Muqdisho(GT) 
waraka naga Soogaaraya Deegaanka buufow aya sheegaya in dagaaladii ugu xooganaa ay kadhaceen gobolka Sh/Hoose gaar ahaan duleedka magaalada Marka.
Dagaalkan oo si gaar ah loogu hardamay deegaanka Buufow ayaa udhaxeeyay Xoogaga Al-shabaab iyo kuwa dowlada Somaliya oo kaashanaya ciidamada Amisom.
Waxaa jira qasaaro xoogan oo ka dhashay dagaalkan ka dhacay duledka magaalada Marka iyadoona qasaaraha ugu badan uu soo gaaray dhinacyada dagaalamay.
Gudoomiyaha Gobolka Shabeelda Hoose oo Saxafada lahadlay aya Sheegay in dagaalka ay sooqaadeen Ciidamada Al-shabaab.
Gudoomiyaha gobolka C/qaadir Maxamed Nuur Siidii,ayaa sheegay in dagaalkaasi ay geysteen ciidamo ka yimid dhanka magaalada Kismaayo ,kuwaasi oo ahaa Alshabaabkii kasoo firxaday magaalada Kismaayo.
Gudoomiyaha degmada Marka ayaa dhankiisa sheegay in dagaalkaasi uu ahaa mid aan xoog badneyn ayna geysteen ciidamo yar oo Alshabaab isku soo ekeysiiyay kuwaasi oo doonayay inay carqalad geliyaan amaanka deegaanka,sida uu hadalka udhigay.
Dagaalkii ka dhacay deegaanka Buufow ee gobolka Shabelaha hoose islamarkaana 3 km u jira magaalada Marko ayaa waxa uu ahaa mid xoogan kaasi oo saacado qaatay islamarkaana ay ka qeyb qaateen ciidamada AMISOM.
Dagaalkaas ayaana qeyb ka ah iska hor imaadyo dhexmara Ciidamada Dowlada iyo Ururka Al-shabaab.
This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it.
- Somaliland Minister Rejects Control of Airspace By Somalia Govt
- Somali Government gives green light to the New Deal process launched in Mogadishu today
- Al_Ameriki's Battle: Al-Shabaab Fighters Loyal to Godane Reportedly Kill Al-Amriki
- Rebuilding Somalia: Giving Extremists a Second Chance
- Defense Minister: Nation Can't Afford Weapons
- Rebuilding Somalia: David Cameron Pledges Support Somalia (Video)
- The London Meeting: OPENING ADDRESS BY THE PRESIDENT OF THE FEDERAL REPUBLIC OF SOMALIA
- Rebuilding Somalia: Somali Government adopts new public finance management policy
- IN Somalia: Hospitals See Fewer War Victims
- Somali Government concerned by the worsening situation of Somali refugees in Yemen
- Controversy Over Dismissal of Motion On Somalia-Somaliland Agreement
- Al Amriki Tweets About Al Shabaab Assassination Attempt
- Somali and Kenyan Presidents in bilateral meeting ahead of London Conference
- Prime Minister galvanizes security forces as reforms take hold
- The world will see that Somalia has turned the corner, Prime Minister tells UK Foreign Secretary
- Government Will Not Recognise Jubbaland Conference, Guled Says
- Somalia: Wind Brings Light to Somaliland
- Somalia targets Shell, Eni for oil, gas output-sharing contracts
- Prime Minister calls on security forces and police to bring journalist killer to justice
- Somalia's young army recruits face uphill battle for credibility
- Somalia the yardstick in new deal for conflict-affected countries
- 9 killed by gunman in Kenyan city near Somali border; police blame al-Qaida-allied militants
- STATEMENT BY HASSAN SHEIKH MOHAMOUD, ON BAHAR DAR FORUM FOR SECURITY AND ORGANIZED CRIMES
- Somalia takes major step forward on counter-terrorism
- In Rebuilding Armed Forces, Somalia Faces Challanges
- Iskumilanka Madaxtooyada iyo Baarlamaanka waa Lug iyo Luqun Isi Suran
- Faallo: Nina Hooskiisa Ma Harsado
- Faalo: Wajigabaxii Labaad Ee Dawladu Kala Kulantay Kismaayo Raaskaamboodiyeenteeda! (2)
- Somaliyeey, furrsad weyn ayaa jirto maanta by Ahmed-haadi Muhumad
- Madaxweyne Sh Shariif ma la tabay mise anaa mooday by Farah Warsame
- Hantidii Ummada Laheed Goormaa loo Celin? by Faysal Ahmed
- Somaliarising after two decades of civil war and unrest by Muddassar Ahmed
- What’s the Future forSomalia after August 20 by Axmed Farax
- Adeegsiga Af Qalaad Qiil ma loo Hayaa? by M Aden
- Ninba Dahab Lumay Si u Doondoon-by Kaafi Farey













11:00-11:30





































