Dagaal Qaraar oo Shalay kudhexamar Ciidamada Dowlada Somalia Iyo Xoogaga Al-Shabaab Gobalka Gedo
Nairobi(GT) Wararka naga Soogaraya Gobolka Gedo ayaa Sheegaya in Shalay halkaas uu kadhac dagaal qaraar oo udhaxeeyey Ciidamo Katirsan Dowlada somaliya iyo Kuwa Al-shabaab. Dagaalka ayaa kabiloowday meel udhaxaysa Degmooyinka Garbaharey iyo Luuq. Kolonyo Katirsan Ciidamada Dawlda Iyo Ahlusuna oo kasoo kacitimay magalada luuq Kuna Siijeeday Magalda garbahagey,aya waxa wadada ugalay Maleeysiyada ururka Al- Shabaab, Goobjoogayaal Kusugan Agaaga Dagaalka uu kadhacay aya gelinsoortimes usheegay in dagaalka uu kadhasah Qasare Sookala garay labada Dhinac kaas oo Naf iyo maalba iskugu jira waxayan sheegeen in goobta dagaalku kadhac lagu arkayey Baabuur gubatay.
Godoomiyaha Gobolka Gedo Diyaad Cabdi kaliil oo saaka lahadlay laanta Afka somaliga BBC aya Xaqiijiyey Jiritaanka dagaalkaan wuxuuna sheegay in ayjab xoogan Gaarsiyen kooxihii ladagaalamay, sidookale wuxuu Sheegay in Dhankooda ay Kadhinteey Labo askari halka Dhawacana uuyahay afar askari oo kamida Ciidamada dowlada mar laweeydiiyey in Ciidamada Itoobiya ay dagaalka kuweheliyeen ayuu san meesha kasaarin asagoo Sheegay in ciidamada itobiya ay kamid yihiin Ciidamada dagaalka Kula yira Al-shabaab waa sida uuhadlka udhigaye. Dadka deegaanka aya kuwaramaya in dagaalka uu udhexeeyey Ciidamada Dowlada iyo ahlusuna oo isku dhinac ah iyo kuwa Al-shabaab.Sikastaba ahatee maahan markii ugu horeeysay oo Gobalka Gedo dagaal kudhexmaro Ciidamo iska soo horjeeda hasayeeshe Gobolka Dedo aya Nasiib uyeeshay dagalo soo noqnoqday marwalbana guula lagu kala sheegto ayadoon Wax dana aysan ugu jirin Dadka kunool Gobalka Gedo.
This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it. xafiiska -wararka- Nairobi
- Somaliland Minister Rejects Control of Airspace By Somalia Govt
- Somali Government gives green light to the New Deal process launched in Mogadishu today
- Al_Ameriki's Battle: Al-Shabaab Fighters Loyal to Godane Reportedly Kill Al-Amriki
- Rebuilding Somalia: Giving Extremists a Second Chance
- Defense Minister: Nation Can't Afford Weapons
- Rebuilding Somalia: David Cameron Pledges Support Somalia (Video)
- The London Meeting: OPENING ADDRESS BY THE PRESIDENT OF THE FEDERAL REPUBLIC OF SOMALIA
- Rebuilding Somalia: Somali Government adopts new public finance management policy
- IN Somalia: Hospitals See Fewer War Victims
- Somali Government concerned by the worsening situation of Somali refugees in Yemen
- Controversy Over Dismissal of Motion On Somalia-Somaliland Agreement
- Al Amriki Tweets About Al Shabaab Assassination Attempt
- Somali and Kenyan Presidents in bilateral meeting ahead of London Conference
- Prime Minister galvanizes security forces as reforms take hold
- The world will see that Somalia has turned the corner, Prime Minister tells UK Foreign Secretary
- Government Will Not Recognise Jubbaland Conference, Guled Says
- Somalia: Wind Brings Light to Somaliland
- Somalia targets Shell, Eni for oil, gas output-sharing contracts
- Prime Minister calls on security forces and police to bring journalist killer to justice
- Somalia's young army recruits face uphill battle for credibility
- Somalia the yardstick in new deal for conflict-affected countries
- 9 killed by gunman in Kenyan city near Somali border; police blame al-Qaida-allied militants
- STATEMENT BY HASSAN SHEIKH MOHAMOUD, ON BAHAR DAR FORUM FOR SECURITY AND ORGANIZED CRIMES
- Somalia takes major step forward on counter-terrorism
- In Rebuilding Armed Forces, Somalia Faces Challanges
- Iskumilanka Madaxtooyada iyo Baarlamaanka waa Lug iyo Luqun Isi Suran
- Faallo: Nina Hooskiisa Ma Harsado
- Faalo: Wajigabaxii Labaad Ee Dawladu Kala Kulantay Kismaayo Raaskaamboodiyeenteeda! (2)
- Somaliyeey, furrsad weyn ayaa jirto maanta by Ahmed-haadi Muhumad
- Madaxweyne Sh Shariif ma la tabay mise anaa mooday by Farah Warsame
- Hantidii Ummada Laheed Goormaa loo Celin? by Faysal Ahmed
- Somaliarising after two decades of civil war and unrest by Muddassar Ahmed
- What’s the Future forSomalia after August 20 by Axmed Farax
- Adeegsiga Af Qalaad Qiil ma loo Hayaa? by M Aden
- Ninba Dahab Lumay Si u Doondoon-by Kaafi Farey













11:00-11:30






































