Ceelbiyoodkii ugu horeeyey abid oo laga hirgashay Deegaanka Qorof
Nairobi Kenya(GT) Waraka Nagasoogaraya Deegaanka Qorof oo
Katirsan ismaamul Goboleedka Somalida Etiopia ee Xaduuda Dhow laleh Dhulka Somaliya ayaa sheegaya in Halkaas laga Hirgashay Ceelbiyood, Riigaan oo horay loogu guuleeystay in biyihiisa latijaabsho aya lasheegaya in hada uu soogaaray Qalabkii loogu Talagalay in biyaha Banaanka uga soosaaro, Qalabka oo lagu wareejiyey Sida wararku sheegayaan odayaal dhaqameed katirsan Dadka Deegaanka isla markaana ay kadhacaday howsha wareejinta degmada Galadi ee Dhulka Somalida Ephiopia. Deegaanka Qorof aya Wuxuu udhayahay Degmada Dhabad oo Qiyaastii ujira 18 KM Dhinaca Waqooyi. Dad Kusugan Degmada Dhabad oo aan Warkaan kahelnay aya nooxaqijiyey Jiritaanka arintaan. Waxa arintaan kaalin weeyn kulaha hirgalinteeda Qorbajoogta Deegaanka Qorof oo ayagu isku xilsaaray sidii Dadka Deegaanka qorof iyo Xolaha nool ay u heli lahayeen Biyo nadiif ah.sidokale waxa kalin kulaha hirgalinta Riigaan Dowlad Gobaleedka Somalida Ephiopia oo iyadu Kudeeqday Matoorka biyaha. Waxa arinkaan Si aad ah usoo dhaweeyey Dadka Kunool Deganka Qorof iyo agagarkeeda ayaga oo kutilmamey Hurumar lagaray. Sikastaba ha ahate waxa Howshaan Dadaal dheer kubixiyey Qorbajoogt deegaanka oo ayagu kubaxshay dadaal dheeraad ah, Waxan Ragii Howshaan ol oleheeda laha kamid ah Cabdirizaq Cabdiraxman Shiikh muxumud iyo Cabdiraxman Muxumud Faaye sidoo kale wax kamid aha asasayasha Howshaan Gabdho aan Marna yareeysan dadalaka ay bixinayeen Kuwaas oo wax Qabad lataaban karo Qabtay loona Bahan yahay in ay kudaydaan Bulshada inteeda kale.
This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it.

waa wax loo baahnaa marhore in laqabto haseyeeshee horay haloo socdo yaan dib loo laaban Quote
- Somalia celebrates the 50th Anniversary of the OAU in Mogadishu
- Prime Minister welcomes progress in parliament and outlines road ahead on Jubaland and Somaliland
- Somaliland Minister Rejects Control of Airspace By Somalia Govt
- Somali Government gives green light to the New Deal process launched in Mogadishu today
- Al_Ameriki's Battle: Al-Shabaab Fighters Loyal to Godane Reportedly Kill Al-Amriki
- Rebuilding Somalia: Giving Extremists a Second Chance
- Defense Minister: Nation Can't Afford Weapons
- Rebuilding Somalia: David Cameron Pledges Support Somalia (Video)
- The London Meeting: OPENING ADDRESS BY THE PRESIDENT OF THE FEDERAL REPUBLIC OF SOMALIA
- Rebuilding Somalia: Somali Government adopts new public finance management policy
- IN Somalia: Hospitals See Fewer War Victims
- Somali Government concerned by the worsening situation of Somali refugees in Yemen
- Controversy Over Dismissal of Motion On Somalia-Somaliland Agreement
- Al Amriki Tweets About Al Shabaab Assassination Attempt
- Somali and Kenyan Presidents in bilateral meeting ahead of London Conference
- Prime Minister galvanizes security forces as reforms take hold
- The world will see that Somalia has turned the corner, Prime Minister tells UK Foreign Secretary
- Government Will Not Recognise Jubbaland Conference, Guled Says
- Somalia: Wind Brings Light to Somaliland
- Somalia targets Shell, Eni for oil, gas output-sharing contracts
- Prime Minister calls on security forces and police to bring journalist killer to justice
- Somalia's young army recruits face uphill battle for credibility
- Somalia the yardstick in new deal for conflict-affected countries
- 9 killed by gunman in Kenyan city near Somali border; police blame al-Qaida-allied militants
- STATEMENT BY HASSAN SHEIKH MOHAMOUD, ON BAHAR DAR FORUM FOR SECURITY AND ORGANIZED CRIMES
- Iskumilanka Madaxtooyada iyo Baarlamaanka waa Lug iyo Luqun Isi Suran
- Faallo: Nina Hooskiisa Ma Harsado
- Faalo: Wajigabaxii Labaad Ee Dawladu Kala Kulantay Kismaayo Raaskaamboodiyeenteeda! (2)
- Somaliyeey, furrsad weyn ayaa jirto maanta by Ahmed-haadi Muhumad
- Madaxweyne Sh Shariif ma la tabay mise anaa mooday by Farah Warsame
- Hantidii Ummada Laheed Goormaa loo Celin? by Faysal Ahmed
- Somaliarising after two decades of civil war and unrest by Muddassar Ahmed
- What’s the Future forSomalia after August 20 by Axmed Farax
- Adeegsiga Af Qalaad Qiil ma loo Hayaa? by M Aden
- Ninba Dahab Lumay Si u Doondoon-by Kaafi Farey













11:00-11:30



RSS


































