Golaha Shuurada Ururka Gelinsoor United Youth Organazation oo kala Fadhigoodii 11 aad kuyeeshay Magalada
Kenya Nairobi(GT)2/1/2013
Golaha Baarlamaanka Ururka Gelinsoor United Youth Organisation ee Fadhigiisu Yahay Magalada Nairobi ee Caasimada Wadanka Kenya oo yeeshay kala Fadhigii 11 ee kulanka Sanadka Cusub iyo warar xiisa leh oo lagasoosaaray.
Golaha Shuurada Ururka Gelisoor united youth organisation oo Maanta shir kuyeeshay Hotelka Manam ayaa sheegay in uu Shirku ku saabsanaa kordhinta Wax qabadka Sanadka Cusub iyo Kashaqeeynta Danaha Bulshada iyo hanuunita Dhalinyarada oo wadada wanaagsan isku kaashata,a Sidookale Golaha Shuurada aya Kubooriyey Bulshada in lasiilabalaabo Dadaalka iyo horumarinta Deegaanka iyo Dadka oo ubahan Waqqabad iyo Wacyi galin dheeraad ah. sikastaba ha ahaatee shirka ayaa ahaa mid saxaafadu dibad joog katahay waxaa halkaas Saxaafada ugu war bixiyay Godoomiyaha golaha Shuurada Mustafe Abdilahi
Gudoomiyaha ayaa sheegay in ay kor dhiyeen Dadaalkooda Waxqabad Sanadka bilowga ah, sidokale wuxuu Gudoomiyaha Golaha baarlamaanku tibaaxay in Qorbajoogta Beesha Moxameed amaan reer Dhaaan aykawada Qeybqaataan Hurumarinta iyo Isku Xirka Bulshada asagoo kunuux nuuxsaday in ay mihiim tahay in Dadku Gacmaha isqabsadaan.
shirkan oo qaatay saacado aad u badan ayaa looga dooday Wax qabadka sanadka Soosocda iyo waxyaabihii lasooqabtay sanadkii tagay
baarlamaanka galinsoor united youth organisation aya sheegay in ay Wafti u direen soo qeymeeyey xaalada Gobolka Galgaduud ayna ka war bixiyeen baahida iyo wixii ay lasoo kulmeen waxaa kaloo baarlamaanku saxaafada u sheegay in uu sanadkaan wax u qaban doono meelo badan Ururka Guyo Sida dhisida adeeg Waxbarasho iyo mid caafimaad intaba.
This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it. Xafiiska Wararka Abdalla Nairobi

Runtii waa hormar fiican in tuulada Qorof laga furo ceel matoor ah.Dadka deegaan ka soo jeedo hurdada ha ka kaceyn.
wabilaahi towfiiqQuote
waa wax lagu farxo lagana Qeyb qaato arinkaasi wana taageersanahay waan kufarxay howshaas dadkii qabtay janada rabi hadin geeyo amiinQuote
Maxaa laqabtay schooladii lama aado sbitaal takhtar ma joogo NgO ma joogo adeegii bulsho ma laha dadkii Waa neceen dhulkaas degi jiray waxay aadeen meela kale mise waa u dhamaatayQuote
- Somaliland Minister Rejects Control of Airspace By Somalia Govt
- Somali Government gives green light to the New Deal process launched in Mogadishu today
- Al_Ameriki's Battle: Al-Shabaab Fighters Loyal to Godane Reportedly Kill Al-Amriki
- Rebuilding Somalia: Giving Extremists a Second Chance
- Defense Minister: Nation Can't Afford Weapons
- Rebuilding Somalia: David Cameron Pledges Support Somalia (Video)
- The London Meeting: OPENING ADDRESS BY THE PRESIDENT OF THE FEDERAL REPUBLIC OF SOMALIA
- Rebuilding Somalia: Somali Government adopts new public finance management policy
- IN Somalia: Hospitals See Fewer War Victims
- Somali Government concerned by the worsening situation of Somali refugees in Yemen
- Controversy Over Dismissal of Motion On Somalia-Somaliland Agreement
- Al Amriki Tweets About Al Shabaab Assassination Attempt
- Somali and Kenyan Presidents in bilateral meeting ahead of London Conference
- Prime Minister galvanizes security forces as reforms take hold
- The world will see that Somalia has turned the corner, Prime Minister tells UK Foreign Secretary
- Government Will Not Recognise Jubbaland Conference, Guled Says
- Somalia: Wind Brings Light to Somaliland
- Somalia targets Shell, Eni for oil, gas output-sharing contracts
- Prime Minister calls on security forces and police to bring journalist killer to justice
- Somalia's young army recruits face uphill battle for credibility
- Somalia the yardstick in new deal for conflict-affected countries
- 9 killed by gunman in Kenyan city near Somali border; police blame al-Qaida-allied militants
- STATEMENT BY HASSAN SHEIKH MOHAMOUD, ON BAHAR DAR FORUM FOR SECURITY AND ORGANIZED CRIMES
- Somalia takes major step forward on counter-terrorism
- In Rebuilding Armed Forces, Somalia Faces Challanges
- Iskumilanka Madaxtooyada iyo Baarlamaanka waa Lug iyo Luqun Isi Suran
- Faallo: Nina Hooskiisa Ma Harsado
- Faalo: Wajigabaxii Labaad Ee Dawladu Kala Kulantay Kismaayo Raaskaamboodiyeenteeda! (2)
- Somaliyeey, furrsad weyn ayaa jirto maanta by Ahmed-haadi Muhumad
- Madaxweyne Sh Shariif ma la tabay mise anaa mooday by Farah Warsame
- Hantidii Ummada Laheed Goormaa loo Celin? by Faysal Ahmed
- Somaliarising after two decades of civil war and unrest by Muddassar Ahmed
- What’s the Future forSomalia after August 20 by Axmed Farax
- Adeegsiga Af Qalaad Qiil ma loo Hayaa? by M Aden
- Ninba Dahab Lumay Si u Doondoon-by Kaafi Farey













11:00-11:30



RSS


































