Madaxweeynaha jamuuriyada Fedaraalka Somaliya oo kaqeybgalay Munaasabad xariga looga jarayey xarunta Nabad Sugida Somaliya

Muqdisho (GT)(Axad, Janaayo,06, 2013 Muqdisho, Soomaaliya) Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya
Mudane Xassan Sh Maxamud ayaa ka qeyb galay munaasabadda sanad guradii 41-aad ee hay’ada
Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka iyo dib u furidda xarunta hay’adaas.
Waxaa munasabadda ka soo qeyb galay Xidhibaano, Wasiiro, Safiiro, Saraakil ka tirsan ciidamada
qalabka sida iyo AMISOM. Munaasabadaan oo heer sare looga soo shaqeeyay ayaa waxaa lagu soo
bandhigay riwaayado la xariiro wax qabadka hay’ada.
Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka oo aad ugu faraxsan furitaanka xaruntan cusub ayaa halkaas ka
jeediyay qudbad aad u taabatay dhamaan martida kasoo qeyb gashay munasabadda. Marka hore
Madaxweynha ayaa amaanay wax qabadka hay’ada wuxuuna u sheegey” Anaga hadaan nahay dowladda
aad ayaan ugu farxsanahay hay’adaan, waxeyna kasbatay in shacabkeena Soomaaliyeed ay si gaar ah u
xushmeeyaan, taasna waxaa sabab u ah dishiblinka iyo in ay hay’adan noqoto mid hormuud ka ah
hay’adaha amniga.”
Mar uu Madaxweyne Xassan uu fariin u dirayay dagaalyahanada ajaanibta ee Al-Shabaab ayuu wuxuu
yiri” Waxaan rabaa inaan idin ogeysiiyo Soomaaliya Soomaali baa leh, waxaadna u baahan tihiin in aad
dalalkiina ku noqotaan. Haa Muslim waa nahay, laakin Soomaaliya waxaa leh muslimiinta Soomalida
ah.” Madaxweynaha ayaa muwaadiniinta Soomaaliyeed uga digay in ay shaqsiyaad dalakooda baxsad ka
aysan maskaxda ka dhaqin oo ay marin habaabin.
Madaxweynaha ayaa u mahad celiyay dalalka Soomaliya taagero una sheegay in Soomaaliya aysan
weligeed iloobi doonin dalalka hadda garab taagan.
Ugu danbeyntii ayuu Madaxweynaha ugu baaqay shacabka Soomaliyeed in ay ka qeyb qaataan dib-u
dhiska Soomaaliya” Amniga ayaa kow u ah qorshayaasha dowladda waana ka go’an tahay in Soomaaliya
dib nabada loogu soo celiyo. Dowladda waxey rabtaa Soomaaliya oo nabad ku wada nool oo deriska iyo
caalmakana nabad kula nool. Amniga ayaa wuxuu kow ka yahay lixda Tiir Siyaasadeed ee dowladda.
This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it. , Xaafiiska, wararka, Somaliya


- Somaliland Minister Rejects Control of Airspace By Somalia Govt
- Somali Government gives green light to the New Deal process launched in Mogadishu today
- Al_Ameriki's Battle: Al-Shabaab Fighters Loyal to Godane Reportedly Kill Al-Amriki
- Rebuilding Somalia: Giving Extremists a Second Chance
- Defense Minister: Nation Can't Afford Weapons
- Rebuilding Somalia: David Cameron Pledges Support Somalia (Video)
- The London Meeting: OPENING ADDRESS BY THE PRESIDENT OF THE FEDERAL REPUBLIC OF SOMALIA
- Rebuilding Somalia: Somali Government adopts new public finance management policy
- IN Somalia: Hospitals See Fewer War Victims
- Somali Government concerned by the worsening situation of Somali refugees in Yemen
- Controversy Over Dismissal of Motion On Somalia-Somaliland Agreement
- Al Amriki Tweets About Al Shabaab Assassination Attempt
- Somali and Kenyan Presidents in bilateral meeting ahead of London Conference
- Prime Minister galvanizes security forces as reforms take hold
- The world will see that Somalia has turned the corner, Prime Minister tells UK Foreign Secretary
- Government Will Not Recognise Jubbaland Conference, Guled Says
- Somalia: Wind Brings Light to Somaliland
- Somalia targets Shell, Eni for oil, gas output-sharing contracts
- Prime Minister calls on security forces and police to bring journalist killer to justice
- Somalia's young army recruits face uphill battle for credibility
- Somalia the yardstick in new deal for conflict-affected countries
- 9 killed by gunman in Kenyan city near Somali border; police blame al-Qaida-allied militants
- STATEMENT BY HASSAN SHEIKH MOHAMOUD, ON BAHAR DAR FORUM FOR SECURITY AND ORGANIZED CRIMES
- Somalia takes major step forward on counter-terrorism
- In Rebuilding Armed Forces, Somalia Faces Challanges
- Iskumilanka Madaxtooyada iyo Baarlamaanka waa Lug iyo Luqun Isi Suran
- Faallo: Nina Hooskiisa Ma Harsado
- Faalo: Wajigabaxii Labaad Ee Dawladu Kala Kulantay Kismaayo Raaskaamboodiyeenteeda! (2)
- Somaliyeey, furrsad weyn ayaa jirto maanta by Ahmed-haadi Muhumad
- Madaxweyne Sh Shariif ma la tabay mise anaa mooday by Farah Warsame
- Hantidii Ummada Laheed Goormaa loo Celin? by Faysal Ahmed
- Somaliarising after two decades of civil war and unrest by Muddassar Ahmed
- What’s the Future forSomalia after August 20 by Axmed Farax
- Adeegsiga Af Qalaad Qiil ma loo Hayaa? by M Aden
- Ninba Dahab Lumay Si u Doondoon-by Kaafi Farey













11:00-11:30





































