Dumarka Somaaliyeed Qeybo Kamida oo soo bandhigay Cudud Milatary-Sawiro

Muqdisho,Somalia(GT) Koox kamid ah Haweenka Soomaaliyeed ayaa Soobandhigay Cudud Milatary Xiligan Adag uu Dalku kujiro ayey ku biiraan Ciidanka Qaranka Soomaaliyeed si ay qeyb uga noqdaan Difaacada Dalka iyo soo celinta Sharaftii dhuntay ee Soomaali laheed.
Ciidamada kala duwan ee Dowlada waxaa hada waxa qeyb weyn ka ah Haween aad u badan kuwaa oo u shaqeenaya qaranka waxaana u badan Haweenka kamidka ah Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed oo iyagu shaqeeya Habeen iyo Maalin.
Gabdhahaan ayaana dhawaan soo bandhigay Cududooda Milatary iyo dhoolo tus iyagoona shaaca ka qaaday in ay diyaar u yihiin difaaca Dalka iyo Diinta iyo soo celinta sharaftii uu waayo lahaa Ciidanka Soomaaliyeed.
Waxaa sidoo kale jira Haween badan oo katirsan Ciidanka Milatariga Soomaaliyeed oo iyana habeen iyo Dharaar usoo jeeda Difaaca Dadkooda iyo Jiritaanka Dowlada Soomaaliya jiidaha hore ee dagaaladana kusugan iyo Gabdho iyana katirsan Nabad Sugida oo ku hoolan kahor tagida cadowga naafeenaya Shacabka Soomaaliyeed.
Tan iyo bur burkii Dowladii dhaxe waxii ka dambeeyay Haweenka Soomaaliyeed ee ku biiraya in ay Ciidan noqdaan aya aad uyara hasa ahaatee hada waxaa muuqanaya isbadal la taaban karo ,Waxaana Ciidamda kala duwan ee Dowlada kujira Haween darajooyin kala duwan leh oo daacad u ah u adeegida Dowladnimo.
This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it. xafiiska- wararka -Somalia





- Somaliland Minister Rejects Control of Airspace By Somalia Govt
- Somali Government gives green light to the New Deal process launched in Mogadishu today
- Al_Ameriki's Battle: Al-Shabaab Fighters Loyal to Godane Reportedly Kill Al-Amriki
- Rebuilding Somalia: Giving Extremists a Second Chance
- Defense Minister: Nation Can't Afford Weapons
- Rebuilding Somalia: David Cameron Pledges Support Somalia (Video)
- The London Meeting: OPENING ADDRESS BY THE PRESIDENT OF THE FEDERAL REPUBLIC OF SOMALIA
- Rebuilding Somalia: Somali Government adopts new public finance management policy
- IN Somalia: Hospitals See Fewer War Victims
- Somali Government concerned by the worsening situation of Somali refugees in Yemen
- Controversy Over Dismissal of Motion On Somalia-Somaliland Agreement
- Al Amriki Tweets About Al Shabaab Assassination Attempt
- Somali and Kenyan Presidents in bilateral meeting ahead of London Conference
- Prime Minister galvanizes security forces as reforms take hold
- The world will see that Somalia has turned the corner, Prime Minister tells UK Foreign Secretary
- Government Will Not Recognise Jubbaland Conference, Guled Says
- Somalia: Wind Brings Light to Somaliland
- Somalia targets Shell, Eni for oil, gas output-sharing contracts
- Prime Minister calls on security forces and police to bring journalist killer to justice
- Somalia's young army recruits face uphill battle for credibility
- Somalia the yardstick in new deal for conflict-affected countries
- 9 killed by gunman in Kenyan city near Somali border; police blame al-Qaida-allied militants
- STATEMENT BY HASSAN SHEIKH MOHAMOUD, ON BAHAR DAR FORUM FOR SECURITY AND ORGANIZED CRIMES
- Somalia takes major step forward on counter-terrorism
- In Rebuilding Armed Forces, Somalia Faces Challanges
- Iskumilanka Madaxtooyada iyo Baarlamaanka waa Lug iyo Luqun Isi Suran
- Faallo: Nina Hooskiisa Ma Harsado
- Faalo: Wajigabaxii Labaad Ee Dawladu Kala Kulantay Kismaayo Raaskaamboodiyeenteeda! (2)
- Somaliyeey, furrsad weyn ayaa jirto maanta by Ahmed-haadi Muhumad
- Madaxweyne Sh Shariif ma la tabay mise anaa mooday by Farah Warsame
- Hantidii Ummada Laheed Goormaa loo Celin? by Faysal Ahmed
- Somaliarising after two decades of civil war and unrest by Muddassar Ahmed
- What’s the Future forSomalia after August 20 by Axmed Farax
- Adeegsiga Af Qalaad Qiil ma loo Hayaa? by M Aden
- Ninba Dahab Lumay Si u Doondoon-by Kaafi Farey













11:00-11:30





































