Shir Shalay ay kukulmeen Gudiga Ganacsatada Islii iyo Wasiirka Gaashaandhiga Kenya -Sawiro
Nairobi, Kanya,(GT) 5,01,2013 
Magaalada Nairobi ee Caasimada Wadanka Kenya ayaa waxaa kulan balaaran ku kulmay Ganacsatada Xaafada Islii iyo Wasiirka Gaashaandhiga oo ay la socen labo Xildhibaan.
Gudiga Gancsatada Islii oo uu hogaaminayay Sh Shakuul ayaa waxaa ay ugudbiyen Wasiirka Gashaandhiga Kenya Cabasho ku aadan howlgallo ka dhan ah Soomaalida Xaafada Islii ee magaalada Nairobi.
Waxaa ay Gudiga Ganacsada sheegeen in Dowlada looga baahan yahay in ay cadayso mowqifkooda ku aadan howlgalka lagu ugaarsanayo Soomaalida ee Xaafada Islii.
Xildhibaanad Safiyo oo kamid ah mudanayaashii kulankaas joogay ayaa sheegtay in aysan udul qaadan doonin dhibaatada lagu hayo dadka shacabka ah.
"Waxaa waajib nagu ah ilalinta dadka Somaliyeed umana dulqaadaneeyno dhibatada lagu hayo dadka xaafada Islii Meelwalbana waan gaarsiineyna" ayeey si kulul usheegtay Safiyo.
Sidaas si lamid ah Aadan Barr Ducaale oo kamid ah Xildhibaanadii kulanka joogay ayaa sheegay in Xildhibaanada ay hordhigi doonaan waxa aay Ciidamada Kenya ka wadaan xaafada Islii.
Wasiirka Gaashaandhiga Kenya Yuusuf Xaajji ayaa sheegay in aysan ka dowlad ahaan bixin amar lagu ugaarsanayo Dadka Soomaalida ah."aniga aya kadanbeeyey in somalida ay firtaan ganacsiga islii waxbadan ayana udooday lakiin somalida ayada aya bixineeysa laaluush Qofka markii laqabto lacag ayuu siinaya asskarta"ayuu yiri Yuusuf Xaaji.
Waxaa uu sheegay inaysan jirin kulan ay yeesheen Golaha wasiirada Kenya oo lagu go’amiyay howlgalka, loogana baahan yahay dadka in ay soo qoraan Number-ka askarta ama gariga howlgalka sameyanaya, markaasna talaabo adag laga qaadi doono.
Hadalkan Kasoo baxay kulanka ayaa kusoo aadaya xili xaafada Islii ay ka barakacayaan Dad weynaha Somalida ah iyagoo ka cabsanaya qax, sidoo kale dad badan ayaa xasbiga la dhigay oo lacago laga qaato
This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it. Xafiiska Wararka-Nairobi








- Somaliland Minister Rejects Control of Airspace By Somalia Govt
- Somali Government gives green light to the New Deal process launched in Mogadishu today
- Al_Ameriki's Battle: Al-Shabaab Fighters Loyal to Godane Reportedly Kill Al-Amriki
- Rebuilding Somalia: Giving Extremists a Second Chance
- Defense Minister: Nation Can't Afford Weapons
- Rebuilding Somalia: David Cameron Pledges Support Somalia (Video)
- The London Meeting: OPENING ADDRESS BY THE PRESIDENT OF THE FEDERAL REPUBLIC OF SOMALIA
- Rebuilding Somalia: Somali Government adopts new public finance management policy
- IN Somalia: Hospitals See Fewer War Victims
- Somali Government concerned by the worsening situation of Somali refugees in Yemen
- Controversy Over Dismissal of Motion On Somalia-Somaliland Agreement
- Al Amriki Tweets About Al Shabaab Assassination Attempt
- Somali and Kenyan Presidents in bilateral meeting ahead of London Conference
- Prime Minister galvanizes security forces as reforms take hold
- The world will see that Somalia has turned the corner, Prime Minister tells UK Foreign Secretary
- Government Will Not Recognise Jubbaland Conference, Guled Says
- Somalia: Wind Brings Light to Somaliland
- Somalia targets Shell, Eni for oil, gas output-sharing contracts
- Prime Minister calls on security forces and police to bring journalist killer to justice
- Somalia's young army recruits face uphill battle for credibility
- Somalia the yardstick in new deal for conflict-affected countries
- 9 killed by gunman in Kenyan city near Somali border; police blame al-Qaida-allied militants
- STATEMENT BY HASSAN SHEIKH MOHAMOUD, ON BAHAR DAR FORUM FOR SECURITY AND ORGANIZED CRIMES
- Somalia takes major step forward on counter-terrorism
- In Rebuilding Armed Forces, Somalia Faces Challanges
- Iskumilanka Madaxtooyada iyo Baarlamaanka waa Lug iyo Luqun Isi Suran
- Faallo: Nina Hooskiisa Ma Harsado
- Faalo: Wajigabaxii Labaad Ee Dawladu Kala Kulantay Kismaayo Raaskaamboodiyeenteeda! (2)
- Somaliyeey, furrsad weyn ayaa jirto maanta by Ahmed-haadi Muhumad
- Madaxweyne Sh Shariif ma la tabay mise anaa mooday by Farah Warsame
- Hantidii Ummada Laheed Goormaa loo Celin? by Faysal Ahmed
- Somaliarising after two decades of civil war and unrest by Muddassar Ahmed
- What’s the Future forSomalia after August 20 by Axmed Farax
- Adeegsiga Af Qalaad Qiil ma loo Hayaa? by M Aden
- Ninba Dahab Lumay Si u Doondoon-by Kaafi Farey













11:00-11:30






































