Madaxweynaha Jamuuriyada Somaliya oo kahadlay Lacago Dabacaadoda ay lahayd Dowladii Shiikh Shariif
Nairobi(GT)Madaxweynaha Jamuuriyada Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud ayaa waxa uu ka hadlay sida uu u arko isticmaalka lacago Shilin Soomaali ah oo ay daabacadeda lahayd Dowladii ugu danbeysay ee KMG aheyd. Lacagahaasi ayaa waxaa lagu Daabacay gudaha Wadanka Suudaan, waxa uuna Madaxweynaha Xukuumada Soomaaliya uu sheegay in uu tegay warshadii lagu sameeyay lacagahaasi uuna Dowlada Suudaan u sheegay in lacagahaasi lahayo oo aan lafasixin xilligaan maadaama uu wadanka Somaliya wali uusan xasilin ayna Muhiimtahay in amaanka iyo kala danbeynta lasoo cesho. "Dowlada Suudaan waxaan usheegnay in xilligaan aysan Soomaaliya u baahneyn lacago hasa ahaatee loo baahanyahay in Wadanka dib u dhis lagu sameeyo. Sikastaba ahahaatee Dowladii uu Hogaamiyaha ka ahaa Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa lasheegay in ay sameysay lacago Cusub oo lagu daabacay gudahda Dalka Suudaan, taas oo kharash aad u fara badan lagubaxshay. lacagtaan aya lasheegay in ay usameysantahay Labaatan kun oo isku dhagan iyo ilaa Kutonkun oo is kudhagan, taas oo u ek Qaabka loo sameeyey lacagta Wadanka ugandha.
Nagala sooxariir This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it. Xafiiska Wararka Nairobi
- Prime Minister welcomes UN support for government efforts to stabilise Juba regions
- Farewell to Matt Baugh, UK Ambassador to Somalia
- President Hassan hosts EU Political & Security Committee Ambassadors in Mogadishu
- President Hassan Sheikh Mohamud continues to urge peace and calm in Kismayo
- President Hassan hails accession to the Cotonou Agreement as an opportunity for the recovery of Somalia
- Prime Minister wellcomes Saudi Arabia and OIC on launch of landmark relief programme
- Somali Federal Government clarifies its position on territorial waters
- Rebiulding Somalia: Japan Announces $55 Million Direct Aid For Somalia
- Statement of Hassan Sheikh Mohamud, President of Somalia 22nd Extra-Ordinary Summit of Heads of State of IGAD 24 May 2013
- Somalia celebrates the 50th Anniversary of the OAU in Mogadishu
- Prime Minister welcomes progress in parliament and outlines road ahead on Jubaland and Somaliland
- Somaliland Minister Rejects Control of Airspace By Somalia Govt
- Somali Government gives green light to the New Deal process launched in Mogadishu today
- Al_Ameriki's Battle: Al-Shabaab Fighters Loyal to Godane Reportedly Kill Al-Amriki
- Rebuilding Somalia: Giving Extremists a Second Chance
- Defense Minister: Nation Can't Afford Weapons
- Rebuilding Somalia: David Cameron Pledges Support Somalia (Video)
- The London Meeting: OPENING ADDRESS BY THE PRESIDENT OF THE FEDERAL REPUBLIC OF SOMALIA
- Rebuilding Somalia: Somali Government adopts new public finance management policy
- IN Somalia: Hospitals See Fewer War Victims
- Somali Government concerned by the worsening situation of Somali refugees in Yemen
- Controversy Over Dismissal of Motion On Somalia-Somaliland Agreement
- Al Amriki Tweets About Al Shabaab Assassination Attempt
- Somali and Kenyan Presidents in bilateral meeting ahead of London Conference
- Prime Minister galvanizes security forces as reforms take hold
- Iskumilanka Madaxtooyada iyo Baarlamaanka waa Lug iyo Luqun Isi Suran
- Faallo: Nina Hooskiisa Ma Harsado
- Faalo: Wajigabaxii Labaad Ee Dawladu Kala Kulantay Kismaayo Raaskaamboodiyeenteeda! (2)
- Somaliyeey, furrsad weyn ayaa jirto maanta by Ahmed-haadi Muhumad
- Madaxweyne Sh Shariif ma la tabay mise anaa mooday by Farah Warsame
- Hantidii Ummada Laheed Goormaa loo Celin? by Faysal Ahmed
- Somaliarising after two decades of civil war and unrest by Muddassar Ahmed
- What’s the Future forSomalia after August 20 by Axmed Farax
- Adeegsiga Af Qalaad Qiil ma loo Hayaa? by M Aden
- Ninba Dahab Lumay Si u Doondoon-by Kaafi Farey













11:00-11:30















































