Dagaal xalay Dhexmaray Ururka Shabaab iyo Ciidamada Puntland ee Gobalka Bari
Muqdisho, Somalia(GT) 
Wararka nagasoogaraya Magalada Bosaso ee Caasimada Gobalka Bari aya Sheegaya in Xalay dagaal xoogan ay iskaga horyimadeen Xoogaga Al- Shabaab iyo Ciidamada Maamul Goboleedka Puntland.
Dad kusugan Boosaaso ayaa sheegaya in dagaalkan uu xalay Shabaab iyo Puntland uu ku dhexmaray tuulo ku taala duleedka Magaalada Boosaaso.
Sida Wararku sheegayaan dagaalka oo la’isugu adeegsaday Hubka noocyadiisa kala Dagaalka aya'aha Mid jilbah la isku dhigtay, Ciidamo ka tirsan kuwa Maamulka Puntland iyo Mileeysiyo lasheegay in ay Xariir laleeyihin Al-shabaab ayuna dhexmaray dagaalkan oo in Mudo ah socday sida wararku nagu soogarayan.
Dagaalka ayaa bilowday kadib markii Dagaalyahanada Al- Shabaab ay weerar ku qaadeen Deegaanka Qaaw oo qiyaas ahaan 30-km dhinaca Galbeed kaga beegan magaalada Boosaaso.
inta la ogyahay ilaa iyo 2 qof oo dhinacyadii dagaalamayay ah ayaa ku geeriyootay tiro kalena waa ay ku dhaawacmeen, waxaana lagu soo waramayaa in Khasaaraha dhimashada iyo dhaawacaba uu intaas ka badan karo.
Ilaa iyo hadda ma jiraan wax warar ah oo kasoo baxay Labada dhinac ee Dowlad Goboleedka Puntland iyo Mileeshiyada Shabaab oo dagaaladaasi ku saabsan.
Dagaalkana waxaa uu qeyb ka yahay mid waayadan ka jiray duleedka Bosaaso iyadoona ay guulo ka kala sheegteen dagaaladii horey udhacay Puntland iyo Shabaa.
This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it. Xafiiska- Wararka- Muqdisho

- Somaliland Minister Rejects Control of Airspace By Somalia Govt
- Somali Government gives green light to the New Deal process launched in Mogadishu today
- Al_Ameriki's Battle: Al-Shabaab Fighters Loyal to Godane Reportedly Kill Al-Amriki
- Rebuilding Somalia: Giving Extremists a Second Chance
- Defense Minister: Nation Can't Afford Weapons
- Rebuilding Somalia: David Cameron Pledges Support Somalia (Video)
- The London Meeting: OPENING ADDRESS BY THE PRESIDENT OF THE FEDERAL REPUBLIC OF SOMALIA
- Rebuilding Somalia: Somali Government adopts new public finance management policy
- IN Somalia: Hospitals See Fewer War Victims
- Somali Government concerned by the worsening situation of Somali refugees in Yemen
- Controversy Over Dismissal of Motion On Somalia-Somaliland Agreement
- Al Amriki Tweets About Al Shabaab Assassination Attempt
- Somali and Kenyan Presidents in bilateral meeting ahead of London Conference
- Prime Minister galvanizes security forces as reforms take hold
- The world will see that Somalia has turned the corner, Prime Minister tells UK Foreign Secretary
- Government Will Not Recognise Jubbaland Conference, Guled Says
- Somalia: Wind Brings Light to Somaliland
- Somalia targets Shell, Eni for oil, gas output-sharing contracts
- Prime Minister calls on security forces and police to bring journalist killer to justice
- Somalia's young army recruits face uphill battle for credibility
- Somalia the yardstick in new deal for conflict-affected countries
- 9 killed by gunman in Kenyan city near Somali border; police blame al-Qaida-allied militants
- STATEMENT BY HASSAN SHEIKH MOHAMOUD, ON BAHAR DAR FORUM FOR SECURITY AND ORGANIZED CRIMES
- Somalia takes major step forward on counter-terrorism
- In Rebuilding Armed Forces, Somalia Faces Challanges
- Iskumilanka Madaxtooyada iyo Baarlamaanka waa Lug iyo Luqun Isi Suran
- Faallo: Nina Hooskiisa Ma Harsado
- Faalo: Wajigabaxii Labaad Ee Dawladu Kala Kulantay Kismaayo Raaskaamboodiyeenteeda! (2)
- Somaliyeey, furrsad weyn ayaa jirto maanta by Ahmed-haadi Muhumad
- Madaxweyne Sh Shariif ma la tabay mise anaa mooday by Farah Warsame
- Hantidii Ummada Laheed Goormaa loo Celin? by Faysal Ahmed
- Somaliarising after two decades of civil war and unrest by Muddassar Ahmed
- What’s the Future forSomalia after August 20 by Axmed Farax
- Adeegsiga Af Qalaad Qiil ma loo Hayaa? by M Aden
- Ninba Dahab Lumay Si u Doondoon-by Kaafi Farey













11:00-11:30






































