Saraakiisha Ciidamada Dowlada Somalia ee Gobolka Gedo oo shaaca ka qaaday qorshe Dagaal oo ka dhan ah Al-Shabaabka Gedo
Xili waayadan danbe lasoo shegayay in Xiisado Dagaal ay ku wajahan yihiin Baardheere iyo Buurduubo ayaa waxaa arimahaas kawarbixiyey qaar kamid ah Saraakiisha Dowlada ee Gobolkaas
Diyaad Cabdi Kaliil oo kamid ah Saraakiisha Dowlada ee Gedo ayaa shaaca ka qaaday in maalmaha soo aadan Al-Shabaab laga Wareegi doono Deegaanada iyo labada Degmo ee ay Gacanta Kuhayaan gobolka Gedo. Waxaa uu kadhawajiyey in meel wanaagsan ay marayaan qorshaha Milatary ee lagula wareegayo labadan Magaallo oo ay Shabab kusugan yihiin.
"Ciidamadii qaban lahaa Baardheere iyo Buurdhuubo waa diyarsan yihiin, howlgal qorshaysan ayaana lagu qaban doonaa labadaas magaalo ayuu yiri" Diyaad Cabdi Kaliil. Hadii ay bishaan Januray bilowgeeda joogeen qorshaheena ma ahan in ay dhamaystaan, hadii ay isdifaaci karaan ha ha isdifacen”ayuu si adag usheegay Sargaalkan kusugan Gedo. Alshabaab aya lasheegay in Ciidamo Farabadan ay iskugu Geeyeen Baardheere oo ah magalo istiraji u ah oo kamida magalooyink ay kaga xisaabtami jireen Gobolada koofureed.
This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it. Xafiiska Wararka Muqdisho

- Somaliland Minister Rejects Control of Airspace By Somalia Govt
- Somali Government gives green light to the New Deal process launched in Mogadishu today
- Al_Ameriki's Battle: Al-Shabaab Fighters Loyal to Godane Reportedly Kill Al-Amriki
- Rebuilding Somalia: Giving Extremists a Second Chance
- Defense Minister: Nation Can't Afford Weapons
- Rebuilding Somalia: David Cameron Pledges Support Somalia (Video)
- The London Meeting: OPENING ADDRESS BY THE PRESIDENT OF THE FEDERAL REPUBLIC OF SOMALIA
- Rebuilding Somalia: Somali Government adopts new public finance management policy
- IN Somalia: Hospitals See Fewer War Victims
- Somali Government concerned by the worsening situation of Somali refugees in Yemen
- Controversy Over Dismissal of Motion On Somalia-Somaliland Agreement
- Al Amriki Tweets About Al Shabaab Assassination Attempt
- Somali and Kenyan Presidents in bilateral meeting ahead of London Conference
- Prime Minister galvanizes security forces as reforms take hold
- The world will see that Somalia has turned the corner, Prime Minister tells UK Foreign Secretary
- Government Will Not Recognise Jubbaland Conference, Guled Says
- Somalia: Wind Brings Light to Somaliland
- Somalia targets Shell, Eni for oil, gas output-sharing contracts
- Prime Minister calls on security forces and police to bring journalist killer to justice
- Somalia's young army recruits face uphill battle for credibility
- Somalia the yardstick in new deal for conflict-affected countries
- 9 killed by gunman in Kenyan city near Somali border; police blame al-Qaida-allied militants
- STATEMENT BY HASSAN SHEIKH MOHAMOUD, ON BAHAR DAR FORUM FOR SECURITY AND ORGANIZED CRIMES
- Somalia takes major step forward on counter-terrorism
- In Rebuilding Armed Forces, Somalia Faces Challanges
- Iskumilanka Madaxtooyada iyo Baarlamaanka waa Lug iyo Luqun Isi Suran
- Faallo: Nina Hooskiisa Ma Harsado
- Faalo: Wajigabaxii Labaad Ee Dawladu Kala Kulantay Kismaayo Raaskaamboodiyeenteeda! (2)
- Somaliyeey, furrsad weyn ayaa jirto maanta by Ahmed-haadi Muhumad
- Madaxweyne Sh Shariif ma la tabay mise anaa mooday by Farah Warsame
- Hantidii Ummada Laheed Goormaa loo Celin? by Faysal Ahmed
- Somaliarising after two decades of civil war and unrest by Muddassar Ahmed
- What’s the Future forSomalia after August 20 by Axmed Farax
- Adeegsiga Af Qalaad Qiil ma loo Hayaa? by M Aden
- Ninba Dahab Lumay Si u Doondoon-by Kaafi Farey













11:00-11:30






































